Other/Miscellaneous Agreements Sample Contracts

CIWAANKA XEERKA/HABRAACA: Xeerka Kaalmada Dhaqaalaha SHIRKADA: ☒ CMHC ☒ CMMC ☒ CMMG☒ BRIDGTON HOSPITAL ☒ RUMFORD HOSPITAL☒ BOLSTER HEIGHTS ☐ RUMFORD COMMUNITY HOME☒ ELSEMORE DIXFIELD ☒ SWIFT RIVER FAMILY MEDICINEDAWADA QOYSKA QAYBTA:Maamulka...
Economic Assistance Agreement • October 18th, 2023

XAJMIGA Xeerkaan waxa uu qabanayaa dhammaan xarumaha, shaqooyinka, shirkadaha, iyo adeegyadaShirkada Daryeelka Caafimaadka ee Bartamaha Maine (Central Maine Healthcare Corporation, "CMH") iyo dhammaan shaqaalaha CMH. UJEEDADA Central Maine Healthcare (“CMH”) waxay caawimaad dhaqaale siisaa adeegyada degdega ah iyokuwa caafimaad ahaan muhiimka ah oo lagu bixiyay goob bukaan socod ama bukaan jiif oo lagu baxshay qaab cadaalad ah, siman, qadarin leh oo higsi leh lana siiyay bukaannada aan lahayn caymiska ama aan caymis ku filan haysan. Bixinta caawimaad dhaqaale waxay waafaqsan tahay, ku habboon tahay ayna muhiim u tahay buuxinta shaqadeena, yoolkeena iyo mabaadii'deena. Xeerkaan waxa uu ka hadlayaa Caawimaada Dhaqaalaha wuxuuna taageerayaa dadaalka CMH ee bixinta helitaanka daryeelka badqabka leh, la isku halayn karo, tayada badan oo la siinaayo bukaan kasta, maalin kasta. QEEXITAANNADA Cadadka Caadiyan Laga Qaado Bukaanka (AGB): Cadadka Caadiyan Laga Qaado Bukaanka eedaryeelka degdega

HGHUDO )LQDQFLDO ,QVWLWXWLRQV ([DPLQDWLRQ &RXQFLO
Federal Financial Institutions Examination Council • March 10th, 1999

7KLV UHSRUW LV UHTXLUHG E\ ODZ˛ 12 8.6.&. ƒ324 (6WDWH 7KLV UHSRUW IRUP LV WR EH ILOHG E\ EDQNV ZLWK GRPHVWLF RIILFHV PHPEHU EDQNV)° 12 8.6.&. ƒ1˙1ˆ (6WDWH QRQPHPEHU EDQNV)° RQO\. %DQNV ZLWK IRUHLJQ RIILFHV (DV GHILQHG LQ WKH DQG 12 8.6.&. ƒ1ˇ1 (1DWLRQDO EDQNV). LQVWUXFWLRQV) PXVW ILOH )),(& O31.

Qoraal ihtimaansiin u ah Koriyeyaasha
Masuuliyadda Waalidnimadda • March 10th, 2023

Markaad la wareegtid fulinta Masuuliyadda Waalidnimadda waxaa buuxinaysaa waajibaadka Muwaadinka saaran. Waxaad la wareegaysaa shaqo iskaa wax u qabso ah, kaa soo aad u qabanaysid si damiir fiican leh iyo masuuliyad leh kaa soo si gaar ah u xiisaynayo fulinta danaha ilmaha masuulka laga yahay.

SHARCIGA IIBKA IYO QANDARAASYADA QARANKA
Sharciga Iibka Iyo Qandaraasyada Qaranka • August 14th, 2022

Sharcigani wuxuu beddelayaa dhammaan shuruucdii hore ee Qandaraaska iyo Iibka ee la xiriira Habraaca Maaliyadda iyo Xisaabaadka ee ku soo baxay sharci dawladeedka tirsigiisu yahay 02 soona baxay Desember 29, 1961 iyo xeerarka tirsigoodu kala yahay 317, iyo 318 soona baxay 17kii iyo 18kii December 1962 sidey isugu xigaan.

SHARCIGA XISBIYADDA SIYAASADDA
Political Party Law • September 7th, 2016

Sharcigan wuxuu qeexayaa diiwaangelinta, maalgelinta iyo dhammaan shuruucda lagu dhaqayo xisbiyada siyaasadda ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya

Sharciyada Federaalka
Federal Laws • June 6th, 2011

Sharciyada federaalka ama qaanuunada, waxaa sameeyo Kongareeska Mareykanka si loo badbaadiyo muwadiniinta waddankaan.

