HordhacaService Provider and Pharmacy Directory • February 13th, 2024
Contract Type FiledFebruary 13th, 2024Adeeg bixyahan iyo Diiwaanka Farmasiiga waxaa ku jira macluumaadka ku saabsan adeeg bixiyaha iyo noocyada farmasiiga ee UCare MSHO iyo liisaska dhammaan qorshaha adeeg bixiyayaasha iyo farmasiiyada laga bilaabo taariikhda Diiwaankan.
Kansarka Qanjidhka Minada/ShahwadaMedical Information • July 3rd, 2013
Contract Type FiledJuly 3rd, 2013Kansarka qanjidhka minada/shahwada waa sababta saddexaad ee ugu badan geerida ka timaada kansarka ee ku dhacda dhammaan da’aha ragga.
Xeerka Caawimaada DhaqaaleFinancial Assistance Agreement • September 18th, 2020
Contract Type FiledSeptember 18th, 2020The Ohio State University Wexner Medical Center (Xarunta Caafimaadka Wexner ee Jaamacada Gobolka Ohio) waxay fahmaysaa culayska qarashaadka daryeelka caafimaadku abuuraan. Caymiskeena Caawimaada Dhaqaaluhu wuxuu ka caawiyaa bukaannadeena qarashaadkooda daryeelka caafimaadka. Caymisku wuxuu daboolayaa HCAP (Hospital Care Assurance Program/Barnaamijka Caymiska Caawimaada Daryeelka ee Isbitaalka), kaasoo quseeya qarashaadka isbitaalka/xarunta caafimaadka ee dadka dagan Ohio, iyo barnaamijka Ohio State Wexner Medical Center Financial Assistance (Caawimaada Dhaqaalaha ee Xarunta Caafimaadka Wexner ee Gobolka Ohio), kaasoo quseeya qarashaadka isbitaalka/xarunta caafimaadka iyo dhakhtarka/xirfadlaha caafimaadka ee bukaannada qaba dhibaatooyinka dhaqaale.
Ogolaanshaha Adeegydada Daryeelka CaafimaadHealthcare Agreements • February 1st, 2017
Contract Type FiledFebruary 1st, 2017Halkan waxaan ku ogolaanayaa Adeegyada Caafimaadka ee Bulshadda Caalamiga ah (ICHS) iyo Adeeg bixiyayaasheeda si ay u bixiyaan adeegyada daryeelka caafimaad, ay ka mid tahay qiimaynta, baadhitaanka, iyo nidaamyada daawaynta, ee aniga la iigu arko in ay lamma huraan ii yihiin ama uu ku taliyo Adeeg bixiyahaygu si loo qiimeeyo oo loo daweeyo xaalada caafimaad. Waxaan fahmay in aan leeyahay xaqa aan si firfricoon uga qayb qaato go’aanada ku saabsan daryeelkayga oo waxaan waydiin karaa su’aalo ku saabsan dabeecada iyo sifada daawayntayda lagu talo bixiyay ama kale. Taa ka sakow, waxaan leeyahay xaqa aan ku fahmo natiijooyinka la filayo ee daryeelkayga iyo beddelaadaha kale ee la ii heli karo aniga iyo halisahayga caafimaad ee la aqonsaday ama ka sii darka kaas oo isaamayn kara aniga. Waxaa la iga filayaa in aan su’aalo waydiiyo marka Adeeg bixiya la xidhiidho dheefaha la filayo, halisaha, ama ka dii darka aniga ah, iyo ku guul daraysigayga in aan waydiiyo kala caddaynta su’aalaha waxaa loo
Qoyska Sharafta Leh:Health Services Agreement • September 20th, 2011
Contract Type FiledSeptember 20th, 2011Goobta baaritaanka caafimaadka dugsiga waxa ay ardayda u fidisaa la talin cudurada dhimirka oo fool ka fool ah. Waxaa ka shaqeeya shaqaalaha heysta ogolaashaha Gobolka Minnesota iyo dhakhaatiir weli ka shaqeynaya sidii ay ku heli lahaayeen ogolaashaha Gobolka Minnesota. Ardayda jaamacadda Minnesota ka soo baxday Barnaamijyada Cudurada Dhimirka ayaa sidoo kale ka shaqeeya xarunta caafimaadka ee dugsiga ku dhex taal.
