Caawi dhibannayaasha lagu xad gudbay
Caawi dhibannayaasha lagu xad gudbay
Qof kasta wuxuu noqon karaa dhibane lagu xad gudbay, xaataa adiga.
Falal
badan oo xad gudubyo ah ayaa loogu gaystaa dadka guryahooda, iyo
haddii ay yihiin taajiriin ama sabool xxx xxxxx kala duwanaansho
Xad
gudubku dhammaanteen xxx xxx khuseeyaa
Sharciga
ayaa ka xakameeya qof kasta xad gudubka
Sharciga dawlad
goboleedyada: xad gudubku nooc kasta ha ahaadee waa sharci darrro
Noocyada
xad gudubyada waxaa ku kira, tusaale ahaan
- Dhaawac jidheed
(jidhka qofka oo la dhaawaco ama waxyeelo la gaadhsiiyo)
-
Ceebayn
- kufsi
Taas
macnaheedu waa iyadoo qof kugu qasbay galmo wadaag adigoon raalli ka
ahayn (doonaynin).
iyadoo
gabi ahaantaadaba qof kale ku kaantaroolay
La
bakhsay iyo nacasnimo xaadhida
Taas
oo macnaheedu yahay in lagugu aflagaadooday iyo in qof kale ku
quudhsanayo
ama qof kale six un kuula dhaqmay iyadoo uuna gacanta ku saarin.
loo
dhaartay
Waan ku caawin karnaa!
Mar
walba wuxuun baa la sameeyaa si loo daaweeyo xadgudubka
Haddii
aad tahay dhibane xad gudub, waxaad xaq u leedahay xakamayn,
badbaadin xxx xxxxxxxxx.
Waa muhiim inaad raadsato caawimaad xaataa haddii ay kugu adag tahay inaad ka hadasho wixii dhacay
Caawimaadayadu
iyo talo bixintayadu waa mid lagu kalsoon yahay bilaashna ah
Haddii
aad rabto, waxaan kuu caawin karnaa si sir ah 9qarsoodi ah)
Sir
ah (qarsoodi ah) macnaheedu waa nooma sheegaysid magacaaga
Faah faahin ku saabsan caawimaadda iyo talo bixinta waxaad ka helaysaa xxxx://xxx.xxx.xx.xx/Xxxxxxxxxxxx-Xxxxxxxx/Xxxxxx/Xxxxxxxxxxxx/xxxxxx_xxx_xxxxxx.xxxx
Sideed ku caawin kartaa dhibanayaal xad-gudub
Xxxxxxx
xad gudubyada ku saabsan gudaha qoyskaaga ama saaxibaddaada waxay
noqonaysaa mid aad kuugu adag inaad wax ka qabato
Ku boorri
dhibanaha inuu sameeyo wax uu kula tacaalikaro xadgudubka. Laakiin
wax uuna dhibanuhu kaa ogolaanin ha samaynin
Taageer dhibanaha oo u kaxee tallaabada xigta
Haku
cadaadinin dhibanaha inuu wax sameeyo
Ha qorshaynin ama ha
samaynin wax uuna dhibanuhu doonaynin
Dhibanaha
waxaad siisaysaa adareeska iyo telefoon lambarka xarumaha talo
bixinta iyo qaxootiga dumarka
Xxxxx ugu fiican ee lagu taageero
dhibbane waa inaad la xidhiidho oo aad keentid xarunta talo bixinta.
Arrimo khuseeya qof kasta oo doonaya in la caawiyo
Kaftanka xx xxxx Wax kasta oo dhibanuhu kuu sheegayo
Dhagayso iyaga
Waydii taageero noocee ah ayay doonayaan
U sheeg waxaad malaynayso ama aad garwaaqsatay
Laakiin tan same haddii aad tihiin adiga iyo dhiabnaha oo kaliyaNoqo mid dabeecad wanaagsan, tusna inaad fahmayso
Waa suurto gal in dhibanuhu uu diido caawimaaddaada
Laakiin ku celceli taageeraddaadaXxxxx ha go’aansadaan waxa ay doonayaan inay sameeyaan
Xaqiiqdii waa muhiim inaad la joogto iyaga, aadna u fidiso taageeraddaada
Ha gaadhin wax go’aan ah oo uuna ogolayn dhibanuhu, haddii xaataa go’aankaasi yahay midka ugu wanaagsanDhibanayaashu masuul kama aha xad-gduubka, laakiin waxay dareemayaan inay yihiin dambiilayaal iyo kuwo qajilsan.
