Waa maxay Isku Xirka Qoyska-Dugsiga
Waa maxay Isku Xxxxx Xxxxxx-Xxxxxxx
(Family-School Compact)?
Taageeridda Iskaashiga
South Junior High
Heshiiska Qoyska-Dugsiga Title I ee Kasbashasdu waa heshiis ay waalidiinta, ardayda iyo macalimiintu xxx xxxx saaraan. Wuxuu sharxaa sida waalidiinta iyo macalimiintu ay uga wada- shaqayn doonaan hubinta ardayda oo dhan inay helaan taageerada qof-calaa-qofka ah ee ay u baahan yihiin si ay u gaadhaan ugana saramaraan heerka waxbarashada fasalka.
South Junior High waa dugsiga Title 1 Iskuulka oo Dhan. Xxxxxxx xxxxxxxxx Title 1 Iskuulka oo Dhan waa hubinta in ardayda oo dhan, gaar ahaan ardayda liidata, muujiyaan aqqon iyo heerar sare oo kasbasho waxbarasho ah.
Himilada Degmada 742
Xxxxxxx Xxxxxxxxxxxx waa abuurista jawi badbaado iyo daryeel iyo dhaqan kaasi oo aanu ugu diyaarino, ku hawlgalino, wax ku xxxxx, ku xoojino, oo ku dhiirigalino dhammaan ardayda iyada oo la kaashanayo bulshada ku hareeraysan si aan ugu guulaysano bulshada maanta iyo tan berriba.
Shirarka Dejinta Hadafka
• Agoosto 30, 12-7:30 p.m.
Xxxxxxxx Xxxxxx
• Oktoobar 27 &
Nofeembar 3,
4:00-7:30 p.m.
• Febraayo 2
(kombiyuurka lagaga
qaybqaadanayo)
• Abriil 20, 4:00-7:30 p.m.
Habeenka STEAM (STEAM Night)
• Nofeembar 17,
6:00-7:30 p.m.
Xxxxxxxx Xxxxxxxx
• Maarso 2, 6:00-7:30 p.m.
Dabaaldega Guuleystayaasha Waxbarashada
• Diisambar 21, 8:30 a.m.
• Maarso 29, 8:30 a.m.
Aqal furan Middle Level/South
• Janaayo 31,
4:00-7:30 p.m.
• Maajo 12, 4:00-6:45 p.m.
Habeenka Waxqabadka Qoyska
• Maarso 30, 6-7:30
Kulamada Ururka Waalidka ee South
• Sebtember 13, Oktoobar
11, Nofeembar 15,
Diisambar 13, Janaayo
10, Febraayo 7, Maarso
14, Abriil 11, Maajo 23
Kulamada Waalidka Soomaaliyeed
• Sebtember 23, Oktoobar
28, Nofeembar 18,
Janaayo 27, Febraayo
24, Maarso 31, Abriil 28,
Maajo 26
Title I
Isku Xirka Qoyska- Dugsiga ee Guul Gaaridda ee
Xxxxxx Xxxxxxxx Xxxxxx Xxxxxxx
Yoolasha/Ahdaafta Dugsiga
Akhriska: Dayrta 2023, boqolkiiba ardayda fasalka 6, 7, & 8aad ee gaarta ama saramarta halbeegyada heerarka wax akhriska Minnesota ayaa waxay ka kordhayaan 40% oo ay gaarayaan 45.5% sida uu cabiro Reading MCA III.
Xisaabta: Dayrta 2023, boqolkiiba ardayda fasalka 6, 7, & 8aad ee gaarta ama saramarta halbeegyada heerarka xisaabta Minnesota ayaa waxay ka kordhayaan 25.5% oo ay gaarayaan 32.5% sida uu cabiro Math MCA III.
War Isgaadhsiinta Kusaabsan Barashada
2022-23
South waxa ka go’an gaadhsiinta si joogto ah qoysaska loo gaarsiiyo wixii kusaabsan barashada ilmahooga. Qaar kamid ah qaababka waalidiintu fili karaan inay ku helaan war isgaadhsiinta waxa kamid ah:
• Joornaalka toddobaadlaha ah (ROAR)
• Website-ka iskuulka iyo website-ka macalinka
• Schoology
• Fariin sidaha Skylert
Su’aalaha? Waalidiintu waxay la xidhiidhi karaan macalinka ilmahooga si ay u hubiyaan horumarka ardayda.
