Ceymiska Caafimaadka & Ilkaha oo Tayo Sare Leh
Qoddobada Kooban ee Ceymiska Caafimaadka
Ceymiska Caafimaadka & Ilkaha oo Xxxx Xxxx Leh
Ceymiskaaga waxaa ku jira dheefahan soo socda:
Is-daryeellida Waa Muhiim
Xxxxxxxx Xxxxxxxxxxx Dareenka
• Booqashooyinka Dhakhtarka Assaasiga oo Bilaash ah
• Caafimaadka
• Ilkaha
• Toosinta Ilkaha
• Caafimaadka Dareenka
• Aragga
• Maqalka
• Dhalmo la'aanta
• Daryeel Ku Habboon Jinsiga uu Qofka Doorto
• Daawada Dhakhtarku Qoro
• Daryeelka Baddelka ah
• Daryeelka U Jimcinta
Caafimaadka dareenka wuxuu muhiim u yahay sida caafimaadka jireed. Ceymiska waxaa ku jira daaweynta cilmi nafsiga, daawaynta, daaweynta koox ahaaned iyo daawooyinka kaaba ama baddelka u noqda kuwa kale, iyo sidoo kale:
App-ka Ginger. Haddii aad dareemayso murugo ama culays badan tijaabi Xxxxxx. Markaad isticmaasho Ginger, waxaad kula sheekaysan kartaa macalinka
Ka Hel Faa'iidada Ugu Badan Ceymiskaaga
Hel dhakhtar aad jeceshahay
Xiriir la sameyso dhakhtar aad ku kalsoon tahay adiga oo dooranayo xxxxxxxxxx xxxxxxxxx assaasiga ah, kaas oo aad la kulmi karto iyada oo khidmada ceymiska aan lahayn. Waxaad ula kulmi kartaa dhakhtarkan booqashooyinka fayo-qabka, haddii aad xanuunsato ama haddii aad u baahan tahay in laguu gudbiyo khabiir.
Haddii aad caymis ka haysato Xxxxxx Permanente xx Xxxxxxxxxx, xxxxxx xxxxxxxxxx daryeelka assaasiga ah ka dooran kartaa bogooda intarnetka. Ka gal ama xx xxxx akoonkaaga xxxxx xxxxxx.xx/xx-xxxxx, xx xxx waxaad dooran kartaa dhakhtar.
Haddii aad caymis ka haysato Xxxxx, xxxxxx xxxxxxxxxx daryeelka assaasiga ah ka dooran kartaa bogooda intarnetka. Ka gal ama xx xxxx akoonkaaga xxxxx xxxxxx.xx/xxxxx-xxxxx xx xxx waxaad dooran kartaa dhakhtarkaaga.
Dheefaha Maqalka ee Aan Lahayn Khidmada Adegga Ceymiska!
Iyada oo loo marayo ceymiska maqalka EPIC waxaad u heli kartaa dheg kasta qalabka maqalka oo ku kacaya ilaa iyo $1,200 oo aan lahayn khidmada adegga ceymiska iyo sidoo kale booqashooyinka qof ahaanta loo xaadiro ama onleenka ah. Xx xxxxx xxxxx xxxxxx.xx/xxxx.
app-ka taleefonka casriga ah oo ammaan ah 24/7, sidoo kale waxaad heli kartaa booqashooyinka fogaan- aragga oo ammaan ah oo qarsoodi ah oo aad la yeelato dhakhtar aqoonsi leh.
Xubnaha qoyskaaga ee ka wayn da'da 18 ayaa sidoo kale ku heli kara Ginger si bilaasha ah. La xiriir adeeg bixiyahaaga caymiska caafimaad si aad wax uga ogaato dheefaha gaarka ah ee aad heli karto.
WAXA CUSUB SANADKAN!
Isbaddelada lagu sameeyay caymiskaaga sanadkaan (dhammaan qorshayaasha caymiska):
• $0 khidmada adeegga ceymiska ee insuliinta baddelka u ah kuwa xxxx xx la doorbidayo ama insuliinta shirkadaha gaarka ah ee la doorbidayo.
• $25 khidmada adeegga ceymiska ee insuliinta shirkadaha gaarka ah ee aan la doorbideynin.
• Daryeelka baddelka ah ee la kordhiyay (sida daawaynta jir duridda iyo daryeelka u jimcinta) ayaa hadda la dabaraa ilaa iyo 20 booqosho sanad walbo. -Daryeelka daawaynta dabiiciga ah oo aan xxx xxxxxx.
• Xxxxxxx xxxxxx la'aanta oo sare loo qaaday,
oo ay ku jirto dheefta farmsiga oo cusub oo loogu talagalay baahiyaha dhalmada.
Waxyaabaha Baddelka u Ah Isticmaalka Qolka Gurmadka Degdegga ah
Haddii aad u baahan tahay daryeel degdeg ah, raadi xarunta daryeelka degdegga ee kuugu dhaw ama ballan isla maalintaas ah ka qabso dhakhtarkaaga. Markaad sidaas samayso waxaad kaysan kartaa lacag.
Ku Baaqso Inaad Isticmaasho Xarumaha Daryeelka Degdegga ah.
Haddii aad u baahan tahay daryeel degdeg ah, raadi xarunta daryeelka degdegga ee kuugu dhaw ama ballan isla maalintaas ah ka qabso dhakhtarkaaga.
Daryeelka degdegga ah lamid ma ahan daryeelka gurmadka degdegga ah.
Haddii aad la dhibaatooneyso xaalad naf-gooyo ah, sida wadna istaaga ama qabsinka, waa inaad aado qolka gurmadka degdegga ah. Haddii aad yeelato dhaawcyo jireed oo fudud, sida anqaw murgacday, booqo xarunta daryeelka degdegga ah.
U Maareey Daawo Qoraaladaada Dhakhtarka Si Caqli leh
Ceymiska daawada dhakhtarka qoro waa qayb muhiim ka ah dheefahaaga caafimaadka. Faa'iidada ugu badan ka hel inaad fahanto dookhyadaada marka ay timaado daawooyinka uu dhakhtarku qoro.