Barlamaanka Federaalka: Afkaa Juuqda
Gabay • May 24th, 2024
  • Contract Type
  • Filed
    May 24th, 2024

Barlamaanka ma laha dad u madaaharaadaaya; casharkaan ha barteen xildhibaanada, samayso taageerayaal: ka shaqee danahooda, ceelal, iskoolo, xarumo caafimaad, danahooda siyaasadeed, masuul u noqo, maxaa kaloo tahay ? Xildhibaanda arrintaan waa ka gaabiyeen, bacdina af-gambigooda waa laga gaabiyay.

Waa maxay Isku Xirka Qoyska-Dugsiga
Family-School Compact • October 10th, 2022

Heshiiska Qoyska-Dugsiga Title I ee Kasbashasdu waa heshiis ay waalidiinta, ardayda iyo macalimiintu soo wada saaraan. Wuxuu sharxaa sida waalidiinta iyo macalimiintu ay uga wada-shaqayn doonaan hubinta ardayda oo dhan inay helaan taageerada qof-calaa- qofka ah ee ay u baahan yihiin si ay u gaadhaan ugana saramaraan heerka waxbarashada fasalka.

Waa Maxay Isku Xirka Qoyska- Dugsiga (Family- School Compact)?
Family-School Compact • October 31st, 2023
Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha
Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha • March 14th, 2023

• Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ku tilaabsatay isbeddelo ay ku abuureyso xasilooni, horumar dhaqaale iyo mid bulsho ee waara;

Ujeedo
Safety Agreement • December 14th, 2021

hawlaha sayniska yaa laga yaabaa inay leeyihiin khataro suurtagal ah. Waxaan isticmaali doonaa qaar ka mid ah qalabka iyo xayawaanka oo laga yaabo inay khatar yihiin hadii aan si haboon loo farsamayn. Badbaadada fasalka sayniska waa qayb muhiim ah oo ka mid ah habka sayniska. Si loo hubiyo in isticmaalka qalabka ee fasalka badbaado ahaado ama sayf, liis sharci ah yaa la sameeyay waxaana loo yaqaan kunturaada Badbaadada Sayniska. Xeerarkan waa in la raaco.

Sharciga
Legal Information • February 12th, 2013

Sharciga UK ma ogola in gabdhaha iyo dumarka wadankan degan loo kaxeeyo wadankale oo lasoo gudo. Sidoo kale waxaa danbi ah in la caawiyo qofka wax gudaya ama dhoofinta gabadha lasoo gudayo.

Caawi dhibannayaasha lagu xad gudbay
Dhibannayaasha Lagu Xad Gudbay • January 20th, 2016

Falal badan oo xad gudubyo ah ayaa loogu gaystaa dadka guryahooda, iyo haddii ay yihiin taajiriin ama sabool uma lahan kala duwanaansho

Banaadir, Hiiraan-Shabeelaha Dhexe Kama Qaybgalayaan Madasha Qaran
Madasha Wadatashiga Qaran • April 5th, 2023

Wararka ka imaanaaya meelo kala duwan waxay farta ku fiiqaayaan in Madasha Wadatashiga Qaran ay ka qaybgalayn Banaadir, Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, ayadoo laga yaabo lacagta meesha ku baxaysa inay bixiso Banaadir.

Tilmaamaha Sheegashada
Safety Leave Application Guidelines • April 29th, 2022

Si aad ugu qalanto fasax badqabka leh, waa in aad soo dirtaa caddayn caddaynaysa in adiga, ilmahaaga, ama kugu tiirsanahaaga inaad tihiin kuwo ka badbaaday faraxumayn galmo, rabshadaha qoyska, dhibaataynta, dambiyada eexda, ama dabagalka. Waa inaad keentaa mid ka mid ah dukumeentiyadan soo socda:

Heshiis Dhexemaray Kismaayo Iyo Xamar, dhisidda Xoogga Dalka
Heshiis Amni • March 14th, 2023

Maamulka Jubba Iyo DFS oo gaaray heshiis xagga amniga ah; kaa soo khuseeya dhisidda ciidan Qaran oo isku dhafan, dheelitiran; ciidanka an waxaa laga soo qoraayaa gobolada Jubooyinka iyo Gedo.

