SHARCIYADAAN WAXAY U ADEEGAYAAN AYADOO AAN LAGA EEGAYN XAALADA SOO GALOOTINIMADA SHAQAALAHA. SHAQAALAHA SHARCIYADU QABANAYAAN WAA QASAB INAY KU DHAQMAAN SHARCIYADAAN. AARGOOSIGU WAA SHARCI DARO.Labor Standards • October 13th, 2023
Contract Type FiledOctober 13th, 2023• Inay helaan batoonada cabsida (oo hudheelku bixiyo) markay ka shaqaynayaan ama ay adeeg u gaynayaan qol hudheelka uu ka dagan yahay qof marti ah
SHARCIYADAAN WAXAY U ADEEGAYAAN AYADOO AAN LAGA EEGAYN XAALADA SOO GALOOTINIMADA SHAQAALAHA. SHAQAALAHA SHARCIYADU QABANAYAAN WAA QASAB INAY KU DHAQMAAN SHARCIYADAAN. AARGOOSIGU WAA SHARCI DARO.Labor Standards Agreement • October 19th, 2020
Contract Type FiledOctober 19th, 2020• Inay helaan batoonada cabsida (oo hudheelku bixiyo) markay ka shaqaynayaan ama ay adeeg u gaynayaan qol hudheelka uu ka dagan yahay qof marti ah
Shaqaalaha Joogtada-Aheyn iyo Kuwa Ku-meelgaarka ahHuman Rights in Employment • February 5th, 2009
Contract Type FiledFebruary 5th, 2009Sharciga Xuquuqda Aadamiga Ontario wuxuu farayaa in qof waliba uu xaq u leeyahay in lagu dhaqo sinaan iyo caadaalad oo marnaba uusan goobta shaqada kala kulmin xaqiriaad u sabab ah midabkiisa, asalka-heybtiisa, gobolkiisa, qoladiisa, muwaadinimadiisa, diintiisa, jinsigiisa, dooqiisa-galmada, curyaanimadiisa, cimrigiisa, xaaslenimadiisa, heer-bulshadeedka qoyskiisa iyo inuu ku qoran yahay diiwaanka denbiyada.
Tilmaamo/Hage loogu talagalay Shaqaalaha oo ku saabsan Sharciga Minnesota ee Xatooyada MushaharkaHage Loogu Talagalay Shaqaalaha • July 22nd, 2019
Contract Type FiledJuly 22nd, 2019Xeer-dejinta Minnesota ayaa ansixisay, guddoomiyaha gobolkuna wuu saxiixay Xeerka cusub ee Minnesota ee Xatooyada Mushaharka Shaqaalaha. Sharciga cusub wuxuu beddelayaa sharciyada shaqada ee hadda jira waxaana la socda shuruudaha mushaharka iyo saacadaha oo cusub, ilaalinta iyo ciqaabta. Hagahani wuxuu sharaxayaa qodobada sharciga cusub oo bixin doona macluumaad dheeraad ah iyo ilaalin loo fidinayo shaqaalaha.
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha MaraykankaLabor Standards and Employment Regulations • June 10th, 2011
Contract Type FiledJune 10th, 2011Waaxda Mushqaayadda iyo Saacadda (WHD) ee Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Maraykanka ayaa mas’uul ka ah dhaqan- galinta iyo hirgelinta xeerarka dejinaya shuruudaha ugu yaraanta loo aqbali karo mushqaayadaha iyo xaaladaha shaqaynta ee gudaha dalkan, iyada oo aan loo eegin xalaadda imgreeshinka qofka.
ContractCasual Employment Information Statement • September 1st, 2010
Contract Type FiledSeptember 1st, 2010MUHIIM: Shaqaalaha cusub ee caadiga ah (casual employees) sidoo kale waxay u baahan yihiin in la siiyo Bayaanka Macluumaadka Shaqo Cadaalad ah (Fair Work Information Statement). Booqo www.fairwork.gov.au/fwis
ContractEmployee Rights and Protections • April 29th, 2019
Contract Type FiledApril 29th, 2019Shaqaalaha-ku-meel-gaadhka ihi waxa ay leeyihiin xuquuq la mid ah shaqaalaha kale. Haddi aadan haysan waraaqaha socdaalka, Lambarka Caymiskab Bulshada, Warqad Shaqo oo idman ama naqdi mishaharka lagugu siiyo, weli waxa aad leedahay xuquuqda aasaasiga ah ee shaqaynta.