Kula Kulan Dhakhtarkaaga Bilaash
Caymiskaaga Xxxxxx Permanente ama Aetna ma lahan khidmada adeegga ceymiska markaad la kulanto dhaktarkaaga daryeelka assaasiga ah (sidoo kale loo yaqaano adeeg bixiyaha daryeelka aasaasiga ah, ama PCP). Waxaad ula kulmi kartaa PCP-gaaga baaritaanada fayo- qabka, markaad xanuunsato ama haddii aad u baahan tahay in laguu gudbiyo khabiir.
• Haddii aad caymis ka haysato Xxxxxx Permanente xx Xxxxxxxxxx, wax badan xx xxxx xxxxx xxxxxx.xx/xxxxxx-xxxxxx.
• Haddii aad caymis ka haysato Aetna, wax badan xx xxxx xxxxx xxxxxx.xx/xxxxx-xxxxxx.
KPWA
Khidmada Adeegga Ceymiska ee Daawo Qoraalka Dhakhtarka (Bixiyaha u shaqeeya shirkada ceymiska) | Farmashiga (siinta ilaa iyo 30-ka maalmood ah) | Ku Iibsashada Boostada (siinta ilaa iyo 90-ka maalmood ah) |
Daawooyinka ka hortagga uurka ee baddelka u ah kuwa kale | $0 | |
Daawooyinka Lagu Qiimeeyo Waxtarkooda | $4 | Daawooyinka qaarkood waxay xaq u leeyihiin qiimo |
dhimis marka lagu | ||
dalbado adeegyada | ||
Daawooyinka Beddelka u Noqda Daawo Kale | $8 | daawada dhakhtarka uu qoro ee lagu iibsado boostada. |
Xxxxxx Xxxxxxxxxx Shirkadaha Gaarka ah ee Ceymiska Ku Jira | $25 |
Ku Baaqso Inaad Isticmaasho Xarumaha Daryeelka Degdegga ah | |
Qolka Gurmadka Degdegga ah $200 Khidmada Adeegga Ceymiska, kadib 20% lacagaha haraaga lacag jarista kadib | Daryeelka Degdegga ah / Booqashooyinka Dhakhtarka $0 Khidmada Adeegga Ceymiska, lacag jarista ma khuseeyso |
Ku Baaqso Inaad Isticmaasho Xarumaha Daryeelka Degdegga ah | |
Qolka Gurmadka Degdegga ah $200 khidmada Adeegga Ceymiska, kadib 20% lacagaha haraaga lacag jarista kadib | Daryeelka Degdegga ah / Booqashooyinka Dhakhtarka $25 khidmada Adeegga Ceymiska, lacag jarista ma khuseeyso |
Aetna
Khidmada Adeegga Ceymiska ee SavRx (Bixiyaha u shaqeeya shirkada ceymiska) | Farmashiga 30 bari daawo la qaato | Ku Iibsashada Boostada |
Daawooyinka ka hortagga uurka ee baddelka u ah kuwa kale | $0 | |
Daawooyinka Lagu Qiimeeyo Waxtarkooda* | $4 | 2x khidmada adeegga ceymiska ee daawo qoraalka dhakhtarka ee daawada 90-ka maalmood la qaato |
Daawooyinka Beddelka u Noqda Daawo Kale | $8 | |
(kaliya bixiyaha u shaqeeya shirkada ceymiska) | ||
Liiska Dawwoyinka Shirkadaha Gaarka ah ee Ceymiska Ku Jira | $25 | |
Xxxxxx Xxxxxxxxxxx Shirkadaha Gaarka ah ee Aan Ceymiska Ku Jirin | $50 |
*Daawooyinka lagu qiimeeyo waxtarkooda waa daawooyin baddel u ah kuwa kale oo loogu talagalay in lagu daaweeyo xaalado caafimaad oo kala duwan.
KPWA ee La Doorto Soo Koobida Qorshaha Ceymiska HMO
Taariikhda Dhaqan Xxxxx 8/1/2023
Kani waa soo koobid kooban oo ku saabsan dheefooyinka. KANI MA AHAN HESHIIS AMA SHAHAADO CEYMIS. Dhammaan dheefooyinka, oo ay ka mid yihiin daryeelka baddelka ah, waxaa loogu talaglay adeegyo caafimaad ahaan muhiim ah. Qofka Xubnaha ah waxaa laga qaadi doonaa qiima
wadaaga qaybta yar ee adeega ceymiska leh ama qiimaha saxda ah ee adeegaas. Si aad u hesho qodobadda ceymiska oo dhameystiran, oo ay ku jiraan xadidaadaha, fadlan ka tixraac shahaadadaada ceymiska. Sida waafaqsan Patient Protection and Affordable Care Act of 2010 (Sharciga Ilaalinta Bukaanka iyo Daryeelka Caafimaad ee La Awoodi Karo ee 2010): Carruurta kugu tiirsan ayaa xaq u leh in laga diiwaangeliyo caymiskan ilaa dhalashadooda 26aad.