Xasuusin iyo sheegasho dayn qasab ah
Debt Reminder and Collection Notice • February 10th, 2021

Markii ay kuu timaado qaansheegasho( Faktura) ka timid degmada Karlskrona waxaad haysataa 30 maalmood inaad ku bixisid. Hadii aad seegtid bixitaanka lacagta waxaad ka helaysaa degmada warqad xasuusin ah toban maalmood ka dib marka ay qaansheegashada waqtigu ka dhaco.

Codsiga Shahaadada Dhalshada
Shahaadada Dhalashada • March 19th, 2018

Sharcigu wuxuu kaa doonayaa inaad bixiso macluumaad si aad u dalbato shahaadada dhalashada, Sharciyada Minnesota, qaybta 144.225, qaybta 7aad, iyo Xeerarka Minnesota, qaybta 4601.2600. Waxay ka soo horjeedaa sharciga si loo siiyo macluumaad been ah si loo helo shahaadada dhalashada. Waxaa dhici karta in lagugu ciqaabayo ganaaxyada, waqtiga xabsiga ama labadaba. Sharciyada Minnesota, qaybta 144.227 iyo qaybta 609.02, qayb-hoosaadka 3 iyo 4.

Gacaliye waalid
N/A • August 15th, 2018
  • Contract Type
  • Filed
    August 15th, 2018

Ilahaagu waxaa xaqiiqdii dhameystirey tartankii baskeelka isaga iyo ardeyda fasalkiisa. Waxay ku bartan halkan sharciyada baaskeelka, iyo iyadoo laga qaaday imtixaan kooban. Waxay ku wadeen baaskeelka jidadka, iyagoo dusha iskala socda si ay u arkaan, in ay nabad qab ku wadaan wadooyinka.

Placement Agreement
Placement Agreement • March 26th, 2019

CUNUGA(CARRUURTA) / DHALLAANKA LA MEELAAYAY TAARIIKHDA DHALLASHADA Waxaa lagu meeleeyay: Daryeelayaasha waa la-hawlgalayaal qiimo u leh Waaxda Carruurta, Dhallinyarada, Qoysaska (DCYF) iyo qoyska cunuga si loogu guulaysto meelayn tayo leh, ammaan ah oo loogu talogalay carruurta / dhallinyarada u baahan daryeelka guriga ka baxsan. Wanaagga carruurta / dhallinyarada ku jirta daryeelka guriga ka baxsan waxaa sida ugu fiican bixiya war- isgaarsiin furan iyo xiriir shaqo wanaagsan oo u dhaxeeya daryeelaha, waalidiinta iyo DCYF.Heshiiskan Meelaynta waxaa uu bixiyaa macluumaad muhiim ah oo lagama maarmaan ah si loo hubiyo bedqabka iyo wanaagga cunuga gurigaaga lagu meelaayay. Macluumaadka ku saabsan carruurta / dhallinyarada ama qoysaskooda waa qarsoodi oo waa in kaliya lala wadaago dadka sida tooska ah ugu lug leh qorshaha kiiska. Kala tasho Shaqaalaha Kiiskaaga loo xilsaaray caawimo ku saabsan in macluumaadka lala wadaago dadka kale. Heshiiskani wuxuu kaa caawin

iyo
Loan Agreement • October 27th, 2022

Barnaamijka qalabka daynta waxa loogu talogalay in lagu horumariyo guusha ardeyga iyadoo la balaadhinayo oo kor loo qaadaayo isticmaalka tiknoolajiyada, awoodaha wada-shaqeynta, iyo hal-abuurka ardeyda waxbarashadooda.

FURIIN AY CARUURI WEHELISO: Maxaad ku samaynaysaa Foomamka Maxkamada
Foomamka Maxkamada • July 29th, 2015

• Teebgaree ama u daabac si nidaamsan. Nooca foomka la buuxin karo waxaa laga heli karaa website kaayaga ee http://courts.maine.gov/fees_forms/forms.

Dumarka oo dhan.
Family Law • April 17th, 2009

Xogwarrankan waxaa idiin soo diyaariyey Guddiga Muslimiinta Dumarka Kanada [Canadian Council of Muslim Women (CCMW)] si uu dumarka Muslimiinta ah u siiyo warbixin kooban oo ku aadan xeerka qoyska ee gobolka Ontario sida uu u quseeyo bulshada Muslimiinta ah. Waxaan isku dayeynaa in aan ka jawaabno su’aalaha ugu muhimsan oo ku saabsan sida shareecada Islaamka loogu isticmaali karo xallinta khilaafaadka qoyska kolka la joogo Kanada.

