Waa maxay Isku Xirka Qoyska-Dugsiga
Waa maxay Isku Xxxxx Xxxxxx-Xxxxxxx
(Family-School Compact)?
Heshiiska Qoyska-Dugsiga Title I ee Kasbashasdu waa
Taageeridda Iskaashiga
Hawlaha lagu Taageero Iskaashiga
North Junior High
heshiis ay waalidiinta, ardayda iyo macalimiintu xxx xxxx saaraan. Wuxuu sharaxaa sida waalidiinta iyo macalimiintu ay uga wada-shaqayn doonaan hubinta ardayda oo dhan inay helaan taageerada qof-calaa- qofka ah ee ay u baahan yihiin si ay u gaadhaan ugana saramaraan heerka fasalka.
North Junior High waa dugsiga Title 1 Iskuulka oo Dhan ah. Xxxxxxx xxxxxxxxx Title 1 Iskuulka oo Dhan ah waa hubinta in ardayda oo dhan, gaar ahaan ardayda liidata, muujiyaan xariifnimo iyo heerar sare oo kasbasho waxbarasho ah.
Himilada Degmada 742
Xxxxxxx Xxxxxxxxxxxx waa abuurista jawi badbaado iyo daryeel iyo dhaqan kaasi oo aanu ugu diyaarino, ku hawlgalino, wax ku xxxxx, ku xoojino, oo ku dhiirigalino
Shirarka Qoyska ee Dejinta Hadafka Ardayga
• Agoosto 30
Shirarka Waalidka Macallinka
• Dayrta - Oktoobar 13 & 18
• Jiilaalka - Jan. 26 & 30
• Gu’ga - Abriil 13
Habeenka Waalidka Soomaaliyeed
4-5 p.m., Media Center
• Sebtember 29, Nofeembar 17, Febraayo 9, Maajo 4
Kulanada Waaliddiinta Spirit of North
5:30-6:30 p.m. Media Center
• Sebtember 20, Janaayo 24, Abriil 18
Ardayga Bisha ee PBIS/ Quraacda Qoyska
• Diisambar 6, Maarso 17, Juun 1
Xxxxxxx Xxxxx (Open House) Xxxxxx Xxxxx
• Janaayo 30, 4-7:30 p.m.
Xxxxxxxx Xxxxxx/Xxxxxxx Xxxxx (Open House)
• Maajo 11, 4-6 p.m.
Title I
Isku Xirka Qoyska- Dugsiga ee Guul Gaaridda ee
Xxxxxx Xxxxxxxx Xxxxxx Xxxxxxx
2022-23
dhammaan ardayda iyada oo la kaashanayo bulshada ku hareeraysan si aan ugu guulaysano bulshada maanta iyo tan berriba.
Yoolasha/Ahdaafta Dugsiga
Akhriska: Dayrta 2023, boqolkiiba ardayda fasalka 6, 7, & 8aad ee gaarta ama saramarta halbeegyada heerarka wax akhriska Minnesota ayaa waxay ka kordhayaan 32.5% oo ay gaarayaan 37.5% sida uu cabiro Reading MCA III.
Xisaabta: Dayrta 2023, boqolkiiba ardayda fasalka 6, 7, & 8aad ee gaarta ama saramarta halbeegyada heerarka wax akhriska Minnesota ayaa waxay ka kordhayaan 19.3% oo ay gaarayaan 26.3% sida uu cabiro Math MCA III.
War Isgaadhsiinta Kusaabsan Barashada
North Junior waxa ka go’an gaadhsiinta si joogto ah qoysaska loo gaarsiiyo wixii kusaabsan barashada ilmahooga. Qaar kamid ah qaababka waalidiintu fili karaan inay ku helaan war gaadhsiinta waxaa kamid ah:
• Skylert: Xxxxxxxx xxxxxxxx xxx xxxxxx
• Warsidaha la-talinta macalinka
• Bogagga Internetka macalinka
• Schoology
• App-ka Qodobbada Hadalka
Su’aalaha? Waalidiintu waxay la xidhiidhi karaan macalinka la-talinta ama maaddada ilmahooga si ay u hubiyaan horumarka ardayga.
