Waa maxay Isku Xirka Qoyska-Dugsiga
Waa maxay Isku Xxxxx Xxxxxx-Xxxxxxx
(Family-School Compact)?
Taageeridda Iskaashiga
Madison Elementary
Heshiiska Qoyska-Dugsiga Title I ee Kasbashasdu waa heshiis ay waalidiinta, ardayda iyo macalimiintu xxx xxxx saaraan. Wuxuu sharxaa sida waalidiinta iyo macalimiintu ay uga wada-shaqayn doonaan hubinta ardayda oo dhan inay helaan taageerada qof-calaa- qofka ah ee ay u baahan yihiin si ay u gaadhaan ugana saramaraan heerka waxbarashada fasalka.
Madison Elementary waa dugsiga Title 1 Iskuulka oo Dhan ah. Hadafka barnaamij Title 1 Iskuulka oo Dhan ah waa hubinta in ardayda oo dhan, gaar ahaan ardayda liidata, muujiyaan aqoon iyo heerar sare oo kasbasho waxbarasho ah.
Himilada Degmada 742
Xxxxxxx Xxxxxxxxxxxx waa abuurista jawi badbaado iyo daryeel iyo dhaqan kaasi oo aanu ugu diyaarino, ku hawlgalino, wax ku xxxxx, ku xoojino, oo ku dhiirigalino dhammaan ardayda iyada oo la kaashanayo bulshada ku hareeraysan si aan ugu guulaysano bulshada maanta iyo tan berriba.
YoolashaAhdaafta Dugsiga
Akhriska: Dayrta 2023, boqolkiiba ardayda fasalka 3, 4, & 5aad ee gaarta ama saramarta halbeegyada heerarka wax akhriska Minnesota ayaa waxay ka kordhayaan 31.6% oo ay gaarayaan 59.9% sida uu cabiro Reading MCA III.
Xisaabta: Dayrta 2023, boqolkiiba ardayda fasalka 3, 4, & 5aad ee gaarta ama saramarta halbeegyada heerarka wax akhriska Minnesota ayaa waxay ka kordhayaan 29.6% oo ay gaarayaan 63.2% sida uu
Hawlaha lagu Taageero Iskaashiga
Maalmaha Booqashada Qoyska
Agoosto 23 & 24
Xxxxxxxx Xxx Xxxxxxxxx
Agoosto 31 & Sebtember 6
Shirarka Waalidka Macallinka ee Ardaydu Hogaaminayso
• Nofeembar 10 & 17, 3-7 p.m.
• Febraayo 2 & 9, 3-7 p.m.
Ku Soo Dhawaada Bikiniga
• Sebtember 22, 5:30-7 p.m.
Habeenka Xisaabta ee Qoyska
• Oktoobar 13, 5:30-7 p.m.
Habeenka STEM ee Qoyska
• Diisambar 8, 5:30-7 p.m.
Xxxxxxxx Xxxxxxxx/Akhriska Qoyska
• Febraayo 28, 5:30-7 p.m.
War Isgaadhsiinta Kusaabsan Barashada
Madison Elementary waxa ka go’an gaadhsiinta si joogto ah qoysaska loo gaarsiiyo wixii kusaabsan barashada ilmahooga. Qaar kamid ah qaababka waalidiintu fili karaan inay ku helaan war isgaadhsiinta waxa kamid ah:
• Faylasha Isgaarsiinta Maalin xxxx Iskuulka/Guriga
• Wargeyska Dugsiga Bilaha ah
• Ajandaha/Qorsheyaasha Fasalada 2-5
Su’aalaha? Waalidiintu waxay la xidhiidhi karaan macalinka ilmahooga si ay u hubiyaan horumarka ardyda.
Title I
Isku Xirka Qoyska- Dugsiga ee Guul Gaaridda ee
Xxxxxx Xxxxxxxx Xxxxxx Xxxxxxx
2022-23
cabiro Math MCA III.