Dheefaha | Shabakada Ceymiska Dhexdeeda |
Lacag jarista ceymiska | Shaqsi: $1,500 halki mudda sanadeedba Qoyska: $3,000 halki mudda sanadeedba |
Lacag jarista shaqsi ahaaneed ee la wareejinayo | Lacag wareejinta rubuc 4-afaraadka ma quseeyso |
Haraaga lacag jarista kadib ee ceymiska | Ceymiska wuxuu bixinayaa 80%, waxaad bixinaysaa 20% |
Xadka lacagta jaabka laga bixiyo | Shaqsi: $6,250 Qoyska: $12,500 |
Muddada sugitaanka xaalad horay u sii jirtay (PEC) | Ma jirto muddada sugitaanka ee PEC |
Qiimaha ugu badan inta aad nooshahay | Aan xadidinayn |
Adeegyada bukaan socodka (Booqashooyinka xafiiska) | Ma jirto khidmadaha adegga ceymiska assaasiga ah/$15 khidmadaha adegga ceymiska takhasuslaha, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib la iskama qaado |
Adeegyada isbitaalka | Adeegyada bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Oggolaanshaha hore ayaa loo baahan yahay ama ceymis ma lahaan doono. Qalliinka bukaan socodka: $50, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Daawada dhakhtarku qoro (daawooyinka qaarkood ee la isku duro waxaa lagu dabari karaa adeegyada Bukaan Socodka) | Daawooyinka lagu qiimeeyo waxtarkooda/daawooyinka baddelka u ah kuwa xxxx xx la doorbidayo (Tier 1)/daawooyinka shirkadaha gaarka ah ee la doorbidayo (Tier 2) $4/$8/$25 khidmada adeegga ceymiska daawooyinka 30ka maalmood la qaato Insuliin: Daawooyinka baddelka u ah kuwa xxxx xx la doorbidayo (Tier 1)/Daawooyinka shirkadaha gaarka ah ee la doorbidayo (Tier 2) $0/$0 Khidmada Adeegga Ceymiska |
Ku iibsashada boostada ee daawada dhakhtarku qoro (siinta ilaa iyo 90-ka maalmood ah) | Daawooyinka qaarkood waxay xaq u leeyihiin qiimo dhimis marka lagu dalbado adeegyada daawada dhakhtarka uu qoro ee lagu iibsado boostada |
Daawaynta jir duridda ah | $0 khidmada adeegga ceymiska La dabaro ilaa iyo 20 booqasho halki caafimaad ogaanshaba halki muddo sanadeedba iyada oo aysan jirin oggeysiis horudhac ah; booqoshooyin dheeraad ah marka uu ansixiyo qorshaha - oo si buuxda loo dabaro. |
Adeegyada ambalaaska | Ceymiska wuxuu bixinayaa 80%, waxaad bixinaysaa 20% |
Balwada maandooriyaha | Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba, ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Oggolaanshaha hore ayaa loo baahan yahay ama ceymis ma lahaan doono. Bukaan socodka: $0 khidmada adeegga ceymiska |
Aalad, qalab iyo saad | Waxaa la dabbaray 50%. Oggolaanshaha hore ayaa loo baahan yahay ama ceymis ma lahaan doono. • Qalabka Caafimaadka ee Raaga • Qalabka lafaha iyo murqaha lagu kabo • Naasa-reebka qalliinka naasaha ka gadaal oo ku xadidan labo (2) lix bilood (6) oo kasta • Saadka caloosha lagu dolooliyo • Qalabyada isbeerka jirka |
Saadka sonkoworga | Insuliin, cirbado, sirinjeero iyo xxxxx dalooliso ah-eeg daawooyinka Dhakhtarka uu qoro. Bamka insulin-ta laga qaato ee bannaanka yaalo, mashiinta cabirta sonkorta dhiiga, alaabaha iyo saadka wax lagu baaro—eeg Aaladaha, qalabka iyo saadka. Xxxxx Xxxxxxxx, qalabka iyo saadka ama Daawada dhakhtarku qoro ay ceymis leeyihiin oo ay xadidaada dheefta leeyihiin, saadka sonkoworga xadidaadahan ma qaban karaan. |
Adeegyada sheybaarka cudur ogaanshaha iyo raajada | Bukaan jiifka: Lagu dabaro oo hoos imaada Adeegyada isbitaalka Bukaan socodka: Loo dabaro si dhameystiran, MRI/PET/CT $50 khidmadaha adegga ceymiska Adeegyada raajada ee ugu qaalisan sida CT, MR iyo PET waa in la go'aamiyo inay u Habboonyihiin Caafimaad ahaan waxayna u baahan yihiin oggolaansho horudhac ah marka laga reebo inay la xiriiraan daryeelka Gurmadka Degdegga ah ama adeegyada bukaan jiifka. |
Xaaladaha deg-degga ah (khidmada adeegga ceymiska waa la iska dhaafayaa haddii la seexiyo) | $200 khidmada adeegga ceymiska ee xarun cayiman $200 khidmada adeegga ceymiska ee xarun aan cayimnayn Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. |
KPWA ee La Doorto Soo Koobida Qorshaha Ceymiska HMO
Dheefaha | Shabakada Ceymiska Dhexdeeda |
Baaritaanada maqalka (1 baaritaan oo joogta ah 12-ka biloodba) | $0 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib la iskama qaado |
Qalabka maqal-kaaliyaha | Lagu dabaro dheef xxxx xx: Ceymiska maqalka EPIC. Ma lahan khidmada adegga ceymiska, ilaa iyo $1,200 hashi dhagba 3 sano oo kasta oo laga bixinayo kharashka maqal-kaaliyaha. Wax badan xx xxxx xxxxx xxxxxx.xx/xxxx. |
Adeegyada Caafimaadka Guriga | Waxaa loo dabaraa si dhameystiran. Ma lahan xad booqashada. Oggolaanshaha hore ayaa loo baahan yahay ama ceymis ma lahaan doono. |
Adeegyada daryeelka dadka geerida ku dhaw | Waxaa loo dabaraa si dhameystiran. Oggolaanshaha hore ayaa loo baahan yahay ama ceymis ma lahaan doono. |