000-000-0000
xxx.xxx000.xxx/xxxxx Twitter: @NJH742
0000 00xx Xxx X, Xx. Cloud
Facebook: @NorthJHEagles Instagram: @northjrhigh742
Xxxxx Xxxxxx, Maamule xxxxx.xxxxxx@xxx000.xxx 000-000-0000
Dugsiyada Degmada 742 waxay kala shaqeeyaan ardayda iyo qoysaska taageerista guusha ardayda ee xagga akhriska iyo xisaabta. Marka la joogo North, qaar kamid ah isku- xidhayaasha muhiimka ah ee qoysaska waxa kamid ah:
Tababarayaasha Sanneh Foundation Dreamline ayaa waxay u adeegaan ardayda oo kooxo yar ah iyo shaqsi ahaanba iyagoo siiya caawimaad u meerin iyo ka caawinta shaqada guriga (homework).
Fasalka C4 (Xxxxxxxx, Xirfad, Bulsho iyo Wadaniyad) waa barnaamij u diyaargarowga xirfad shaqo iyo kulliyad oo ardayda ka caawiya inay horumariyaan xirfadaha ay u baahanyihiin si ay ugu guuleystaan kulliyada iyo wixii ka dambeeya.
Schoology waa hab lagu maamulo waxbarashada oo loogu talogalay macalimiinta iyo ardayda.
Buugaag online-ah: xisaab iyo akhris
Macluumaadka website-ka degmada iyo iskuulku waxay taageeraan oo ay dardargeliyaan waxbarashada ardayda waxayna diyaar ku yihiin xxx.xxx000.xxx. iyo website-ka iskuulkaaga.
Qaadashada layliga akhriska iyo xisaabta. Waa kuwan dhawr fikradood oo taas kaa caawinaya. Qoysasku waxa dhici karta inay hayaan fikrado kale si liiska loogu daro.
Xisaabta ku madadaalo. Isticmaalo alaab laga helo guriga si aad u sahamiso xisaabta.
Xog-ogaal ahaw adigoo raadinaya joornaalka fasalka ama dugsiga iyo adiga oo bil kasta booqonayana boga internetka ee dugsiga si joogto ah.
Akhri iyo muraajaco la samee ardaygaaga, akhbaarta ay iskuulka iyo degmadu bixiyaan.
Ka caawi ardaygaaga maareynta waqtiga shaqada guriga (homework).
Imoow habeenada madadaalada oo ka qayb qaado howlaha iyo qorshe yaasha si loo horumariyo waxbarashada ardayda.
Ka faa’iidayso taageerooyinka xxxx xx dhanka waxbarashada sida Khan Academy-Math, ALEKS (Assesment and Learning in Knowledge Spaces), Discovery Education, Xxxxxxxxxx.xxx, Schoology, Xxxxxxxxx.xxx iyo AMBLE Website (Association for Middle Level Education).
Ardaydu waxa dhici karta inay doonaan isku-dayga fikradaha so socda si ay xidhiidh ugu sameeyaan ku barashada guriga iyo dugsiga:
Kaqayb qaado ugu yaraan xxx xxxx dugsi.
Ka hubi Skyward darajada fasallada si joogto ah.
La xidhiidh la-taliyeyaasha, maamulka iyo macalimiinta mudadiiba mar
Raadso waxyaalaha aad daneyneyso oo saaxiibo ku kasbo hawlaha manhajka ka baxsan.
Dhammaystir shaqooyinka maalin kasta oo caawimaad waydiiso hadba sida aad ugu baa- hantahay.
Xxxxx ugu yaraan 30 daqiiqo maalin kasta wakhti ka baxsan iskuulka.
Dhammaan ogaysiisyada ka imanaya iskuulka sii waalidka ama mas’uulka.