Ujeeddooyinka Qodobbada Tusaalaha

Ujeeddooyinka. Ujeeddooyinku waxay bixiyaan qaabka iyo hoggaanka qorshaha guri dejintu.Waxay dadka kucaawiyaan sidii loo sharxi lahaa dhammaan qaybaha Heshiiska Guri dejinta, ay kujirto balanqaadyada iyo aasaaska kabixida. Waxay nagu hagayaan horumarka mustaqbalka ee nidaamka keenida adeega.
Ujeeddooyinka. Ujeeddada ugu muhiimsan ee Heshiiska Guri dejintu waa in uu aqoonsado, baaritaan iyo qiimayn macquul u ah xubnaha dabakhyada, kadibna bixiyaan adeegaha Isku duubka ay lajirto Adeegaha Xoog saarida ee lasiiyo xubnaha dabakhyada u qalma una baahan adeegahaas. Heshiiska Guri dejintu waxay kaloo leedahay ujeeddooyin kale oo muhiim ah. Isku duubka ay lajirto Adeegaha Xoog saarida waxaa laga bixin doonaa gobolka oo dhan.Adeegaha waxay ahaan doonaan kuwo wakhti kuxiran. Waxaana jiri doona adeego kufilan si loo buuxiyo dalabku.Adeeguhu waxaa loo keeni doonaa qaab waxtar leh, wax qabadkana waxaa lagu qiyaasi doonaa daliil. Adeeguhu waxaa laga dhigi doonaa mid keli keli ku ah baahida xubin kasta oo dabakhyada dadka katirsan. Adeeguhu waxay ku habboonaan doonaan qaabka barnaamijka Isku duubkaay lajirto Adeegaha Xoog saarida. Keenida adeeguhu waxay raaci doonaan qaanuunka daryeelka Caafimaadka gobolka iyo dowlada dhexe iyo xeerarka. Xubnaha dabakhyada kuwaas oo diiday adeegaha waxaa loo sheegi doonaa in ay xaq u leeyihiin in ay codsi soo qortaan, waxayna yeelan doonaan dhegaysi maxkamadeed kahor xukunka cadaalada ah. Wakaaladaha u adeega-caruurta iyo deeq bixiyaasha ayaa isku duwi doona taageerida ay siinayaan xubnaha dabakhyada. Middaana waxay horumarin doontaa wax qabadka adeegaha sidoo kale waxay hormarin doontaa natiijooyinka qoysaska iyo dhallinyarada. Isku duwidu waxay yarayn doontaa kala go'a adeegaha loogu talo galay xubnaha dabakhyada, fogayn doontaa kala qaybinta iyo wakhti luminta, iyo qiimo jabka; Waxaa jiri doona waxbarasho, tababar, carbis iyo ilaalin adeegyo bixiyaasha la ilaaliyo, dhalinyarada iyo qoysaskoodaba. Wakaaladaha u adeega-caruurta, dhallinyarada iyo qoysaska, iyo kuwo kaleba waxay isula shaqayn doonaan wada jir si ay u qaataan go'aano kusaabsan sida isbedelada kudhaca Heshiiska Guri dejinta loo fulin lahaa. Middaana waxaa lagu magacaabaa “qaab dhismeedka xukunka” ay u dhisantahay Heshiiska Guri dejinta. Heshiiska Guri dejintu wuxuu keeni doonaa isbedelo taas oo yaraynaysa isbitaal dhigida iyo howlaha guriga-dibadiisa-ah. Gelida Adeegaha Isku duubka Xoog saarida hoos timaada Heshiiska Guri dejinta waxay kucaawinaysaa caruurtu in ay ammaan ku ahaadaan, guriga, iyo horumarka dugsiga; kafogaanta gelida denbiga fudud ee kadhaca dhallinyarada; kor u qaadaan horumarka dhallinyarada; kadibna gaarsiiyaan heerka ugu sareeya xubnaha dabakhyada’ kobcid suurto gal ah oo caafimaad iyo isku filnaan dadka waawayn ah.