Ka hadal arrintaSi kastaba Ha u khatar galinin dhibanaha
Ha ula hadlin si xun
Wakhti sii dhibanaha
Dabeecadda dhibanuhu way adag tahay in la fahmo
Tusaale ahaan:
- waa maxay sababta dhibanayaashu xxxx u xxxxx inay ka hadlaan xadgudubkii ku dhacay oo ay u doonayaan inay iska laabaan.
- waa maxay sababta xxxx u xxxxx inay ugu gudbiyaan booliiska.
- Waa maxay sababta ay uga tagi la’ yihiin sharci darrada
- waa maxay sababta ay u rabaan inay illoobaan ama dafiraan xxxxxxx xad gudubkaHaddii aad maqashid ficil xadgudub oo ka socda jaarkaaga, wac booliiska
Booliiska ayaa awood u leh inuu soo fara galiyo oo wax ka qabtoHaddii carruuri ku sugan yihiin xad gudub, wac booliiska – lambarka deg degga ah 133 – ama xarunta daryeelka carruurta iyo dhalinyarada – telefoon: +43 2742/9005 16416.
Waa inaadan sheegin magacaaga
Noocyada xad gudubyada
Marka laga fikirayo xadgudub, dadka badankoodu waxay u qaadanayaan xadgudub gacan qaad ah
Laakiin
waxaa jira noocyo kale oo badan oo xadgudubyo ah
Waxaan kaa
caawin karnaa inaad wax ka qabatid dhammaan xadgudubyada
Halkan
xxxxx ayaad ka helaysaa liis iyo sharraxaad noocyo badan oo xadgudub
ah.
Xadgudubka gacan qaadka: Waa in qof kale ku soo weeraro
Tusaale ahaan:
- riixidda, Feedhitaanka, iyo
ceejinta
- Dhirbaaxidda, ku dhufashada ama alaab ku tuuridda
-
timo rifidda, xangaruufashada haynta wadatada, wax ku dhufashada
-
sigaar ku gubidda
- qofka oo madaxa darbi loogu garaaco
-
la isku dayay in la marjiyo ama la dilo
Ceebaynta: waa wear qof kale oo ujeeddadiisu tahay inuu ku waxyeeleeyo dadnimada qofka kale.
Tusaale ahaan:
- Caayitaanka ama quudhsiga
-
Been ka faafinta
Tan macnaheedu waxay tahay qof ayaa been ka
sheegayaga qof kale isagoo ujeedkiisu yahay inuu waxyeelleeyo
qofkaas.
- si u kas ah oo la iska jeediyo ama lala hadli waayo
qof
- markasta oo qofka la yaso
- masayrka iyo in la
kaantaroolo qoyska, saaxiibadda iyo dhallinta
- ku qaylinta qof
si soo noq noqosho ah
Xad gudubyada bulshada: waxay dhibanayaasha ka kaxaysaa deegaankooda iyo dadka ay isu dhaw dhaw yihiin.
Tusaale
ahaan:
- waxaa dhaawacmaya ama dhimanaya xidhiidhkoodii
qaraabada
- waxaa dhaawacmaya ama dhimana xidhiidhkoodii
saaxiibadda
Xad gudubka galmada: xxxxx wasmo/galmo oo liddi ku ah rabitaanka dhibanaha
Tusaale ahaan:
- Kufsi ama isku day kufsi
-
wasmo/galmo ceebayn
Tan macnaheedu waa ficilka wasmadu wuxuu
ku dhacay rabitaan la’aanta dhibanaha
- wasmo xarraasid
Tani macnaheedu waa in qof mar walba odhanayo waxaan doonayaa inaynu
is wasno adiguna aadan doonaynin
- hanjabaada wasmo
Tan
macnaheedu waxay tahay inuu qof kuula dhaqmo inuu ku kufsado
Xadgudubka dhaqaale waxay dhibanaha ka dhigtaa mid lacag ahaan ugu tiirsan qof kale
Tusaale
ahaan:
- u diiddida inuu lacag helo
- in lacag lagu siiyo
samaynta waxa qofka kale doonayo
Xaraasidda iyo indho ku gubista: Waa nooc kamid ah xadgudubyada
Indho ku gubista macnaheedu waa in qof uu si kula talogal ah oo cel celin ah u daba socdo qof kale, oo uu doonayo inuu xarraaso qofkaas
Xadgudubkan waxaa badanaa sameeya dadka xxxxx heshiis u ahaan jiray marka xxxx doonaynin inay ogoladaan in wadaaggii la iska daayo
Tusaale
ahaan:
- iimaylo, waraaqo, farriin qoraal, iyo telefoon wicid
wada xad dhaaf ah oo aan la doonaynin