Adeegyada dhalmo la'aanta | Adeegyada caafimaadka iyo qalliinka ee lagu daaweeyo madhalaysnimada iyo dhalmo la'aata iyo dhammaan adeegyada la xiriira, oo ay ku jiraan bacriminta shahwada ee macmalka ah, bacriminta ilmaha banaanka lagu koriyo iyo cudur daaweynta ayaa ceymis leh iyada oo ku xiran kharash qeybsiga adeegyada bukaan socodka ee habboon, oo ku xadidan $50,000 qiimaha ugu badan inta aad nooshahay. Daawooyinka dhalmada waxaa lagu dabaraa iyada oo ku xiran lacag jarista iyo 20% haraaga lacag jarista kadib ee ceymiska, oo ku xadidan qiimaha ugu badan inta aad nooshahay oo ah $35,000 |
Daawaynta daliiga loo adeegsado | Ceymis leh ilaa iyo 20 booqosho halki mudda sanadeedba iyada oo uusan jirin oggeysiis horudhac ah - $0 khidmada adeegga ceymiska. |
Adeegyada duugista | Eeg Adeegyada baxnaaninta |
Adeegyada Dhalmada | Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba Bukaan socodka: $0 khidmada adeegga ceymiska. Daryeelka joogtada ah oo aan ku xirnayn khidmada adeegga ceymiska adeegyada bukaan socodka. |
Caafimaadka Dhimirka | Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Oggolaanshaha hore ayaa loo baahan yahay ama ceymis ma lahaan doono. Bukaan socodka: $0 khidmada adeegga ceymiska |
Daawaynta dabiiciga ah | $0 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib la iskama qaado. Booqashooyin aan xadidnayn sanad walba oo aan lahayn oggolaansho horeeya. Waxaa loo dabaraa si dhameystiran. |
Adeegyada Xxxxxx Xxxxxx Xxxxxxx | Xxxxxxxx joogista hore: Eeg Adeegyada Isbitaalka: Booqashooyinka xafiiska: Eeg Adeegyada Bukaan Socodka: Daryeelka fayo- qabka joogtada ah: Eeg Daryeelka kahortagga. Kharash wadaag walba oo ku aadan adeegyada ilmaha markaa dhashay waa xx xxxx midka hooyada. |
Adeegyada Cayilka Saa'idka ah La Xiriiro | Ceymiska ku leh kharash qeybi marka shuruudaha caafimaadka la buuxiyo |
Xubno baddelida | Aan xadidinayn, ma lahan muddo sugitaan Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa Bukaan socodka: $0 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib la iskama qaado |
Daryeelka kahortaga ah: Hubinta fayo-qabka jireed, tallaalada, baaritaanka kansarka makaanka haweenka, raajada naasaha | Waxaa loo dabaraa si dhameystiran Dawooyinka iyo aaladaha kahortagga uurka ayaa si dhamaystiran loo dabaraa. |
Adeegyada baxnaaninta: Booqashooyinka baxnaaninta waa isku geyn booqashooyin daawayn halki mudda sanadeedba | Bukaan jiifka: 60 maalmood halki mudda sanadeedba. Adeegyada cudur ogaanshaha caafimaadka dhimirka waxaa lagu dabaraa xadidaad la'aan. $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Oggolaanshaha hore ayaa loo baahan yahay ama ceymis ma lahaan doono. Bukaan socodka: 60 booqashooyin halki mudda sanadeedba. Adeegyada cudur ogaanshaha caafimaadka dhimirka waxaa lagu dabaraa xadidaad la'aan. Ma jirto khidmadaha adegga ceymiska assaasiga ah/$15 khidmadaha adegga ceymiska takhasuslaha, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib la iskama qaado |
Xarunta dadka lagu xanaaneeyo | Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. Ceymis leh ilaa iyo 60 maalmood halki mudda sanadeedba. Oggolaanshaha hore ayaa loo baahan yahay ama ceymis ma lahaan doono. |
Jeermis Nadiifinta (qalliinka xininyaha, qalliinka xubinta taranka haweenka) | Waxaa loo dabaraa si dhameystiran. |
Adeegyada Xxxx Xxxx Qanjaha (TMJ) | Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. Bukaan socodka: $0 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib la iskama qaado |
La-talinta barnaamijka joojinta tubaakada | Barnaamijka Quit for Life - waxaa loo dabaraa si dhameystiran |
Daryeelka araga ee joogtada ah (1 booqasho 12 bilood oo kasta) | $0 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib la iskama qaado |
Qalabka araga: Muraayadaha, oo ay ka mid yihiin dhalooyinka isha la saaro iyo fareemka ookiyaalaha | Xubnayaasha ka yar 19 jir: 1 joog oo fareemyo iyo muraayado ah sanadkiiba ama dhalooyinka isha la saaro oo lagu dabarayo 50% lacagaha haraaga lacag jarista kadib Xubnayaasha 19 jirka ah iyo ka wayn: $300 12-ki biloodba |
Aetna Soo Koobida Qorshaha Ceymiska
PPO
Taariikhda Dhaqan Xxxxx 8/1/2023
Kani waa soo koobid kooban oo ku saabsan dheefooyinka. KANI MA AHAN HESHIIS AMA SHAHAADO CEYMIS. Dhammaan dheefooyinka, oo ay ka mid yihiin daryeelka baddelka ah, waxaa loogu talaglay adeegyo caafimaad ahaan muhiim ah. Qofka Xubnaha ah waxaa laga qaadi doonaa qiima
wadaaga qaybta yar ee adeega ceymiska leh ama qiimaha saxda ah ee adeegaas. Si aad u hesho qodobadda ceymiska oo dhameystiran, oo ay ku jiraan xadidaadaha, fadlan ka tixraac shahaadadaada ceymiska. Sida waafaqsan Patient Protection and Affordable Care Act of 2010 (Sharciga Ilaalinta Bukaanka iyo Daryeelka Caafimaad ee La Awoodi Karo ee 2010): Carruurta kugu tiirsan ayaa xaq u leh in laga diiwaangeliyo caymiskan ilaa dhalashadooda 26aad.