Xuquuqda ShaqaalahaEmployee Rights • November 4th, 2011
Contract Type FiledNovember 4th, 2011Xeerka Xiriiryada Shaqaalaha Qaranka (NLRA) ayaa dammaanad ka qaadaysa xuquuqda shaqaalaha inay urur yeeshaan oo si wadajir ah ula gorgortamaan loo-shaqeeyahooda, oo ku kacaan waxqabad kale oo dhowran oo wadajir ah ama iska daayaan mid kasta oo ka mid ah ficilladaas korka ku yaal. Shaqaalaha hoos yimaad NLRA* ayaa laga ilaaliyaa noocaca anshax xumada loo-shaqeeyaha iyo ururrada shaqaalaha qaarkood. Ogeysiiskan ayaa adiga kaa siinaya macluumaad guud arrimaha ku saabsan xuquuqdaada, iyo xilalka saaran loo-shaqeeyeyaasha iyo ururrada shaqaalaha markay hoos timaad NLRA. La xiriir Guddiga Xiriiryada Shaqada iyo Shaaqalaha Qaranka (NLRB), oo ah hay’adda federaaliga ah ee soo baarta ee xallisa cabashooyinka hoos yimaad NLRA, adiga oo isticmaalaya macluumaadka lagu bixiyay hoosta, haddii wax su’aalo ah aad ka qabto xuquuda qaarkood ee laga yaabo inay ku aaddan tahay goobtaada shaqo ee gaarka ah.
Jawaab waan kuu heleynaa su´aalaha aad qabto oo ku saabsan caymisyadda.Caymisyadda • November 29th, 2012
Contract Type FiledNovember 29th, 2012Qofka ka shaqeeya goobaha shaqadda oo gaarka loo leeyahay waxaa ka jira oo ku khuseya heshiis shaqo oo u dhexeya ururadda shaqaalaha iyo loo shaqeeyaha (arbetsgivare), tusaale ahaan mishaaradda iyo saacadaha shaqo kuwaaso
Fasaxa Shaqada ee Maine ee Daryeelayaasha iyo Dadka Ay Saameysay Xaaladaha Degdegga ah ee Caafimaadka Dadwaynaha ayaa caymisa shaqaalaha iyagu laftooda u saameeyay ama u daryeelaya xubin qoys oo ay isku dhaw yihiin oo ay saamaysay xaaladda degdegga ah...Xeerarka Shaqada Iyo Shaqaalaha Ee La Xiriira Covid-19 • July 24th, 2020
Contract Type FiledJuly 24th, 2020Saamaynta xaaladda degdegga ah ee caafimaadka dadwaynaha micnaheedu waa in markaa la daawaynayo ama karantiil ama go'doomin ku jiraan, iyada oo waxyaabe kalena jiri karaan. Baahida fasaxa waa in loogula socodsiiyaa loo-shaqeeyaha waqti cayiman oo macquul ah.
Xeerarka Shaqada iyo Shaqaalaha ee La Xiriira COVID-19Xeerarka Shaqada Iyo Shaqaalaha Ee La Xiriira Covid-19 • July 31st, 2020
Contract Type FiledJuly 31st, 2020Fasaxa Shaqada ee Maine ee Daryeelayaasha iyo Dadka Ay Saameysay Xaaladaha Degdegga ah ee Caafimaadka Dadwaynaha ayaa caymisa shaqaalaha iyagu laftooda u saameeyay ama u daryeelaya xubin qoys oo ay isku dhaw yihiin oo ay saamaysay xaaladda degdegga ah ee caafimaadku.
Fasaxa Shaqada ee Maine ee Daryeelayaasha iyo Dadka Ay Saameysay Xaaladaha Degdegga ah ee Caafimaadka Dadwaynaha ayaa caymisa shaqaalaha iyagu laftooda u saameeyay ama u daryeelaya xubin qoys oo ay isku dhaw yihiin oo ay saamaysay xaaladda degdegga ah...Fasaxa Shaqada • July 31st, 2020
Contract Type FiledJuly 31st, 2020Saamaynta xaaladda degdegga ah ee caafimaadka dadwaynaha micnaheedu waa in markaa la daawaynayo ama karantiil ama go'doomin ku jiraan, iyada oo waxyaabe kalena jiri karaan. Baahida fasaxa waa in loogula socodsiiyaa loo- shaqeeyaha waqti cayiman oo macquul ah.