- xxxxx aan xx xxxxx oo
magaca dhibanaha ah
- aad loo daba galay oo waliba la tijaabiyay
Xuquuqaha dhibanaha
Sharciga
xakamaynta xadgudub ayaa ah inuu u fidiyo qof kasta ka xakamaynta
xadgudub
Waana in waliba la xakameeyo dadka iyagu horay u ahaa
dhibanayaasha oo la tag daran xadgudubyo
Isku soo duuboo
dhibanayaashu waxay leeyihiin xuquuqo waafi ah, la liis gareeyay oo
waliba halkan lagu sharaxay
Amar bixinta maxkamadda iyo amar bixinta gooni yeelidda
Marka
aad u soo gudbiso ficil xad gudub booliiska uuna booliisku aqbalo
caafimaadkaaga, xorriyadaada ama xaataa in noloshaadu khatar ku
jirto, kadib waxay eedaysanaha ku khasbayaan inuu ka guuro guriga ama
falaatka
Tan waxaa loo yaqaanaa amar bixin maxkamadeed oo uu
booliisku ku sameeyay eedaysanaha
Booliisku wuxuu kaloo ka
mamnuucikaraa eedaysanaha soo galidda guriga ama falaatka
Tan
waxaa loo yaqaan amar bixin gooni eyelid ah
Booliisku isla markiiba wuxuu furaha albaabka ka qaadayaa eedaysanaha
Haddii ciyaal ka yar 14 ay khatar ku sugan yihiin, booliisku wuxuu ka mamnuuci karaa eedaysanaha soo galidda dugsiga, adeegga daryeelka ilmaha, ama xarunta daryeelka dugsiga kadib
Sii wadida xakamaynta maxkamadda
Haddii aad u baahan tahay xakamayn sii socota in lagaa xakameeyo eedaysanaha, waa inaad maxkamadda ka dalbataa muddo 2 todobaad ah oo booliisku soo faro galinayo
Halkaa waa inaad dalbataa “irbadda ku meel gaadhka ah”
Irbadda
ku meel gaadhka ah ee maxkamaddu macnaheedu waa
Maxkamaddu waxay
durbadiiba adiga kaa xakamaynaysaa eedaysanaha
Eedeysanuhu ma
soo gali doono aagaggaaga mudo xxxxx si kalena kuuma xarraasi karo
Dhibaato
malahan cidda iska leh guriga ama falaatka
Haddii eedaysanuhu ku soo xadgudbo irbadda ku meel gaadhka ah waa in aad isla markiiba aad wacdid booliiska
Caawi oo wac xarunta xakamaynta xadgudubka
Xarunta xakamaynta xadgudubka waxay taageertaa dhibanayaasha lagu xadgudbay
Marka booliisku ka mamnuuco qof inuu xxxx xxxx ama falaat, waxay markiiba u sheegayaan xarunta xakamaynta xadgudubka
La taliye ayaa xxxx xxx xidhiidhi oo taageero kuu fidin
Toosna waad ula xidhiidhi kartaa xarunta xakamaynta xadgudubka
Gewaltschutzzentrum NÖ St.Pölten
Adareeska:
Xxxxxxxxxx 00, 0.Stock, 0000 Xx.Xxxxxx
Telefoon:
+43 2742/319 66
Iimayl:
xxxxxx.xx.xxxxxxx@xxxxxxxxxxxxxxxxxxx-xxx.xx
Xxxxx Internaytka: xxx.xxxxxxxxxxxxxxxxxxx-xxx.xx
Ogolaanshaha shaqo ee haweenay
socoto ah
Gudaha
xaaladda xadgudubka
Haweenay
socoto ah waa xxxxx xx yimid waddan kale doonayana inay ku noolaadaan
gudaha austariya Dumarkani waxay xaq u leeyihiin inay helaan
ogolaansho shaqo xaaladaha xadgudubyada
Tani waxay khuseysaa
marka ninka naagta la nool ee aan xxxxx xx qabin uu yahay mid aan
macquul ahayn sababtoo ah six un ayuu ula dhaqmay ama wuu u gacan
qaaday iyada ama ilmaheeda yar
Tani
waxay khuseysaa xaaladda haweenaydaas, waayo dabeecadda ninkeeda ayaa
xad gudub ku ah iyada:
Ay u soo gudbisay arrinta booliiska
ama
Ama irbadda ku meel gaarka ah ee maxkamadda ayaa la fuliyay
ama
Guurkii ayaa xal loo helay
ama
Tusaale ahaan, mid kamid ah dadka ama wakaaladdaha hoos ku qoran ayaa xaqiijin in xadgudubkaasu dhacay:
Dhakhtar
Cusbitaal, xarun caafimaad
Qaxootiga dumarka
Xafiiska daryeelka dhalinyarada
Xarunta xakamaynta ilmaha