Dheefaha | U Shaqeeya Shirkada Ceymiska | Bixiyaha Aan U Shaqeynin Shirkada Ceymiska |
Lacag jarista ceymiska | Lacag jarista shaqsi ahaaneed: $1,500 halki mudda sanadeedba Lacag jarista qoyska: $3,000 halki mudda sanadeedba | Lacag jarista shaqsi ahaaneed: $3,000 halki mudda sanadeedba Lacag jarista qoyska: $6,000 halki mudda sanadeedba |
Haraaga lacag jarista kadib ee ceymiska | Ceymiska wuxuu bixinayaa 80%, waxaad bixinaysaa 20% | Ceymiska wuxuu bixinayaa 50%, waxaad bixinaysaa 50% |
Xadka lacagta jaabka laga bixiyo | Adeegyada caafimaad: Shaqsi: $5,250 Qoys: $10,500 Daawada dhakhtarku qoro: Shaqsi: $1,000 Qoys: $2,000 | Adeegyada Caafimaad: Waxbo Daawada dhakhtarku qoro: Waxbo |
Muddada sugitaanka xaalad horay u sii jirtay (PEC) | Ma jirto muddada sugitaanka ee PEC | La mid ah bixiyaha u shaqeeya shirkada ceymiska |
Qiimaha ugu badan inta aad nooshahay | Aan xadidinayn | La mid ah bixiyaha u shaqeeya shirkada ceymiska |
Adeegyada bukaan socodka (Booqashooyinka Xafiiska) | $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay. Dhammaan booqashinka aad la leedahay adeeg bixiyahaaga daryeelka aasaasiga ah (PCP) waxay lahaan doonaan $0 khidmada adeegga ceymiska. | $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. Lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay. |
Adeegyada isbitaalka | Adeegyada bukaan jiifka: Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa Qalliinka bukaan socodka: $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. Lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay | Adeegyada bukaan jiifka: Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa Qalliinka bukaan socodka: $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Daawada dhakhtarku qoro (daawooyinka qaarkood ee la isku duro waxaa lagu dabari karaa adeegyada Bukaan Socodka) | Daawooyinka Lagu Qiimeeyo Waxtarkooda/Daawooyinka Baddelka U Ah Kuwa Xxxx Xx La Doorbidayo (Tier 1)/ Daawooyinka Shirkadaha Gaarka Ah Ee La Doorbidayo(Tier 2)/Shirkadaha Aan La Doorbideynin (Tier 3) $4/$8/$25/$50 Insuliin: Daawooyinka baddelka u ah kuwa xxxx xx la doorbidayo (tier 1)/daawooyinka shirkadaha gaarka ah ee la doorbidayo(tier 2)/shirkadaha aan la doorbideynin (Tier 3) $0/$0/$25 khidmada adeegga ceymiska | Daawooyinka baddelka u ah kuwa xxxx xx la doorbidayo (tier 1)/ daawooyinka shirkadaha gaarka ah ee la doorbidayo(tier 2)/shirkadaha aan la doorbideynin (Tier 3) $13/$30/$55 khidmada adeegga ceymiska Insuliin: Daawooyinka baddelka u ah kuwa xxxx xx la doorbidayo (tier 1)/daawooyinka shirkadaha gaarka ah ee la doorbidayo(tier 2)/ shirkadaha aan la doorbideynin (Tier 3) $13/$30/$35 khidmada adeegga ceymiska |
Ku iibsashada boostada ee daawada dhakhtarka uu qoro | 2 x kharash qeybsiga daawo qoraalka dhakhtarka ee daawada 90-ka maalmood la qaato | Aan ceymis lahayn |
Daawaynta jir duridda ah | 20 booqosho halki mudda sanadeedba $0 khidmada adeegga ceymiska | Lala wadaago xadka booqashada bixiyeyaasha shirkada ceymiska $15 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Adeegyada ambalaaska | Ceymiska wuxuu bixinayaa 80%, waxaad bixinaysaa 20% | La mid ah dheefta bixiyeyaasha shirkada ceymiska ee la doorbidayo |
Xxxxxxx maandooriyaha | Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay. Bukaan socodka: Loo dabaro si dhameystiran, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay | Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba, ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. Bukaan socodka: $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Aetna Soo Koobida Qorshaha Ceymiska PPO
Dheefaha | Bixiyeyaasha Shirkada Ceymiska ee La Doorbidayo | Bixiyeyaasha Shirkada Ceymiska ee Aan La Doorbidaynin |
Aalad, qalab iyo saad • Qalabka Caafimaadka ee Raaga • Qalabka lafaha iyo murqaha lagu kabo • Naasa-reebka qalliinka naasaha ka gadaal oo ku xadidan labo (2) lix bilood (6) oo kasta • Saadka caloosha lagu dolooliyo • Qalabyada isbeerka jirka | Lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay | Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Saadka sonkoworga | Fiiri: Daawada Dhakhtarku Qoro | Fiiri: Daawada Dhakhtarku Qoro |
Adeegyada sheybaarka cudur ogaanshaha iyo raajada | Bukaan jiifka: Lagu dabaro oo hoos imaada adeegyada isbitaalka Bukaan socodka: Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa | Bukaan jiifka: Lagu dabaro oo hoos imaada adeegyada isbitaalka Bukaan socodka: Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Adeegyada gargaarka degdegga ah (khidmada adeegga ceymiska waa la iska dhaafayaa haddii la seexiyo) | $200 khidmada adeegga ceymiska. Lacagaha haraaga lacag jarista kadib iyo lacagaha la jaro ayaa la iska qaadayaa | La mid ah bixiyaha u shaqeeya shirkada ceymiska |
Baaritaanada maqalka (joogtada ah) | Loo dabaro si dhameystiran, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay | Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Qalabka maqal-kaaliyaha | Lagu dabaro dheef xxxx xx: Ceymiska maqalka EPIC. Ma lahan khidmada adegga ceymiska, ilaa iyo $1,200 hashi dhagba 3 sano oo kasta oo laga bixinayo kharashka maqal- kaaliyaha. Wax badan xx xxxx xxxxx xxxxxx.xx/xxxxxxx | Lagu dabaro dheef xxxx xx: Ceymiska maqalka EPIC. Ma lahan khidmada adegga ceymiska, ilaa iyo $1,200 hashi dhagba 3 sano oo kasta oo laga bixinayo kharashka maqal-kaaliyaha. Wax badan xx xxxx xxxxx xxxxxx.xx/xxxxxxx |
Adeegyada Caafimaadka Guriga | Loo dabaro si dhameystiran, ilaa iyo 130 booqasho guud ahaan halki mudda sanadeedba. Lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay | Lala wadaago xadka booqashada bixiyeyaasha shirkada ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. |
Adeegyada daryeelka dadka geerida ku dhaw | Loo dabaro si dhameystiran, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay | Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. |