SHARCIYADAAN WAXAY U ADEEGAYAAN AYADOO AAN LAGA EEGAYN XAALADA SOO GALOOTINIMADA SHAQAALAHA. SHAQAALAHA SHARCIYADU QABANAYAAN WAA QASAB INAY KU DHAQMAAN SHARCIYADAAN. AARGOOSIGU WAA SHARCI DARO.Labor Standards Compliance Agreement • August 19th, 2021
Contract Type FiledAugust 19th, 2021• Inay helaan batoonada cabsida (oo hudheelku bixiyo) markay ka shaqaynayaan ama ay adeeg u gaynayaan qol hudheelka uu ka dagan yahay qof marti ah
Xuquuqda ShaqaalahaNational Labor Relations Act (Nlra) Overview • November 4th, 2011
Contract Type FiledNovember 4th, 2011Xeerka Xiriiryada Shaqaalaha Qaranka (NLRA) ayaa dammaanad ka qaadaysa xuquuqda shaqaalaha inay urur yeeshaan oo si wadajir ah ula gorgortamaan loo-shaqeeyahooda, oo ku kacaan waxqabad kale oo dhowran oo wadajir ah ama iska daayaan mid kasta oo ka mid ah ficilladaas korka ku yaal. Shaqaalaha hoos yimaad NLRA* ayaa laga ilaaliyaa noocaca anshax xumada loo-shaqeeyaha iyo ururrada shaqaalaha qaarkood. Ogeysiiskan ayaa adiga kaa siinaya macluumaad guud arrimaha ku saabsan xuquuqdaada, iyo xilalka saaran loo-shaqeeyeyaasha iyo ururrada shaqaalaha markay hoos timaad NLRA. La xiriir Guddiga Xiriiryada Shaqada iyo Shaaqalaha Qaranka (NLRB), oo ah hay’adda federaaliga ah ee soo baarta ee xallisa cabashooyinka hoos yimaad NLRA, adiga oo isticmaalaya macluumaadka lagu bixiyay hoosta, haddii wax su’aalo ah aad ka qabto xuquuda qaarkood ee laga yaabo inay ku aaddan tahay goobtaada shaqo ee gaarka ah.
SharcigaTilmaamaha Asaasiga ah Ee Xiriirka ka dhexeeya Shaqaalaha Wadaniga ahXiriirka Ka Dhexeeya Shaqaalaha Wadaniga Ah • August 12th, 2010
Contract Type FiledAugust 12th, 2010Faqro hoosaadka (A) – waxyaabaha la mamnuucay: ku qasabka shaqaalaha inay xubin ka noqdaan ururka shaqaalaha ama lagu qasbo heshiiska xamuulka kulul 28
Warqada HeshiiskaCollective Bargaining Agreement • September 20th, 2022
Contract Type FiledSeptember 20th, 2022Qoraalka Heshiiska ("MOA") wuxuu u dhexeeyaa Midawga Macalimiinta Boston, Local 66, AFT- Massachusetts ("BTU" ama "Midawga") iyo Guddiga Dugsiga ee Magaalada Boston ("Guddiga"), si wadajir ah, " Dhinacyada” oo ka kooban shuruudaha heshiiska gorgortanka wadareed ee hadda.
Kooras ku saabsan bulshada FinlandHeshiiska Shaqada • January 21st, 2021
Contract Type FiledJanuary 21st, 2021Heshiiska shaqada waxaa la isku afgartaa arrimaha ay ka midka yihiin mushaarka, waqtiga shaqada, mudada shaqada iyo shaqada la qabanaayo. Heshiiska shaqada waxaa uu noqon karaa mid qoraal ah, af ahaan ah ama elegtoroonig ah. Heshiiska shaqada waa in qoraal ahaan loo sameeyaa.
Garo Xuquuqdaada ShaqoEmployment Agreement • January 29th, 2019
Contract Type FiledJanuary 29th, 2019Ha iska saxeexin xuquuqdaada. Haddii aad saxiixdo heshiis leh shuruudo ka hooseeya mustawaha ugu hooseeya, sarkaalka kaa saxiixay waa xeer jebiye adna ma tihid ka xeerka jebiyay. Xattaa haddii aad saxiixdo, weli waxa aad xaq u leedahay xuquuqdaada sharci ahaan.
