Waa Maxay Isku Xirka Qoyska- Dugsiga (Family- School Compact)?
Waa Xxxxx Xxxx Xxxxx Xxxxxx- Dugsiga (Family- School Compact)?
Heshiiska Qoyska-Dugsiga Title I ee Kasbashadu waa
Taageeridda Iskaashiga
Hawlaha lagu Taageero Iskaashiga
Westwood Elementary
Title I
heshiis ay waalidiinta, ardayda iyo macalimiintu xxx xxxx saaraan. Wuxuu sharxaa sida waalidiinta iyo macalimiintu ay uga wada-shaqayn doonaan hubinta ardayda oo dhan inay helaan taageerada qof-calaa-qofka ah ee ay u baahan yihiin si ay u gaadhaan ugana saramaraan heerka waxbarashada fasalka.
Westwood Elementary waa dugsiga Title 1 Iskuulka oo Dhan ah. Hadafka barnaamij Title 1 Iskuulka oo Dhan ah waa hubinta in ardayda oo dhan, gaar ahaan ardayda liidata, muujiyaan aqoon iyo heerar sare oo kasbasho waxbarasho ah.
Himilada Degmada 742
Oraahda Howlgalkayagu waa abuurista jawi badbaado iyo daryeel iyo dhaqan kaasi oo aanu ugu diyaarino, ku hawlgalino, wax ku xxxxx, ku xoojino, oo ku dhiirigalino
Shirarka Dejinta Hadafka
• Agoosto 31 & Sebtember 6
Shirarka Waalidka- Macallinka ee Ardaydu Hogaaminayso
3-7:30
• Oktoobar 18 & 27
• