Banaadir, Hiiraan-Shabeelaha Dhexe Kama Qaybgalayaan Madasha Qaran
Banaadir, Hiiraan-Shabeelaha Dhexe Kama Qaybgalayaan Madasha Qaran
Wararka ka imaanaaya meelo kala duwan waxay farta ku fiiqaayaan in Madasha Wadatashiga Qaran ay ka qaybgalayn Banaadir, Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, ayadoo laga yaabo lacagta meesha ku baxaysa inay bixiso Banaadir.
Goboladaan waxay wadaagaan arrimo dhowr ah waxaana ka mid ah inay madaxdooda magacowdo DFS. Bacdi waxaa la isweydiin karaa ma DFS aa matalaysa? Xxx hadday tahay, DFS shaqo fiican ma qaban, waayo kuraas lagama siin Muqdisho aqalka sare.
Banaadir waxaa saas loola dhaqmay ayadoo ah gobolka kaliya oo DFS siiya canshuurta, meesha maamul goboleedyada wadanka ka jira ay canshuur siin DFS.
DFS lama aamini karo waayo horay waxay u sheegtay inay doorasho u qaban doonto Banaadir ka hor sanadkii la soo dhaafay, 2015, lama qaban. Haddana waxaa la sheegay in gole deegaan la dhisi doono.
Banadir, Hiiraan-Middle Shebelle not Attendong the
National Forum, but Banadir is paying part of the Expenses, no Seats for Banadir in the Upper House soon to be Formed
Information coming from various public sources indicates that no one is representing Banadir region which also happens to be Somalia’s capital city hosting the conference. Similarly, no one is also repressenting Hiiraan and Middle Shabelle region. These regions have many things in common, among them the regional governors of these regions are appointed by Somalia’s Federal Governemt, FG.
FG is not a good representative for these regions because Mogadishu, for instance, has not been given seats in the upper parliement, in a proposal submitted by Somalia’s FG and supporter by the International Community yet the parliement will be bankrolled to large extent by the revenues collected from Mogadishu; all regional governments sitting in the consultative forum pay no texation to the Federal Government, despite having valuable sources of revenues, such as sea and air ports.
Some people are likely to say don’t you see President Xxxxxx Xxxxxx Xxxxxxx; he is repressenting them because he is from the area. He is the president of all Somalia not a repressentive of a regional adminstration, just like the Prime Minister and the Speaker. Also as discussed earlier his government has proposed a proposal that gave zero upper house seats to Mogadishu despite being the epicenter of the war and the main supplier of soldiers and money for FG.
Others are likely to say Mogadishu will have special status. When? When the election ends and new Govenemt is elected while
it is absent from the forums that determine Somalia’s next four years?
Recently, reports surfaced stating that new regional assembly will be created for Mogadishu. There is no reason to trust such talk becaus it was stated before that Mogadishu will have elections before the end of 2015. Did it? Even if such assembly is created it still lacks seats in the upper Federal Parliement, even though it will be a progress because Mogadishu will negotiate with the Federal Governemnt on matters pertaining to revenues, seats in the upper house, development projects, public buildings and other things .
Xxxx Xxxxxxx and others Attend the National Forum, Secure members of the Upper House? Things to Look
There are number of things to keep in mind as the National Consultative Forum starts in Mogadishu in few days.
First, when will the selection for members of the upper parliament start?
Who will attend the conference? Will members of the community in northwestern Somalia, Somaliland, attend the conference? How about folks from Khatumo, especially those of Buuhoodle? Recent agreement in Garowe endorsed an idea that is opposed by the some of the people who live in Khaatumo region: Garowe will serve as a center for all clans that founded Puntland in 1998 as they work on selecting their representatives in
Somalia’s Federal Parliament. Some of the territories of Puntland of 1998 are no longer in the hands of Puntland, still though Garowe agreement assumes so, and it gives Puntland leadership a jurisdiction over the clans that live in that area, rather than they themselves having such jurisdiction on themselves.
Xxxx Xxxxxxx, the region that is hosting the conference participate the conference, as they did in the beginning ? Since the current provisional Constitution under revision allows Mogadishu to become a regional state, will it have members in Somalia’s upper Parliament? If not, what will be the implications of this?
Will the Somalis and the international community try one more time to find a solution to the problems some clans in Hiiraan are having in relation to the ongoing conference in Jowhar, or shall they leave it to to fester?
Xxxx Xxxxxxx-Middle Shabelle attend this conference?
Regional Administrations and Somalia’s Federal Government appear to be having a role in selecting Somalia’s next parliament; if so, what implications will this have on the composition of this Parliament?
Will the neighboring states use their influence on regional and federal government to ensure people who can hold them accountable don’t sit in Somalia’s two houses? Per Garoowe agreement between Puntland and Somalia’s Federal Government, regional governments, like Xxxxxxxx Xxxx will propose who will be members of Somalia’s upper house, and then regional Parliament will select some from the proposed individuals; similarly, regional government heads will also have the final signature on who shall become a member of Somalia’s lower parliament. Neighboring states, especially Kenya and Ethiopia may use their influence on their friends, regional heads and even federal government heads, in Somalia to control who sits
in Somalia’s Federal Houses? Such influence was almost difficult to exercise during 2012 where traditional elders had more power. Traditional elders in Somalia, according to study done by the Institute of Heritage and Policy studies, are one of the groups that Somali people still trust. Politicians, like else where, are least trusted group in Somalia.
