KA QAYB QAATAHA YAREEHESHIISKA KA QAYB QAADASHADA ISTICMAALAHA
KA QAYB QAATAHA YAREEHESHIISKA KA QAYB QAADASHADA ISTICMAALAHA
Kani waa KA QAYB QAATAHA YAR EE HESHIISKA KA QAYB QAADASHADA ISTICMAALAHA(“Heshiiskani”),
wuxuu hirgalayaa taariikhda(“Taariikhda la fuliyo”), xx xx xxxxx ee u dhaxaysaShirkada Dhijital Baromeys (Digital Promise) (“Deeq-bixiyaha”) iyo (waalidka ama mas'uulka ilmaha yar ee ka qaybqaadanaya Barashada Barnaamijka Cusub ee Verizon (Verizon Innovative Learning) ("Qofka Yar")kaasi oo loo tixraacayo ama loo tixgelinayo "isticmaalaha" ama 'adiga' ama 'Idinka') si wadajir ah loogu tixraaco ama loo yaqaan“dhinacyada heshiiska”.
Saxiixaaga, waxaad kuqiraysaa oo aad ogolaaneysa waxyaabahan soo socda UJEEDDO
1. Ka qaybqaataha yari wuxuu heli doona qalabka internet-ka ee bilaa fiilada ah iyo adeeg aan lacag
lahayn si loo fududeeyo ka qaybgalkaaga Barashada Barnaamijka Cusub ee Verizon (Verizon Innovative Learning). Qalabka internet-ka ee bilaa fiilada ah iyo adeegga ayaa waxaa ku deeqay shirkada bixisa adeega internet-ka aan fiilada lahayn ee Verizon waxaana siiyey ka qaybqaataha yar Deeq-bixiyaha iyadoo la eegayo shuruudaha Heshiiskan. Heshiiskan way joojin kartaa wakhti kasta shirkada Verizon Wireless sabab kasta. Waqtiga Heshiiskaan wuxuu ka bilaabmayaa taariikhda heshiiska waalidka/mas’uulka ilaa waqtigaa ka qaybqaataha yari ma noqonayo m qaybqaata barnaamijka.
QALABKA INTERNET-KA AAN FIILADA LAHAYN IYO ADEEGYO
2. Qalabka aan fiilada lahayn (wireless) waxaa loogu talagalay inay isticmaalaan ka qayb qaatayaasha yar yar oo keliya, iyagoo u adeegsanaya ujeedada barnaamijka oo keliya, xxxxxx iibin karo ama laguma wareejin karo qof kale ama shirkad. Verizon Wireless waxay bixin doontaa adeega codka iyo / ama macluumaad kaliya si loo fududeeyo ka qaybgalkaaga barnaamijka; Si kastaba ha noqotee, haddii ka qaybqaataha yari uu sameeyo isticmaal xad-dhaaf ah, sameyso wicitaano dibada ah / fariimo caalami ah gudaha qalabka bixiya adeega internet-ka aan fiilada lahayn, ciyaaraha tooska ah, dhagaysiga maqal iyo / muuqaal toos ah oo aan la xiriirin barnaamijka, adeegaaga waa la xadeyn doona, hoos u dhigid ama la joojin karaa ogeysiis la'aan.ka qayb qaataha yari Dhammaadka ka qaybgalka daraasadda, Verizon Wireless wuxuu joojin doonaa adeegga aan fiilada lahayn (wireless) waxaad aqbali doontaa inaad kusoo celiso qalabka deeq-bixiyaha.
MACAAMILIDA MACLUUMAADKA LA XIDHIIDHA ISTICMAALKA QALABKA IYO ADEEGGA
3. Macluumaadka ku saabsan ka qaybqaatayaashayar ee isticmaalkaaga qalabka aan fiilada lahayn iyo adeegga, oo ay ku jiraan, laakiin aan ku xadidnayn, faahfaahinta markaad isticmaashay adeegyada dhaatada ama aad samaysay wicitaano iyo cidda aad garanayso, waa macluumaadka Deeq-bixiyaha, macaamiisha diiwaanka qalabka iyo adeegga. Sidaa daraadeed, macluumaadkan oo laga helay waxaa laga yaabaa in lala wadaago Deeq-bixiyaha, iyo dhinacyada deeq-bixiyuhu u oggolaaday, oo ay ku jiraan Ururka Muwaadiniinta iskaashatada caalamiga ah ee Verizon ("VGCCO"). Ma jirto Macluumaad shakhsiyadeed oo la aqoonsan karo ama qayb ay heli karaan ururka looso gaabiyo (VGCCO).
