Xeerkaan waxa uu qabanayaa. • Dadka dagan Maine ee qaata daryeelka degdega ah ama daryeelka kale ee caafimaad ahaan Muhiimka ah sida lagu go'aansho fikirka caafimaadka ee dhakhtarka ayadoon laga eegayn xaalada dhaqaale ee bukaanka, iyo cidda buuxinaysa shuruudaha hoos ku qoran.• Dadka aan daganayn Maine ee doonaaya daryeelka degdega ah buuxshana shuruudaha hoose ku qoran.