Gobolka Banaadir shirka Madasha maka Qaybgali Doonaa, Aqalka Xxxxxx wax maku Yeelan Doonaa? Soomaalida kalena?
Waxyaabaha laga filan karo shirkaan hadda ka dhici doona Muqdisho ee madasha Qaran.
Maka qaybgali doonaan dadka ka socda maamulka Gobolka Banaadir? Dad ka socda Waqooyi-galbeed Soomaaliya ama Soomaaliland, Khaatumo, Hiiraan-Shabeelaha Dhexe.
Gobolka Banaadir ma heli doonaa kuraastii uu xaqqa u lahaa ee aqalka sare? Mase waa shirka Xamar ku qabo, bacdina Xamar yay ka qayb xxxxx. Dadka Gobolka Banaadir arrintaan maxay ka dhihi
doonaan? xxxx xxxxx | xxxxxxxxx | Xxxxxx Xxxxxx aa meesha noo |
xxxxx? Cabdirashiidna | yuu meesha | u xxxxxx xxx Xxxxxxx? |
Goormay bilaabanaysaa | doorashada | aqalka sare? |
Arrinta Hiiraan xal ma loo raadin doonaa, mase indhaha aa laga qabsan doonaa, sida Dhuuso Mareeb ay noqonaysaa.
Cabsi waxaa jirta ah haddii maamul goboleedyada iyo DFS ay gacan ku yeeshaan soo xulidda labada aqal, oo u muuqata sida hadda qorshaha yahay, waxaa dhici karta inay barlamaanka xxx xxxxx dadka ka soo horheeda siyaasadaha dowladaha dariska la ah Soomaaliya.
Odoyaasha wax walba halaga sheego, laakiin waxay soo xuleen oo hadda barlamaanka ku jira dad si cad uga soo horjeestay dowladaha dariska ah oo hadda ciidamo u joogaan wadanka. Waa in la helaa barlamaanka la xisaabtama ciidanka wadanka jooga. Sida hadda ka hor aan meeshaan ku soo qoray, ciidanka Itoobiya ee jooga Soomaaliya wuxuu u muuqdaa inuu ka badanyahay tirada AMISOM ay sheegtay, oo ah shan kun ku dhowaad, xxxxxxx xxxxx joogaan 7 gobol ( Jubada Hoose, Gedo, Bay, Bakool, Shabeelaha Xxxxx, Hiiraan iyo Galgaduud) oo ka mid ah gobolada koonfurta iyo bartamaha wadanka. Meesha Jibuuti oo ciidankeedu dhanyahay saddex kun iyo shan boqol ay joogaan kaliya hal gobol, Hiiraan.
Mogadishu’s Mayor Gives Long Interview on Development Morning after Mortar Shells, Misplaced Priorities
A night after motor shells landed in some districts of Mogadishu, such as Waaberi, a district lose to Somalia’s Presidential Palace, the Governor of Banadir region, who is also the mayor of the town, gave a long interview to radio Mogadishu in which he talked about the development of the town, such as its roads and the build your country with one
dollar project.
Keep in mind the Governor-Mayor is also responsible about the security of the town, both the regional police and the regional intelligence officers report to him, in addition to their bosses.
Even though this time security forces did do a good job in going after and apprehending, as they have shown, vehicles and weapons used to shell the town indiscriminately; nevertheless, others may be planning to carry out similar attacks soon. The security forces of the region did claim that they have apprehended people suspected of carrying out the attacks or aiding people who have carried out the attack, by housing them or taking to a medical facility. Nevertheless, you would think this would be a major theme for the local media especially the one that speaks on behalf of the government. This did not happen.
I have also checked most of the posts of radio Mogadishu, most of them were covering the news of the elections in Djibouti, not the city’s insecurity and ways to secure it, using public and experts input, and repeating this until
solution is found.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Horayumar ka Hadlay, Subaxdii Habeenkiida Gantaalo
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xxxxx Xxxxxx Jimcaale, Madaale, oo maanta u waramaayay idaacada radiyow Muqdisho, wuxuu ka hadlay arrinta horayumarka gobolka Banaadir khaasatan dhanka mashuuraca dalkaaga hal doolar ku dhiso.
Waxaa xusid mudan arrintaan inay dhacay ayadoo xalay magaalada lagu dilay labo qof, tiro kalena lagu dhaawacay, ka gadaal markii gantaalo lagu tuuray dagmooyink ka tirsan gobolka Banaadir, sida Hamar Jajab iyo Waaberi.
Waxaa la filaayay arrintaan inuu xx xxxxx, maadaama ammaanka gobolka uu hoosyimaado, wixii ka soo kordhay, waxa laga qaban karo. Sababta ay arrintaan u soo noqnoqotay, iyo in barnaamijka dadwaynaha loo furo iyo khubarada si arrintaan xal loogu helo. Arrintaana la wado ilaa xal looga helaayo arrintaan.