SHAQEYN LA'AANTA IYO / AMA KHALKHALKA ADEEGYADA
4. Iskaashiga cellcod/b/aVerizon Wireless ("Verizon Wireless") ama bixiyeyaasheeda iyo alaab- qeybiyeyaashu ma xxxx mas'uuliyad khasaaraha kasoo gaaraya Isticmaalaha, sheegashooyinka ama magdhawga sabab kasta, oo ay ku jirto kuwo tooska ah, dadban, khaas ah, magdhawga, ama xaddidaadaha adeegga, oo ay ku jiraan kuwa aan la xadeyn, wixii guuldarooyin ah ama carqaladeynaya adeegyada hoos ku xusan, iyadoon loo eegin qaabka ficilka, ha ahaato heshiis ama masuuliyad ka gaabin ama kuwo kale. Xadidaadan waxaa ka mid ah khasaare, magdhow,
sheegasho ama kharashyada nooc kasta oo ka xxx xxxx isticmaalka ama iskudayga isticmaalka adeegyada, ama awood la'aanta helitaanka taageerada nolosha ama nidaamka ama qalabka korjoogteynta, wac 911 ama E911 ama wicitaan kale oo degdeg ah ama adeeg. Laguma xisaabtami doonin ka-faa'iideyste saddex-dhinac ama qof sadexaad ee qandaraas kasta oo u dhexeeya Deeq- bixiyaha iyo Shirkadda Verizon.
DHEXDHEXAADIN
5. ISTICMAALAHA AYAA KU RAACSAN IN, XXXX XXXXXX UGU SAREEYA EE SHARCIGU BIXIYO:
(i) KHILAAF KASTA AMA SHEEGASHO KA XXX XXXX AMA LA XIDHIIDHA HESHIISKAN, AMA QALAB AMA ADEEG KASTA OO HOOS YIMAADA AMA KU XIRAN HESHIISKAN, WAXAA LAGU XALLIN DOONAA DHEXDHEXAADIYE MADAX-BANNAAN OO KU LUG LEH GAR-QAADID DHEXDHEXAAD AH OO AY MAAMUSHO URURKA DHEXDHEXAADINTA EE MARAYKANKA ("AAA") IYADA OO LA RAACAYO GARSOORKA DHEXDHEXAADINTA XXXXXX AMA ADEEGA AAN FIILADA LAHAYN ("WIA"), SIDA KU HABBOON HESHIISKAN. XEERARKA IYO QIIMAHA MACLUUMAADKA AYAA LAGA HELI KARAA AAA at www.adr.org.DHEXDHEXAADINTU MAAHA DACWAD MAXKAMADEED. SHURUUCDA GAR-QAADIDU WAY KA DUWAN YIHIIN XEERARKA MAXKAMADDA. MA JIRO GARSOORE AMA XEERBEEGTIDA DACWAD OOGISTA INTA LAGU GUDO JIRTA GAR-NAQSIGA. QAWAANIINTAN GAR-NAQSIGA AYAA LAGU DABAQI DOONAA WIXII SHEEGASHO AH EE KU SAABSAN DHAMAADKA ISTICMAALE-DOONKA IN AY KU DOODAAN INAY KA CODSANAYAAN DEEQ BIXIYAHA AMA VERIZON WIRELESS IYO WIXII DALAB AH EE BIXIYAHA AMA VERIZON WIRELESS AY RAADINAYSO INAY SHEEGAAN KA HOR ISTICMAALAHA. VERIZON WIRELESS WAA KA FAA'IIDEYSTAHA SADDEXAAD EE HESHIISKAN UJEEDADAAS.
(ii) ficilka gar-naqsiga federaalku wuxuu dabaqayaa heshiiskan. XITAA HADDII LOO ISTICMAALI KARO SHARCIGU WUXUU OGOLAANAYAA FALAL ISKU MID AH NOOC AH AMA DHEXDHEXAADIN KOOXEED, ISTICMAALAHA AYAA KATANAASULAYA XAQ KASTA OO KU BURSANAYO XUQUUQDIISA KU SALAYSANKHILAAFAADKA NOOCAAS AH AMA DACWAD KA DHAN AH DEEQ BIXIYAHA AMA VERIZON WIRELESS, AMA MID KA MID AH KUWA LA SHAQAYSTA. Haddii sheegashooyin badan oo ku lug xxx xxx tallaabo, qaar ka mid ah kuwaas dhexdhexaadin uma baahna, sheegashooyinka dambe waa in la sii joojiyaa ilaa iyo wixii sheegasho ah ee ficil kasta oo lagu xaliyo dhexdhexaadinayo. Xxxxxx xxxxxxxxxxxxxxx la sheegayo ka soo horjeedaan dhinacyo badan, qaar ka mid ah aan loo baahnayn in la dhexdhexaadiyo, sheegashooyinka la dhexdhexaadinyo waa in ay yihiin kuwo la jebiyey; Si kastaba ha noqotee, isticmaalaha u danbeeya wuxuu haynayaa isaga/iyada xuquuqda inuu u gudbiyo cabasho hay'ad kasta oo sharci ama guddi ah.