Adeegyada dhalmo la'aanta | Adeegyada caafimaadka iyo qalliinka ee lagu daaweeyo madhalaysnimada iyo dhalmo la'aata iyo dhammaan adeegyada la xiriira, oo ay ku jiraan bacriminta shahwada ee macmalka ah, bacriminta ilmaha banaanka lagu koriyo iyo cudur daaweynta ayaa ceymis leh iyada oo ku xiran kharash qeybsiga adeegyada bukaan socodka ee habboon, oo ku xadidan $50,000 qiimaha ugu badan inta aad nooshahay. Daawooyinka dhalmada waxaa lagu dabaraa iyada oo ku xiran lacag jarista iyo 20% haraaga lacag jarista kadib ee ceymiska, oo ku xadidan qiimaha ugu badan inta aad nooshahay oo ah $35,000 | Aan ceymis lahayn |
Daawaynta daliiga loo adeegsado | Ceymis leh ilaa iyo 20 booqosho halki mudda sanadeedba iyada oo uusan jirin Ogaysiis horudhac ah $0 khidmada adeegga ceymiska | Xadidaadaha lala wadaagay bixiyaha u shaqeeya shirkada ceymiska $15 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Adeegyada duugista | $15 khidmada adeegga ceymiska (20 booqasho halki mudda sanadeedba) | Lala wadaago xadka booqashada bixiyeyaasha shirkada ceymiska $15 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Adeegyada Dhalmada | Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay Bukaan socodka: $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay. Daryeelka joogtada ah oo aan ku xirnayn khidmada adeegga ceymiska adeegyada bukaan socodka. | Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. Bukaan socodka: $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. |
Caafimaadka Dhimirka | Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba, ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay Bukaan socodka: Loo dabaro si dhameystiran, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay | Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba, ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. Bukaan socodka: $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Daawaynta dabiiciga ah | Booqashooyin aan xadidnayn sanad walba oo aan lahayn oggolaansho horeeya. $0 Khidmada Adeegga Ceymiska | $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Aetna Soo Koobida Qorshaha Ceymiska PPO
Dheefaha | Bixiyeyaasha Shirkada Ceymiska ee La Doorbidayo | Bixiyeyaasha Shirkada Ceymiska ee Aan La Doorbidaynin |
Adeegyada Xxxxxx Xxxxxx Xxxxxxx | Isbitaal joogista hore: Eeg Adeegyada Isbitaalka: Booqashooyinka xafiiska: Eeg Adeegyada Bukaan Socodka: Daryeelka fayo-qabka joogtada ah: Eeg Daryeelka kahortagga. Kharash wadaag walba oo ku aadan adeegyada ilmaha markaa dhashay waa xx xxxx midka hooyada. | Isbitaal joogista hore: Eeg Adeegyada Isbitaalka: Booqashooyinka xafiiska: Eeg Adeegyada Bukaan Socodka: Daryeelka fayo-qabka joogtada ah: Eeg Daryeelka kahortagga. Kharash wadaag walba oo ku aadan adeegyada ilmaha markaa dhashay waa xx xxxx midka hooyada. |
Qalliinka cayilka saa'idka ah la xiriiro (cilmi seyniska cayilka) | Ceymiska ku leh kharash qeybi marka shuruudaha caafimaadka la buuxiyo | Aan ceymis lahayn |
Xubno baddelida | Aan xadidinayn, ma lahan muddo sugitaan Bukaan jiifka: $100 khidmada adeegga ceymiska, maalintiiba ilaa iyo 5 maalmood halki isbitaal dhigisba. Lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa Bukaan socodka: $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay | Aan ceymis lahayn Caymiska Aan La Doorbidin ayaa lagu bixinayaa xarumaha aaan ahayn IOE. |
Daryeelka kahortaga ah (Hubinta fayo-qabka jireed, tallaalada, baaritaanka kansarka makaanka haweenka, raajada naasaha) | Loo dabaro si dhameystiran, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay Adeegyada daryeelka kahortaga ah ee haweenka (oo ay ku jiraan dawooyinka kahortagga uurka iyo aaladaha iyo jeermis- dilista) dhammaamtood waxaa loo dabaraa si dhamaystiran. | Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Adeegyada baxnaaninta (Booqashooyinka baxnaaninta waa isku geyn booqashooyin daawayn halki mudda sanadeedba) | $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay Ceymis leh ilaa iyo 60 booqosho halki sanaba | $25 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa Xadidaada lala wadaagay bixiyaha u shaqeeya shirkada ceymiska |
Xarunta dadka lagu xanaaneeyo | Lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa Ceymis leh ilaa iyo 60 maalmood halki mudda sanadeedba | Xadidaada maalmaha xx xxxx wadaago bixiyeyaasha u shaqeeya shirkada ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa. |
Jeermis Nadiifinta (qalliinka xininyaha, qalliinka xubinta taranka haweenka) | Qalliinka xininyaha: Kharash wadaagaaga wuxuu ku xiran yahay nooca adeegga iyo meesha lagu qabtay Qalliinka xubinta taranka haweenka: Loo dabaro si dhameystiran, lacagaha la jaro ayaa laga dhaafay | Qalliinka xininyaha: Kharash wadaagaaga wuxuu ku xiran yahay nooca adeegga iyo meesha lagu qabtay Qalliinka xubinta taranka haweenka: Aan ceymis lahayn |
Xxxx Xxxx Qanjaha Adeegyada (TMJ) | Aan ceymis lahayn | Aan ceymis lahayn |
La-talinta barnaamijka joojinta tubaakada | Barnaamijka Quit for Life - waxaa loo dabaraa si dhameystiran | Kharash wadaaga habboon ayaa la iska rabaa |
Daryeelka araga ee joogtada ah (1 booqasho 12 bilood oo kasta) | $15 khidmada adeegga ceymiska | $15 khidmada adeegga ceymiska, lacagaha la jaro iyo lacagaha haraaga lacag jarista kadib ayaa la iska qaadayaa |
Qalabka araga (Muraayadaha, oo ay ka mid yihiin dhalooyinka isha la saaro iyo fareemka ookiyaalaha) | Xubnayaasha ka yar 19 jir: 1 joog oo fareemyo iyo muraayado ah sanadkiiba ama dhalooyinka isha la saaro oo lagu dabarayo 50% lacagaha haraaga lacag jarista kadib Xubnayaasha 19 jirka ah iyo ka wayn: $300 12-ki biloodba | Lala wadaagayo dheefta bixiyeyaasha shirkada ceymiska ee la doorbidayo |
Dookhaaga Ceymisyada Ilkaha
Bixiyeyaasha | Qiimaha Ugu Badan Sanadka | Lacagta la jaro | Baaritaanada Joogtada ah | Sifooyinka Gaarka ah |
$1,000 | $0 | Waxaa Loo Dabaraa Si Dhameystiran | Shabakad bixiyeyaal oo balaaran, oo ku jiraan goobaha miyiga | |
Waxbo | $0 | Waxaa Loo Dabaraa Si Dhameystiran | Ku habboon xubnayaasha ku nool I-5 corridor |
Qorshaha ceymiskaaga ilkaha wuxuu ka mid yahay caymiskaaga.
Ma rabtaa inaad baddelato qorshahaga ceymiska ilkaha? Buuxi oo xxx xxxx Codsiga Dheefaha Caafimaadka xxxxxx xxxxx Luuliyo 20, 2023.