Maya arrimahaas oo dhan kama hadlin ee wuxuu ka hadlay arrimo la xiriira laami la dhisaayo.
Sideebaba horayumar ma jiro kari haddii uu ammaan jirin.
Raadiyow Muqdishana xxxx xxxxxx arrintaan xxxxx xxxxxxx,xxxxx xxxx reebo shaqo fiican oy qabteen xxxxxx xxxxxxx xxxxxxx, hadalkooda wuxuu u badnaa waxa Jibuuti ka socda oo lagu sheegay inay doorasho tahay, walow dadka intiisa badan ay
qabaan inay ahayn doorasho xaq iyo xor ah.
Soo NoqnoqotoGabaygaan waxaa tiriyay Samatalis Xayle wuxuuna ugu magacdaray Wax isticmaal yar waa waxa Soomaalida
Akhris wacan. Faalada ha moogaan gabayga ka dambaysa, haddii aad rabtid inaad baratid sida wax loo qoro.
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | ka hadlaan |
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | wajibuug ku qoraan |
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | waqtigooda galiyaan |
wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | telefoonku isku dhahaan |
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | ku wadagaan wajibuug |
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | iska aaminsanyihiin |
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | xxxxx xx sameeyaan |
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | Kombiyuuyar ku sameeyaan |
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | waqigooda ku sameeyaan |
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | ka fikiraan |
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | xoogooda ku qabtaan |
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | xiiseeyaan |
Wax | isticmaal | yar | waa | waxa | Soomaalida | ka faaloodaan |
Sidaa qoraalkaan aad xx xxxx kartid, waxa soo noqnoqonaaya waxay leeyihiin saamayn balaaran.Marka waa istaraatiijyad loo isticmaali karo in fariin lagu gudbiyo.Arrintaana ma aha mid ku kooban suugaanta, sida laga yaabo inay u muuqato.
Waxaa jiray nin saaxiibo xxxxx xx xxxxx xx hor iiga shakeeyay qiso ku dhacday nin maxbuus ku ahaa Shiinaha; inta la xiray, aa madaxiisa lagu soo daynaayay hal dhibi oo bixyo ah markiiba; ninkii marka dambe qaylo uu afka la furtay,
dhibicdii aa waxay ku noqotay buur madaxiisa ku soo dhacaysa oo kale. Arrintaan waxay na tusaysaa in waxa lagu celcelyo inay saamayn balaaran leeyihiin. Runtii biyaha dhagxaha ugu xoogga badan kor mara, aakhirka waxay ka kor samaystaan wado, sababo la xiriira celcelinta.
Waxa soo noqnoqda waa waxa loo arki karo wax xayn isku xira oay wadaagaan. Garashada arrintaana qofka waxay siinaysaa sawir guud, bacdina sawirka uu ku buuxinaa qofka waayo aragnimadisa ama deeda, bacdina haddii ay run la noqoto, qofka waa ku farxaayaa, ama waa qosol, iwm, haddii kalena wax aa laga yaabaa inuu meesha wax ka kororsado.
Canshuuraha Magaalda Muqdisho ku Sug Amniga, Maya ku bixi Safaaradaha iyo Arrimaha Federaalka
Ilo kala duwan aa waxay xaqiijyeen in ganaalo lagu garaacay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho, khaasatn Waaberi iyo Xxxxx Xxxxx.
Idaacada raadiyow Muqdisho qaybteeda internetka waxay sheegtay in gacanta lagu dhigay baabuurkii laga soo ridaayay hoobiyayaasha, dadkii tuuraayay gantaaladana ayagoo dhawaac ay idaacada sheegtay in la qabtay, labo ka mid ah; waxaa kaloo idaacada sheegtay in dad guryeeyay dhaawaca iyo kuwo cisbitalka geeyay in gacanta lagu dhigay,dadkaasoo wadartooda ay dhanihiin 9.
Xalka arrintan waa in canshuuraha magaalada lagu gurbiyo in
lagu sugo ammaanka magaalada; lacagta ka soo hartana waa in la galiyaa adeegga caafimaadka, waxbarashada, shaqo abuurista magaalda; xx xxxxx wixii ka soo hara waa inay DFS qaadataa. Mudnaanta waa ammaanka. Caqli gal m aha lacagta magaalada ka so xaroota in la siio wasaaradda arrimaha dibadda iyo safaaradaha, ayadoo magaaladii lacagta bixisay ay ammaan haysan.
Lacagaha ku xxxx arrimaha federaalka,sida safaaaradaha waa in la wad bixiyaa; mamul goboleedyada hadda ma bixiyaan canshuuro, waa inay bixiyaan. Dhibka gantaalada wuxuu u gaaryahay magaalada muqdisho, sababo la xiriira weyninkeeda, lacagteeda arrinta halagu xaliyo. Muqdisho waa heysaa xalka dhibkeeda. Bacdina shaqaalo badan oo sirdoon ah iyo kuw xxxx xxxx qoro oo suga ammaanka magaalada.