Shaqaalaha Joogtada-Aheyn iyo Kuwa Ku-meelgaarka ah
Xxxxxxxxxx Xxxxxxxx-Xxxxx iyo Kuwa Ku-meelgaarka ah
Sharciga Xuquuqda Aadamiga Ontario wuxuu farayaa in qof waliba uu xaq u leeyahay in lagu dhaqo sinaan iyo caadaalad oo marnaba uusan goobta shaqada kala kulmin xaqiriaad u sabab ah midabkiisa, asalka-heybtiisa, gobolkiisa, qoladiisa, muwaadinimadiisa, diintiisa, xxxxxxxxxx, dooqiisa-galmada, curyaanimadiisa, cimrigiisa, xaaslenimadiisa, heer-bulshadeedka qoyskiisa iyo inuu ku qoran yahay diiwaanka denbiyada.
Ma-badbaadsan tahay Xxxxxxxxxxx?
Sharciga Xuquuqda Aadamiga Ontario waxuu farayaa in qofka ku shaqeyo jawi xx xxxxx xxxxxxxx xxx xxxxxxxxxx. Sugista xuquuqda aadamiga shaqsiga marnaba kuma xirna in shaqqaluhu uu yahay shaqaale ku-meel-gaar-ah, shaqaale-aan-joogteysneyn, shaqaale hey’adaha-shaqagelinta soo dirtay, shaqaale kunturaadle ah, ama inaad tahay qof iska-wax-u-qabso ku shaqeeya. Shaqo-bixiyuhu waxaa waajib ku ah, inuu xil weyn iska saaro, uuna si buuxda u hirgeliyo Xuquuqda Aadamiga shaqaalaha. Waa mamnuuc in shaqo-bixiyuhu ku mar-marsiyoodo in shaqaaluhu uu yahay qof-iskiisa-u-shaqeysta. Maadaama Sharciga Xuquuqda Aadamiga Ontario uu yahay mid dadkoo dhan uu isku si’ u saameeya, xuquuqda aadamiga marnaba lama xxxxx xxxx karo xitaa haddii ay sharuucyo qaarkood, sida Sharciga Shaqaaleynta (Employment Standards Act), uusan qofkaasi u qeexneyn “shaqaale” ahaan.
Badbaadinta Xuquuqda Shaqaalaha Saacadaha Shaqada ka-dib
Dhowrista Xuquuqda Aadamiga shaqaalaha kuma koobana saacadaha shaqada lagu jiro iyo goobta shaqada oo keliya. Xxxxxxxx, haddii aad qof madax ku ah ku aflagaadeeyo ama damac-jireed kuula yimaad adigoo kullan shaqo la leh goor habeenimo, Sharciga Xuquuqda Aadamiga Ontario ayaad la tiigsan kartaa.
Shaqaalaha Guriga
Dadaka uga shaqeeya guriga dhexdiisa ama agagaarkiisa, sida caruur-hayaha, cunno-kariyaha, guri nadiifiya iyo beer- jarahaba, waxaa giddigood badbaadinaaya isla sharciga Xuquuqda Aadamiga.
Muddada Shaqada iyo Qaabka Shaqo-qorista
Isla sharciga xuquuqda aadamiga ayaa badbaadinaayaa shaqaale ku-meel-gaar-ah ama shaqaale-aan-joogteysneyn iyadoon marnaba la eegin muddada uu qofkaasi u shaqeeyay hey’adaasi iyo nooca hosha uu ka qabatayba. Xxxxxxxx, haddii xuquuqdaada aadamiga meel looga dhaco adigoo ka shaqeynaya xafiis laguu qoray inaad nadiifiso muddo shan cisho oo keliya, waxaa weli ku badbaadinayaa isla sharciga shaqaalaka kale. Sidoo kale, haddii aad meeshaasi uga shaqeyn jirtay shaqaale ku-meel-gaarka ah, kadibna aad noqotay shaqaale joogto ah, weli isla sharcigii ayaa ku badbaadinaaya.
Arjiga Shaqo-Qorista iyo Kullanada Shaqo-Qorista
Shaqo bixiyaha waxuu ku weydiin karaa “Ma leedahay waraaqaha sharciga ah ood Kanada uga shaqeyn laheyd?” Haddii kale, shaqo-bixiyahu kuma weydiin karo su’aalo kale oo la xiriira sharciga, sida sawiro, meesha aad ku dhalatay, sannadka aad dhalatay, xaaladdaada socdaalka “jaaliyadda” aad ka tirsan tahay.
Xilliga Tijaabada
Xxxxxxxx Xxxxxxxx Xxxxxxxx wuu mamnuucayaa in qof shqaale ah la xaqiro ama la ruqseeso muddada uu tijaabada ku jiro. Sidoo kale, sharciga wuxuu shaqo-bixiyuhu farayaa in marka uu meeleynayo shaqaalaha inuu tixgelinaayo baahidiisa qaaska ah, xxxxx xxxxx baahidaasi ay ka mid tahay shuruudaha sharciga ku xusan. Bahida gaarka ah, waxey noqon kartaa mid la xiriito curyaanimada qofka ama xaaladda gaarka ah ee waalidka xxxx-koriyaha ah. Xxxxxxxx, haddii qofku uu dhegaha ka culus yahay, hey’adda waxaa waajib ku ah iney telefoonkiisa ugu xirto samaacadda codka kordhisa.
