Heshiis Dhexemaray Kismaayo Iyo Xamar, dhisidda Xoogga Dalka
Heshiis Dhexemaray Kismaayo Iyo Xamar, dhisidda Xoogga Dalka
Maamulka Xxxxx Xxx DFS oo gaaray heshiis xagga amniga ah; kaa soo khuseeya dhisidda ciidan Qaran oo isku dhafan, dheelitiran; ciidanka an waxaa laga soo qoraayaa gobolada Jubooyinka iyo Gedo.
Gudigii ka koobnaa DFS Iyo maamulka Jubba ee farsamada xagga amniga xx Xxxxx Ababa lagu heshiiyay in la dhisana waa in la howlgaliyaa. Sida muuqata gudigaan wali ma howlgalin.
Si bacdi uu iga caawiyo Jubba diiwaangalinta ciidamada, howlgalinta xeryihii tabobarada ciidamada, sida luglow, oy isticmaali jireen ciidamadii xoogga dalka.
Sidoo kale in la furo xafiiska socdaalka ee DFS si meelaha laga xxx xxxx wadanka loo ilaaliyo.
Heishiiskaan wuxuu dabo socdaa khudbo uu dhawaan jeediyay Madaxwaynaha oo uu ku sheegay inuu dhisaayo ciidan Qaran oo
isku dhafan.