FOOMKA XISAAB CELINTA CASHUURTA DAKHLIGA SHAQADA
Foomka Xisaab Celinta Cashuurta Dakhliga Shaqada • November 15th, 2018

Xogta guud ee la bixinayo 1. Muddada Cashuurta (Bisha) 2. Muddada Warbixinta 1-da ilaa 15-ka bil kasta Tilmaamaha: Loo shaqeeyauhu waa inuu buuxxiyo isla markaana u gudbiyo Xafiiska Cashuuraha Berriga xisaab celinta billaha ah ee dakhliga shaqada ee la reebay 15 cisho gudahood oo bilaabmaysa kolka muddadu dhamaato. Fadlan si fiican uu akhri meelaha la buuxinayo ka hor iyo inta aad buuxbuuxinaysid foomkan isla markaana ku lifaaq dukumentiyada loo baahan yahay si xisaab celinta si dhakhso ah looga shaqeeyo. Waxa la mutaysanaya ganaaxyo haddii aan la soo gudbin xisaabcelinta cashuurta, haddii lala habsaamo, ama xisaab celin been ah ila soo gudbiyo (faqradaha 16, 17 iyo 19 ee Xeerka Dakhliga 72/2016). Qaybta A: Faahfaahinta Cashuur bixiyaha A1. Magaca buuxa ee Cashuur bixiyaha A2. Magaca Ganacsiga (haddii uu ka duwanyahay Magaca Cashuur bixiyaha) A3.TIN A4. Cinwaanka Ganacsiga (Degmada) A5. Tuuladda A6. Lamberka Mobile-ka A7. Cinwaanka emaylka A8. Nidaamka Cashuurta Cas

Taageero dheeraad ah oo bilaash ah hel waqtiyada go'ista korontada.
Support Services Agreement • March 16th, 2016

Waxaan annagu nahay dadka daryeela siligyada iyo xarkaha korontada u keena bulshooyinka ku kala baahsan waqooyiga Skotland iyo bartamaha koonfurta England. Annagu ma nihin shirkadda kuu soo dirta biilasha korontada – waxay shaqadayadu tahay in

TUSMADA
Anti-Money Laundering and Counter-Terrorism Financing Law • March 27th, 2017
HESHIIS U DHEXEEYA SOOMAALIYA IYO TURKEY KUNA SAABSAN WADA SHAQEYNTA DHANKA CAAFIMAADKA IYO AQOONTA CAAFIMAADKA
Health Cooperation Agreement • October 4th, 2024

Xukuumadda Jamhuuriyadda Turkiga iyo Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya (oo noqonayo dhinacyada heshiiskan)

JAMHUURIYADA SOMALILAND
Xeerka Kufsig Iyo Xadgudubyada Jinsiga • March 14th, 2023
KABITAANKA DHAQAALE EE DARYEELKA CARRUURTA
Child Care Subsidy Programs • November 8th, 2024

Hagahan waxa uu bixinayaa macluumaadka kusaabsan lacag bixinta sheegashada kabitaanka dhaqaale ee daryeelka carruurta iyo lacagta bixiyayaasha Family, Friend, and Neighbor (Qoyska, Saaxiibka, iyo Deriska, FFN)/Guriga-Dhexdiisa/ Qaraabada. Hagahan waxaa soo saaray oona dhawray Department of Children, Youth & Families (Waaxda Carruurta Dhalinyarada & Qoysaska, DCYF) ee Gobolka Washington. Ka Wac Bixiyaha Leenka 1-800-394-4571 haddii aad

KA QAYB QAATAHA YAREEHESHIISKA KA QAYB QAADASHADA ISTICMAALAHA
Participation Agreement • August 15th, 2019

wuxuu hirgalayaa taariikhda(“Taariikhda la fuliyo”), ee la galay ee u dhaxaysaShirkada Dhijital Baromeys (Digital Promise) (“Deeq-bixiyaha”) iyo (waalidka ama mas'uulka ilmaha yar ee ka qaybqaadanaya Barashada Barnaamijka Cusub ee Verizon (Verizon Innovative Learning) ("Qofka Yar")kaasi oo loo tixraacayo ama loo tixgelinayo "isticmaalaha" ama 'adiga' ama 'Idinka') si wadajir ah loogu tixraaco ama loo yaqaan“dhinacyada heshiiska”.