ContractMaine Labor Laws • December 9th, 2022
Contract Type FiledDecember 9th, 2022Sharciga Shaqada Sharciga Maine (Farqada Sharciyada Sharciga Shaqaalaha ee Gobalka Maine ayaa difaac siinaaya dadka ka shaqeeya Maine. Waaxda Shaqaalaha ee Maine ayaa maamusha sharciyada, taasoo dhammaan loo shaqeeyaasha ay qasab tahay inay raacaan. Wakiillada waaxda ayaa kormeer ku samaynaaya goobaha shaqada si loo xaqiijiyo ku dhaqanka. Ganaaxyo iyo ciqaabo ayaa la saari karaa loo shaqeeyaasha aan u hogaansamin sharciga. 26 M.R.S.A. § 42-B) ayaaqasab ka dhigaaya in loo shaqeeye kasta uu boorkaan ku dhajiyo Boorkaan wuxuu qeexayaa qaar kamid ah qaybaha muhiimka ah ee sharciyada. Nuqulka sharciyada saxda ah ama turjumaada rasmiga ah ayaa laga qaadan karaa Waaxda Shaqaalaha, Laanta Sharciyada Shaqaalaha, adoo wacaaya207-623-7900. (Sharciyada ayaa sidoo kale ku jira webseedka Laanta.) goobta shaqada gaar ahaan meel ay shaqaaluhu sifiican u arki karaan. Boorkaan ayaa looga heli karaa barta oonleenka ah si bilaash ah waxaana laga samaysan karaa nuqul: https://www.maine.gov/labor/posters/ W
Baro Xuquuqdaada ShaqadaEmployment Agreement • January 29th, 2019
Contract Type FiledJanuary 29th, 2019Marnaba ha saxiixin heshiis ka soo horjeeda xuquuqdaada. Haddii aad saxiixdo heshiis shuruudihiisu ay ka hooseeyaan xeerka shaqada, shirkadda aad u shaqeyso waxay jabineysaa sharciga. Hase yeeshee, xataa aad saxiixdo, xuquuqdaada waa leedahay.
Kooras ku saabsan bulshada FinlandHeshiiska Shaqada • January 21st, 2021
Contract Type FiledJanuary 21st, 2021Heshiiska shaqada waxaa la isku afgartaa arrimaha ay ka midka yihiin mushaarka, waqtiga shaqada, mudada shaqada iyo shaqada la qabanaayo. Heshiiska shaqada waxaa uu noqon karaa mid qoraal ah, af ahaan ah ama elegtoroonig ah. Heshiiska shaqada waa in qoraal ahaan loo sameeyaa.
ContractLabor Law • April 18th, 2014
Contract Type FiledApril 18th, 2014Sharciga Shaqada Sharciga Maine (Farqada Sharciyada Sharciga Shaqaalaha ee Gobalka Maine ayaa difaac siinaaya dadka ka shaqeeya Maine. Waaxda Shaqaalaha ee Maine ayaa maamusha sharciyada, taasoo dhammaan loo shaqeeyaasha ay qasab tahay inay raacaan. Wakiillada waaxda ayaa kormeer ku samaynaaya goobaha shaqada si loo xaqiijiyo ku dhaqanka. Ganaaxyo iyo ciqaabo ayaa la saari karaa loo shaqeeyaasha aan u hogaansamin sharciga. 26 M.R.S.A. § 42-B) ayaaqasab ka dhigaaya in loo shaqeeye kasta uu boorkaan ku dhajiyo Bureau of Labor Standards Boorkaan wuxuu qeexayaa qaar kamid ah qaybaha muhiimka ah ee sharciyada.Nuqulka sharciyada saxda ah ama turjumaada rasmiga ah ayaa laga qaadankaraa Waaxda Shaqaalaha, Laanta Sharciyada Shaqaalaha, adoo wacaaya 207-623-7900. (Sharciyada ayaa sidoo kale ku jira webseedka Laanta.) goobta shaqada gaar ahaan meel ay shaqaaluhu sifiican u arki karaan. Boorkaan ayaa looga heli karaa barta oonleenka ah si bilaash ah waxaana laga samaysan karaa nuqul: https://www.m