Ceymiska Caafimaadka & Ilkaha oo Tayo Sare LehHealth Insurance • May 23rd, 2023
Contract Type FiledMay 23rd, 2023Caafimaadka dareenka wuxuu muhiim u yahay sida caafimaadka jireed. Ceymiska waxaa ku jira daaweynta cilmi nafsiga, daawaynta, daaweynta koox ahaaned iyo daawooyinka kaaba ama baddelka u noqda kuwa kale, iyo sidoo kale:
UJEEDDO:Billing and Collection Policy • July 11th, 2022
Contract Type FiledJuly 11th, 2022Iskaashiga shaqada UW Medical Center iyo Harborview Medical Center waa inay horumariyaan caafimaadka dadwaynaha iyaga oo faafinaya aqoonta caafimaadka, iyaga oo siinaya daryeelka koowaad iyo ka takhasuska oo heersare ah dadkan gobolka, sidoo kalena soo saaraya dhakhaatiirta, saynisyahanada iyo xirfadlayaasha kale ee caafimaadka ee mustaqbalka. Si shaqadaasi u suurtogasho isbitaalku waxa uu u baahan yahay in uu dhaqangaliyo xeer ururinta daynta kaasi oo:
ADEEGYADA DHAQAALAHA BUKAANKA XEERARKA WAAXEED IYO HANNAANYADA HAWLGALEEDXeerka Biilka Iyo Ururinta • December 4th, 2019
Contract Type FiledDecember 4th, 2019Iskaashiga shaqada UW Medical Center iyo Harborview Medical Center waa inay horumariyaan caafimaadka dadwaynaha iyaga oo faafinaya aqoonta caafimaadka, iyaga oo siinaya daryeelka koowaad iyo ka takhasuska oo heersare ah dadkan gobolka, sidoo kalena soo saaraya dhakhaatiirta, saynisyahanada iyo xirfadlayaasha kale ee caafimaadka ee mustaqbalka. Si shaqadaasi u suurtogasho isbitaalku waxa uu u baahan yahay in uu dhaqangaliyo xeer ururinta daynta kaasi oo:
Parent/Provider Health & Safety AgreementHealth & Safety Agreement • July 10th, 2020
Contract Type FiledJuly 10th, 2020SSPS# Taariikhda Maanta Waalidka(waalidiinta) miyay jeclaan lahaayeen in ay u joogaan booqashada gargaar farsamo?Haa Maya Magaca Adeeg-Bixiyaha Saxiixa Adeeg-Bixiyaha: Magaca(Magacyada) Waalidka Saxiixa(Saxiixyada) Waalidka:
ContractHealth Care Coordination Agreement • November 2nd, 2018
Contract Type FiledNovember 2nd, 2018Qorshahaaga caymiska caafimaadka ee UCare wuxuu ku siinayaa isuduwidda daryeelka weliba lacag la'aana. Iskuduwaha daryeelkaaga ayaa halkan u jooga inuu kaa taageero baahiyahaaga caafimaad, bulsho, iyo baahiyahaaga maalinlaha ah. Waxay gacan ka gaysan karaan inaad caafimaad qab iyo badbaado ku joogto gurigaaga.
Xeerka iyo uruurinta DayntaDebt Collection Policy • March 10th, 2022
Contract Type FiledMarch 10th, 2022Xeerkan iyo Uruurinta Daynta wuxuu qeexayaa biil bixinta, qaababka daynta iyo aruurinta daynta ee qabanaaya bukaannada Shirkada Isbitaalka Children’s d/b/a Boston Children’s Hospital (“Isbitaalka”). Liiska farsamooyinka Isbitaalka, goobaha iyo xarumaha kale ee baxsha Adeegyada Xaaladda deg dega ah iyo Adeegyada Caafimaad ahaan Muhiimka ah kuwaasoo Xeerkan iyo Uruurinta Dayntu qabanaayo ayaa la heli karaa sida lagu qeexay Xeerkan Daynta iyo Aruurinta Daynta. Waxaa intaas dheer, adeegyada qaar ee Xeerkan Daynta iyo Aruurinta Daynta, sida qaabka gaarka ah loogu xusayba Xeerkan Daynta iyo Aruurinta Daynta, ayaa qabanaaya adeegyada lagu bixiyo Xarumaha Isbitaalka, ama urur Dhakhaatiireed oo Isbitaalka Xariir la leh ("Uurka") halkaasoo nidamayada taageerada maamulka iyo shaqaalaha uu bixinaayo Isbitaalku, ayna bixiyan dhakhaatiirta ururka. Siyaasaddani ma dabakhayso Boston Children’s Health Solutions, Rx, LLC d/b/a Boston Children’s Pharmacy ama dawooyin kasta oo uu qaybiyey Boston Children’