Qorshaha Ceymiska PPO
Taariikhda Dhaqan Xxxxx
8/1/2023
Muddada Dheefta: 1/1/2024 - 12/31/2024
Qiimaha Ugu Badan ee Muddada Dheefta (halki qofba; ma khuseyso Class I):
$1,000
Dhakhtarka Ilkaha PPO ee Delta Dental | Dhakhtarka Ilkaha Delta Dental Premier | Dhakhtarka Ilkaha ee Madaxa Banaan | |
Lacag Jarista Muddada Dheefta | |||
Ma Khuseyso Class I & Toosinta Ilkaha Aan u shaqeynin shirkada - $50 (Halki Qofba) | Waxbo | $50 | $50 |
Class 1- Cudur Ogaansho iyo Kahortag | |||
Baaritaanada Nadiifinta Foloraydh Raaajooyinka Bacda la saaro ilkaha | 100% | 80% | 80% |
Class II - Xxxx Xxx Xxxxxxx | |||
Soo ceelinta ilkaha Buuxinta Cadeynta ee Ilakaha Danbe Cilmiga Cudurada iyo Daaweynta Iliga Gudihiisa (Xidid Dilidda) Cilmiga Cudurada Iliga Waxa Ku Wareegsan Qalliinka Afka Daawada Suuxisada/IV Suuxin | 100% | 60% | 60% |
Class III - Adeegyada Wawayn | |||
Ilkaha Macmalka ah Ilkaha Qeybta Ahaan Macmalka ah Bir Gelinta Iliga Lafaha Ilkaha Xiriiriya Lafaha Iliga Laga Dul Galiyo | 80% | 40% | 40% |
Fadlan ogoow: Tani waa guudmar kooban oo ku saabsan dheefaha la heli karo si la iskula barbardhigo oo kaliya oo kama dhigna heshiis. Marka lagaa diiwaangeliyo qorshe ceymis waxaad awood u yeelan doontaa inaad isticmaasho buug-yarahaaga dheefaha kaas oo faahfaahin dheeraad ah ka bxiin doona Qorshahaaga Ceymiska Delta Dental PPO. Fadlan xor
ayaad u tahay inaad soo wacdo waaxdeena adeega macmiilka ama inaad booqato boggeena intarnetka ee XxxxxXxxxxxXX.xxx haddii aad wax su'aalo ah qabto. 8
Ka hel faa'iidada ugu badan dheefahaaga!
Sameyso akoonka MySmile®
Waxay kuu sahleysaa, inaad 24/7 awood u yeelato inaad isticmaasho kaarkaaga ID-ga, macluumaadka dheefta, qiyaasta kharashka jaabka laga bixiyo oo ammaan ah iyo wax kale oo badan! Qalabkeena “Find your member ID” (“Raadi ID-gaaga Xubinnimada”) wuxuu fududeeyaa diiwaangelinta. Booqo XxxxxXxxxxxXX.xxx si aad akoonkaaga u furto.
Xxxxx xxxxxxxxxx ilkaha ee u shaqeeya shirkada ceymiska
Qorshahaaga ceymiska wuxuu kuu sahlayaa inaad isticmaasho shabakada Delta Dental PPO. Sikastaba, dheefeha waxay ugu dheeryihiin marka aad booqoto dhakhtarka ilkaha Delta Dental PO. Booqo XxxxxXxxxxxXX.xxx si aad u hesho dhakhtar u shaqeeya shirkadaada
(xx xxxx sida loo sameeyo bogga xigga).
Qorshahaaga ceymiska wuxuu sidoo kale wataa awooda adeegsiga shabakada Delta Dental Premier®, taas oo kaa caawineysa inaad xxxxx xxxxxxxxxx ilkaha PPO oo ka baxsan deegaankaaga haddii loo baahdo. Tani waxay ka dhigan tahay inaad iska ilaalin karto kharashka badan ee bixiyaha aan u shaqeynin shirkada (eeg jadwalka xxxxx).
Hawlo badan oo ilkaha ayuu ceymisku dabaraa
Dheefaha waxay gaaraan meesha ugu badan taas oo ka dhigan
kharashada jaabka ka baxo oo yar
Kharashyadda Class I laguma xisaabo Qiimahaaga Ugu Badan Sanadka, taas oo ka dhigan in wax badan oo ka mid ah kharashyadaada Class II iyo III lagu dabaro ceymiska.
PPO | Premier | Bixiyaha aan u shaqeynin shirkada ceymiska | |
Shabakada ilkaha ee qorshahaaga ceymiska | |||
Wuxuu kuu dirayaa foomyaasha xaqsheegashada | |||
Ma xxxx xxxxxxx ku baxo ilaalinta taas oo ka dhigan kharashada jaabka ka baxo oo yar |
Waxay la imaataa mareynteena tayada leh iyo kharash ilaalinta
Xxx xxxxxxxxxx ilkaha ee u shaqeeya shirkada ceymiska ee kuu dhaw:
1. Booqo XxxxxXxxxxxXX.xxx
2. Guji ‘Online Tools’ ('Qalabka Onalynka') oo adeegso qalabkeena ‘Find a Dentist’ ('Hel Dhakhtarka Ilkaha')
3. Guji ‘Delta Dental PPO’ si aad u kala shaandeysid natiijooyinka kaaga soo baxaya raadinta
U booqo dhakhtarkaaga ilkaha si joogta ah.
Qorshahaaga ceymiska wuxuu dabaraa daryeelka kahortaga xx xxxxx walba. Nadiifinta iyo hubinta joogtada ah waxay muhiim u yihiin inaad lahaato dhoola cadeyn caafimaad leh waxayna ka hortagtaa dhibaatooyinka xanuunka leh, qaaliga ah inta uu waqtiga sii socda.
Hel qiyaasta kharashyada jaabka laga bixiyo.
Inaad ogaato kharashkaaga waxay ka saacidaa adiga iyo dhakhtarkaaga ilkaha inaad qorsheysataan daawaynta si aad isku deeqasiisaan dheefihiina.
MySmile Cost GenieSM waxay ku siineysaa qiyaasta kharashyada, oo degdega ah. Waxay ku wanaagsan tahay daawaynta aassaasiga xx xxxx buuxinta. Gal oo keliya akoonkaaga MySmile account si aad u hesho qiyaasta shaqsi ahaan laguugu diyaariyay.
