Waxaad is af garan waayga u sheegtaa shaqaalaha iskoolka degmada Qodobbada Tusaalaha

Waxaad is af garan waayga u sheegtaa shaqaalaha iskoolka degmada. Tallaabada ugu horreysa ee lagu xalinayo is afgaran waayga, waxaad la xiriiri kartaa Diritoorka iskoolka, Maamuulaha Waxbarashada Khaaska ah ama Kormeeraha Guud (Superintendent) si aad caawin u weydiisato. Waxaa fiican inaad warqad u qorto sharraxeysa xaalada aad ka sheeganayso.