(iii) Garsooruhu xxx xxxx awood uu ku bixinayo gargaar dheeraad ah oo ka mid ah waxa Heshiiskan ku qoran, ama lagu dalbado isbahaysi ama dhexdhexaadin kooxeed, xxxxx xxxx reebo in garsooruhu go'aamiyo dalab kasoo baxaya ama la xidhiidha heshiis hore oo laga yaabo inuu bixiyo kaalmo muhiim ah oo aan saldhig u ahayn sida heshiiskan hore u oggolaan lahaa. Dhammaan dhexdhexaadinta, garsooruhu waa in uu saameyn ku yeeshaa qawaaniinta xadidaada oo ay go'aan ka gaari doonaan haddii dhexdhexaadinta arrintan la aqbalayo iyo in kale.Dhexdhexaadinta kiisaska balaadhan ama isku cufan, garsoorayaashu waa inay sidoo kale raacaan Xeerarka Federaalka ee Cadaynta iyo dhinaca khasaaray waxay heli karaan guddi dib u eegis ah oo ka kooban saddex (3) garsoore.
Waalidka ama Mas’uulka (Qofka yar): | Xxxxxxxx Xxxxxxxx (Digital Promise) (Deeq- bixiyaha): |
Saxiix Halkan: | Saxiix Halkan: |
Magaca Lagu Daabacayo: | Magaca Lagu Daabacayo: |
Cinwaanka: | Cinwaanka: |
Taariikhda: | Taariikhda: |
Magaca ka qaybqaataha yar: |
Fadlan ku xxxxx xariiq kasta oo xxxxx si loo hubiyo fahamkaaga iyo heshiiska:
Bilowga | |
Waxaan fahansanahay inaan u baahanahay in aan kormeero isticmaalka xogta ama xxxxxx si aysan u dhaafin 5 GB bishiiba iyo in aanan isticmaalin dhagaysiga ama fiidiyowga tooska ah marka laga reebo inta xiriirka la leh barnaamijka, iyo isticmaalka tooska ama live-ka ah ee ciyaaraha. | |
Anigu waxaan ogolahay in aanan soo dejinin wax barnaamijyo ah oo bilaash ah ama lacag ah (barnaamijyo). | |
Waxaan ku raacsanay in aanan isticmaalin adeegyada aan la xiriirin barnaamijka (sida: Hotspot Shakhsiga ah, Fure sireedka SIM-ka) | |
Waxaan ku raacsanahay in aanan ka saarin qalabyada oo kakooban yahay(iwm. jibka SIM-ka) ama softiweerka ku jira qalabka ilaa ay ogolaato Verizon Wireless. | |
Anigu waxaan kugu raacsanahay inaan ku isticmaalo qalabka la ii qoondeeyey 50 gobol ee Mareykanka oo keliya. |
Anigu waxaan oggolahay in aanan sameynin wicitaan caalami ah ama dibada ah ama dirida fariimo dibada ah, fiidiyow ama sawir qoraal leh, oo ay ku jiraan wicitaanada iyo farriimaha Kanada iyo Mexico. | |
Haddii qalabkaaga internet-ka aan fiilada lahayn uu lumo ama la xado, waxaan oggolahay inaan isla markiiba kasoo warbixiyo ama soo sheego: Xxxxxxxx Xxxxxxxx (Digital Promise, Xxxxxxx Xxxxx), Maykal Madhis. | |
Waxaan fahamsanahay haddii qalabkaygu uu noqdo mid aan shaqeyneyn cilad soo saaraha awgeed, waxaan heli xxxxx xxx bedelaad oo damaanad qaad ah, iyada oo si xxxx xx ama doorasho ahaan ugu tiirsan VGCCO ama Verizon. Waxaan fahamsanahay haddii aan helo qalab beddel ah oo uu lumo, la xado ama waxyeello soo gaadho, oo ay ku jirto shaashada oo dillaacda, layma beddeli doono waxa aan ka bixi doona barnaamijka. | |
Waxaan fahamsanahay haddii qalabkaygu uu lumo, la xado, ama waxyeelo soo gaadho, oo ay ku jiraan shaashada oo dilaacda, qalabka lama bedeli doono waana layga xxxxx doonaa barnaamijka. | |
Waxaan fahamsanahay in qalabku u yahay isticmaalkayga kaliya, si loo fududeeyo ka qaybgalka barnaamijka, iyo in aanan iibin xxxxx ama aan u wareejin xxxxx qalabka cid kale ama u oggolaanaysa cid kale inay adeegsato adeeggan aan fiilada lahayn (wireless) ujeedooyin aan xiriir la lahayn barnaamijka. | |
Waxaan fahamsanahay in Verizon Wireless ama VGCCO xx xxxxx karaan ama joojin karaan adeegga wakhti kasta, ogeysiin la'aan. |
Anigu waan fahamsanahay haddii aan jabiyo mid ka mid ah shuruudahan, waxaa laga yaabaa in layga saaro barnaamijka waxaana waajiba in aan ku soo celiyo qalabka aan fiilada lahayn ee laysiiyey maamulaha barnaamijkabarashada cusub ee Verizon (Verizon Innovative Learning).
Isticmaalaha u danbeeya Taariikhda