Marka aad u baahan tahay daawayn ballaaran, sida lafta iliga la galiyo, xx xxxxx dhakhtarkaaga “hubinta horudahaca ah.” Waxaad ka heli doontaa dhakhtarkaaga ilkaha Xaqiijinta Daawaynta iyo Kharashkeeda. Waxay faahfaahin ka bixisaa qorshaha daawayntaada, waxay ay dabarayaan dheefahaaga iyo cadadka lacagta uu kaaga yeelan karo dhakhtarkaaga ilkaha daawaynta.
Su'aalo miyaad qabtaa? Wac Delta Dental.
0-000-000-0000
Isniin-Jimce, 7 a.m. ilaa iyo 5 p.m. Pacific time
Xubnaha Delta Dental ee booqda adeeg bixiyaha Pacific Dental Alliance (PDA) bukaan cusub ahaan, waxaad heli kartaan burushka ilkaha ee Sonicare
oo bilaash ah.
Booqo xxxxxx.xx/xx-xxx si aad u hesho liiska adeeg bixiyaha PDA
oo dhamaystiran.
SEIU Healthcare NW/ Health Benefits Trust Qorshaha Caymiska La Doorto - Loo-shaqeeyeyaasha
Taariikhda Dhaqan Xxxxx 8/1/2023
Soo Koobida Qorshaha Caymiska ee Dheefta Ilkaha
Iyada oo ay damaanad qaadeyso Willamette Dental of Washington, Inc. 0000 XX Xxxxxx Xxx, Xxxxxxxxx, XX 00000
Kuwa la soo bandhigay kaliya waa qaar ka mid ah habraacyada ugu badan ee lagu dabaro qorshahaaga. Fadlan ka eeg Shahaadadaada Ceymiska faahfaahinta qorshaha ceymiska, xadidaadaha, iyo waxyaabaha reeban oo dhameystiran. Si aad u hesho liiska xadidaadaha iyo waxyaabaha reeban, booqo xxxxxx.xx/xxxxxxxxxx-xxxxxxxxxx.
Dheefaha | Khidmadaha adegga ceymiska |
Qiimaha Ugu Badan Sanadka | Ma Lahan Qiimaha Ugu Badan Sanadka* |
Lacagta la jaro | Ma lahan Lacagta la jaro |
Booqashada Xafiiska ee Guud iyo Ilka Simmida | Waxaad bixineysaa $20 halki Booqashaba |
Adeegyada Cudur Ogaanshaha iyo Kahortagga | |
Baaritaanada Joogtada ah iyo kuwa Gurmadka Dededegga ah, Raajooyinka, Ilka naadiifinta, Daaweynta Foloraydh, Bacda La Saaro Ilkaha (Halki iligba), Baaritaanka Kansarka ee Madaxa iyo Luqunta, Tilmaamta Nadaafada Afka, Cabirka Ciirdka iyo Iliga u Dhaxeeya, Qiimeynta Caafimaadka Ciirdka iyo Ilkaha | Waxaa lagu Dabaraa Khidmadaha Adegga ceymiska ee Booqashada Xafiiska |
Daawaynta Ilkaha xx Xxxx Xxx Xxxxxxx | |
Xxxx buuxinta (Amalgam) | Waxaad bixineysaa $35 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska |
Birta Dhoobka Leh ee La Geliyo Ilkaha | Waxaad bixineysaa $350 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska** |
Buuxinta ilkaha | |
Ilkaha Xxxxx ama Kore oo Dhameystiran | Waxaad bixineysaa $500 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska** |
Lafaha Ilkaha Xiriiriya (halki Iligba) | Waxaad bixineysaa $350 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska** |
Cilmiga Cudurada iyo Daaweynta Iliga Xxxxxxxxx & Cilmiga Cudurada Iliga Waxa Ku Wareegsan | |
Daweeynta Xidid Dilidda – Ilkaha hore | Waxaad bixineysaa $150 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska |
Daweeynta Xidid Dilidda – Ilkaha dhexe | Waxaad bixineysaa $250 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska |
Daweeynta Xidid Dilidda – Goosaha dambe | Waxaad bixineysaa $275 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska |
Qalliinka Lafta Ciridka (Ilkaha halki Geesba) | Waxaad bixineysaa $250 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska |
Ilka Sifeynta (Ilkaha halki Geesba) | Waxaad bixineysaa $115 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska |
Qalliinka Afka | |
Ilig Bixin (Hal Ilig) | Waxaad bixineysaa $40 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska |
Qalliinka Ilig Bixinta | Waxaad bixineysaa $175 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska |
Daaweynta Toosinta Ilkaha | |
Daaweynta Ka Hor Toosinta Ilkaha | AAN CEYMIS LAHAYN |
Daaweynta Toosinta Ilkaha ee Dhameystiran | AAN CEYMIS LAHAYN |
Bir Gelinta Iliga | |
Qalliinka Bir Gelinta Iliga | Dheefta bir gelinta iliga ee ugu badan oo ah $1,500 halki Mudda sanadeedba |
Waxyaabo kala duwan | |
Kawaawiso | Waxaa lagu Dabaraa Khidmadaha Adegga ceymiska ee Booqashada Xafiiska |
Lacagaha Shaybaarka Ilkaha | Waxaa lagu Dabaraa Khidmadaha Adegga ceymiska ee Booqashada Xafiiska |
Nitrous Oxide | Waxaad bixineysaa $40 oo ah Khidmada Adeegga Ceymiska |
Booqashada Xafiiska Takhasuslaha | Waxaad bixineysaa $30 halki Booqashaba |
Madhawga Daryeelka Gurmadka Degdegga ah ee Goobta Ka Baxsan | Waxaad bixineysaa khidmado ka badan $250 |
*Dheefaha TMJ, qalliinka bir gelinta iliga, iyo qalliinka qalka waxay leeyihiin inta ugu badan dheefta, haddii la dabaro.
**Bir gelinta iliga-lafaha iliga laga dul galiyo ee taageera (lafaha iliga laga dul galiyo, lafaha ilkaha xiriiriya, xxxxxx xxxxxxxx ah) ma ahan dheef caymis leh.
***Khidmada adegga ceymiska waxaa lagu shubayaa khidamada Daaweynta Toosinta Ilkaha ee Dhameystiran haddii macmiilka uu aqbalo qorshaha ceymiska ee daaweynta.