Kunturaadku waa heshiis qoraal ama oraah ah oo sharcigu badbaadinayo, sidaas awgeed, kunturaadyada waxey ka mid yihiin meelaha uu Sharciga Xuxuuqda Aadamiga Ontario badbaadinaayo. Xxxxxx xxxxxxx, xaaladaha iyo shuruudaha shaqada ood kala doodid shaqo-bixiyahu, sida mushaharka ama saacadaha shaqada, waa qeyb ka mid ah kunturaadka. Sharciga ayaa xaddidaaya maamulka noocyada kunturaadyada kala duwan, ha ahaado qandaraasle madax banaan, ama cid qandaraas la gashay kunturaadle kale. Qof kasta oo buuxin kara shuruudaha kunturaadyada ee sharciga ku xusan, wuxuu xaq u leeyahay inuu ka badbaado xxxxxxxxxxx xxxxxxxx lagu xusay.
Xxxxx xxxxx rabaa xxxxx xxxxxxx?
• Dhacdada xusuus-qor ka sameyso – qorista tafaasiisha dhacdada waa muhiim
• Raadi oo hel qoraal kasta oo kiiskaaada saacidi kara - sida waraaqaha qandaraasyada iyo emailada
• Miyey jiraan cid marqaati ah? Miyey jiraan dad kale oo la xaqiray ama la aflagaadeeyay? La hadal dad aad kalsooni ku qabto.
• Haddii aad qof madax wada hadasheen, qoraal xx xxxxx wax kasta oo ay sameeyeen ama xxxx sameyn – Waxaa suura gal ah iney iyaga laftood ay arrintu ka mas’uul ka yihiin
Halkee ka heli karaa gargaar?
Xarunta Dhexe ee Ka-Gargaarka Shuruucda Xuquuqda Aadamiga
Kala soo xiriir Xarunta Dhexe ee Ka-Gargaarka Shuruucda Xuquuqda Aadamiga cinwaanka hoos ku cad, haddii aad la kullanto fal xaqiraad ah una baahan tahay talobixin sharciyeed oo lacag la’aan ah, si aad arji daco ah ugu qorto, Maxkamadda Xuquuqda Aadamiga Ontario. Sidoo kale, haddii aad dooneyso inaad xalliso arrin isla sharciga Xuquuqda Aadamiga u aqoonsaday inuu yahay fal xaqiraad ah.
Xarunta Dhexe ee Gargaarka Shuruucda Xuquuqda Aadamiga
000 Xxxxxxxxxx Xxxxxx, Xxxxxx 0xxx Xxxxxxx, Xxxxxxx X0X 0X0
Telefoon: (000) 000-0000 Telefoon Lacag La’aan ah: 1-866—625-5179
Telefoonka Dhagoolka: (000) 000-0000 Telefoonka Dhagoolka oo La’aan ah:: 0-000 000-0000 xxx.xxxxx.xx.xx
Haddii aad doneyso inaad kullan-shaqsi xx xxxxxx yeesho, xxxxxx xxx xxxxxx telefoonnada kor ku xusan. Haddii aad deggan tahay banaanka Magaalo Weynta Toronto, telefoonka xxxxxxx xxx xiriir si aan uga wada hadalno qaabka aan baahidaada u haqab tiri laheyn. Waxaan ku dadaali doonaa inaan sida ugu haboon iyo isla jaaliyadaada in adeegyadeena lagugu soo gaarsiiyo. Waxaan adeegyadeena ku bixinaa 140 luqadood.
Xarunta Dhexe ee Howlgallada Shaqaalaha
Xarunta Dhexe ee Howlgallada Shaqaalaha waa urur u daneynayo shaqaalaha una taagan inuu horumariyo nolosha shaqaalaha iyo dadka muruq-maalka ah oo mushaharada yar qaata, ama qabta shaqooyinka aan joogtada ahqeyn. Waxaan rabnaa inaan sugno in shaqaalaha ay cod buuxa ku leeyihiin goobta shaqada, isla markaana ay helaan karaamada iyo cadaalada ay mudan yihiin. Cinwaanka xarunta waa sida hoos ku cad:
Cinwaanka Xarunta Dhexe ee Howlgallada Shaqaalaha waa 000 Xxxxxxx Xxxxxx, Xxxxx 000
Toronto ON M5S 2T9
Telefoonka: (000) 000-0000 Fakiska: (000) 000-0000 E-mail: xxxx-XX-xxxxxxxxxxxxxxxxxxx.xxx xxxx://xxx.xxxxxxxxxxxxxxxxxxx.xxx