000-000-0000 xxx.xxx000.xxx/xxxxx 0000 00xx Xxx X, Xx. Cloud
Xxxx Xxxxxxxx, Maamule Xxxx.Xxxxxxxx@xxx000.xxx 000-000-0000
Dugsiyada Degmada 742 waxay kala shaqeeyaan ardayda iyo qoysaska taageerista guusha ardayda ee xagga akhriska iyo xisaabta. Marka la joogo South, qaar kamid ah isku-xidhayaasha muhiimka ah ee qoysaska waxa kamid ah:
Minnesota Math Corps iyo Reading Corps waxay ardayda u caawiyaan xxxxx xxx.
C4 waxay ardayda u diyaarisaa kulliyada iyo/ ama shaqo iyada oo dhisaysa xirfadaha si ay ugu guulaystaan iskuulka iyo wixii ka dambeeya. Life Smarts 1.0 waxay diirada saartaa caafimaadka, go’aan qaadashada caafimaadka leh, daryeelka shakhsi ahaaneed iyo fayo-qabka, iyo sidoo kale xirfadaha cilmiga caafimaadka iyo adeegyada aadanaha. Life Smarts 2.0 waxaa ka mid ah maaliyada shaqsiyeed, xirfadaha ganacsiga, hal- abuurka ganacsiga, xiriirka iyo farshaxanka.
Schoology waa hab lagu maamulo waxbarashada oo loogu talogalay macalimiinta iyo ardayda.
Buugaag online-ah: xisaab, akhris, sayniska iyo
barashada bulshada.
Macluumaadka website-ka degmada iyo iskuulku waxay taageeraan oo ay dardargeliyaan waxbarashada ardayda waxayna diyaar ku yihiin xxx.xxx000.xxx iyo website-ka iskuulkaaga.
Qaadashada layliga akhriska iyo xisaabta. Waa kuwan dhawr fikradood oo taas kaa caawinaya. Qoysasku waxa dhici karta inay hayaan fikrado kale si liiska loogu daro.
Ku raaxeyso xisaabta. Isticmaal alaabta laga helo guriga si aad u sahamisaan xisaabta. Intaa waxaa xxxxx, isticmaal ALEKS si aad u horumarisaan xirfadaha xisaabta, wax ogoow adiga oo raadinaya wargeyska toddobaadlaha ah ee ROAR ama websaytka macalinka si joogto ah.
Wax ogoow adiga oo soo raadsanaya fasalka ama wargeyska iskuulka bilkasta oona soo booqanaya website-ka iskuulka si joogto ah.
Aqrin iyo muraajaco la samee ardaydaada, warbixinada uu idin siiyay iskuulka Degmada.
Ka caawi ardayga maareynta waqtiga shaqada guriga (homework).
Imoow habeenada madadaalada oo ka qayb qaado howlaha iyo qorsheyaasha lagu horumarinayo waxbarashada ardayda.
Isku-day inaad xaadirto kulamada South Parent Association (Ururka Waalidka South) ama South Somali Parent Group (Kooxda Waalidka Soomaalida South), ama ka hel warbixin joornaalka todobaadlaha ah ee ROAR madadaalada qoyska.
Ardaydu waxa dhici karta inay doonaan isku-dayga fikradaha so socda si ay xidhiidh ugu sameeyaan ku barashada guriga iyo dugsiga:
Kaqayb qaado ugu yaraan xxx xxxx dugsi.
Ka hubi Skyward darajada fasallada si joogto ah.
La xidhiidh la-taliyayaasha, maamulayaasha iyo macalimiinta wakhtiyo go’an.
Raadso waxyaalaha aad daneyneyso oo saaxiibo ku kasbo hawlaha manhajka ka baxsan.
Dhammaystir shaqooyinka maalin kasta oo caawimaad waydiiso hadba sida aad ugu baahantahay.
Xxxxx ugu yaraan 30 daqiiqo maalin kasta wakhti ka baxsan iskuulka.
Dhammaan ogaysiisyada ka imanaya iskuulka sii waalidka ama mas’uulka.