0000 0xx Xx X, Xx. Cloud
000-000-0000
Xxxxx Xxxxxxx, Maamulaha xxxxx.xxxxxxx@xxx000.xxx 000-000-0000
Dugsiyada Degmada 742 waxay kala shaqeeyaan ardayda iyo qoysaska taageerista guusha ardayda ee xagga akhriska iyo xisaabta. Marka la xxxxx Xxxxxxx, qaar kamid ah isku-xidhayaasha muhiimka ah ee qoysaska waxa kamid ah:
Macluumaadka website-ka degmada iyo iskuulku waxay taageeraan oo ay dardargeliyaan waxbarashada ardayda waxayna diyaar ku yihiin xxx.xxx000.xxx.
Kooxda Minnesota Reading Corps waxay bixisaa caawimo fool-ka-fool ah oo la siiyo ardayda fasalka koowaad.
ADSIS (Alternative Delivery of Specialized Instructional Services) waxay bixisaa taageero koox yar oo dheeraad ah xagga akhriska ah.
AVID (Advancement Via Individual Determination) waa barnaamij koolejka u diyaariya oo ka caawiya ardayda in ay dhistaan xirfadaha ay u baahanyhihiin si ay guul uga gaadhaan koolejka.
ALEKS (Goobaha Qiimaynta iyo Barashada Aqoonta) waa barnaamij aad la qabsankarto dhanka barashada oo ardayda loogu talagalay
Qaadashada layliga akhriska iyo xisaabta. Waa kuwan dhawr fikradood oo taas kaa caawinaya. Qoysasku waxa dhici karta inay hayaan fikrado kale si liiska loogu daro.
Imoow habeenada madadaalada oo ka qayb qaado howlaha iyo qorshe yaasha si loo horumariyo waxbarashada ardayda
Ilmahaaga la akhri maalin kasta. PAKRAT (Parents and Kids Reading A-Lot Together) oo ah barnaamijka waalidka iyo ilmaha oo isla akhriya wax badan waxay ay bixisaa buug cusub maalinkasta oo iskuul jiro si ay ardaydu guriga ugu qaataan oo ay 20 daqiiqo u akhriyaan.
Ku raaxeysta xisaabta. Isticmaal alaabta laga helo guriga si aad u sahamisaan xisaabta, iyo websaydka iskuulka.
Ku ciyaar geemka erayada eray-bixinaha cusub erayadooda oo hel qaabab loogu isticmaalo erayadan wada-sheekaysiyada qoyska.
Xog-ogaal ahaw adigoo raadinaya joornaalka dugsiga oo booqonayana boga internetka ee dugsiga si joogto ah.
Ku xirmo wixii macluumaad ah ee jira ee ku saabsan waxbarashada dhanka kombiitarka sida Symbaloo. Guji meesha ay ku qorantahay Student Connect ee bogga iskuulkaaga.
Ku dhiiri geli oo ku taageer in teknoolojiyada loo isticmaalo dhanka waxbarashada. U isticmaal teknoolojiyada in aad kor ugu qaadaan waxbarashada iyo aqoonta ilmahaaga. Daawo baritaan xxxxxx internetka ah si aad u barato Seesaw iyo Google Classroom.
Ardaydu waxa dhici karta inay doonaan isku-dayga fikradaha so socda si ay xidhiidh ugu sameeyaan ku barashada guriga iyo dugsiga:
Ilmahaaga kala hadal waxa ay ku baranayaan xisaabta, akhriska iyo maaddooyinka kale.
Guriga keenaan warsidayaasha iyo ogaysiisyada kusaabsan habeenada madadaalada iyo xafladaha qoyska.
Ku hayaan diiwaan geemyada ay ku ciyaaraan guriga si ay ugu layliyaan erayada eray-bixinaha cusub iyo xisaabta.
Ka faa’idayso qaar kamid ah isku xirayaasha (links) waxbarasho ee laga heli karo boga internetka ee dugsiga marka ay haystaan wakhtiga shaashadda.