Contract
Political Agreement • November 24th, 2021

Sannadkan, dibudhaca xeeladaysan ee ay ku kaceen kuwa hoggaaminaya geeddi-socodka doorashooyinka, xildhibaannada aqalka sare

Xarunta PACER waxay ku dhiirigelisaa waalidiinta inay marka hore isku dayaan xallinta khilaafaadka, iyago la wadaagaya welwelka ku saabsan adeegyada waxbarasho ee Barnaamijka Waxbarashada Gaarka ah (IEP) ee ilmahooda maamulaha kiiska (IEP case...
Conflict Resolution Guidance • July 27th, 2023

Si aad wax uga ogaato fursadaha kale ee xallinta khilaafaadka Minnesota, eeg daabacaadda xarunta PACER ee Xulashada Xalinta khilafaadka ee Minnesota: Kulamada waxbarashada gaarka ah oo

Contract
Pandemic Unemployment Assistance Application • August 25th, 2021

CODSIGA HORE EE CAAWIMAADA SHAQO LA'AANTA AAFADA Kani waa codsigaaga hore ee Caawimaada Shaqo La'aanta Aafada (Pandemic Unemployment Assistance, PUA). Tilmaamo ku saabsan sida loo buuxiyo iyo sida loo soo gudbiyo codsiga waxaad ka heli kartaa boggeena CARES (Coronavirus Aid, Relief, and Economic Security) Act ee ah unemployment.oregon.gov. Fadlan xaqiiji inaad buuxiso guud ahaan foomka. Haddii aad ku guuldareysato inaad buuxiso foomka waxaa ka dhalanaaya daahitaan ku yimaada hawsha codsigaaga. Codso adoo isticmaalaya magaca hadda ku yaala faylka Social Security Administration. Soo gudbi keliya hal codsi, soo gudbinta dhowr codsi waxay daahinayaan hawsha. Haddii aan ogaano inaad u qalanto PUA, sharciga federaalka wuxuu dhigayaa inaad natusto dukumiintiyo muujinaaya caddeynta shaqada aad ka shaqeyso ama shaqada aad adigu leedahay. Waa inaan helnaa macluumaadkaan 21 maalmood gudahood oo ka bilaabanaysa taariikhda codsigaaga. Si aad u ogaato macluumaad badan oo ku saabsan caddeymaha shaqad

Homecare Worker (HCW) Provider Enrollment Application and Agreement
Homecare Worker Provider Enrollment Application and Agreement • November 16th, 2022

Homecare Worker (HCW) Provider Enrollment Application and Agreement Codsiga Diiwaan gelinta Shaqaalaha Bixiya Daryeelka Guriga (HCW) iyo Heshiiska This Homecare Worker (HCW) Medicaid Provider Enrollment Application and Agreement explains how to do the following Codsigan Diiwaan gelinta Shaqaalaha Bixiya Daryeelka Guriga (HCW) ee Medicaid ayaa sharraxaya sida loo sameeyo waxyaabaha soo socda • Enroll as a provider with the Oregon Department of Human Services (ODHS) Aging and People with Disabilities (APD) Program and set out HCW compliance obligations La iskugu diiwaan geliyo daryeel bixiye ahaan lala leeyahay Waaxda Adeegyada Dadweynaha ee Oregon (ODHS) Barnaamijka Dadka Waayeelka iyo Naafada ah (APD) oo la bilaabaa uhoggaansanaanta waajibaadka HCW • Update enrollment information, and Cusbooneysiinta macluumaadka diiwaan gelinta, iyo • Receive a provider number. Helitaanka lambarka daryeel bixinta. Note: Providers must have a provider number to be paid for providing services to

Waa maxay Isku Xirka Qoyska-Dugsiga
Family-School Compact • October 12th, 2022

Heshiiska Qoyska-Dugsiga Title I ee Kasbashasdu waa heshiis ay waalidiinta, ardayda iyo macalimiintu soo wada saaraan. Wuxuu sharxaa sida waalidiinta iyo macalimiintu ay uga wada- shaqayn doonaan hubinta ardayda oo dhan inay helaan taageerada qof-calaa-qofka ah ee ay u baahan yihiin si ay u gaadhaan ugana saramaraan heerka waxbarashada fasalka.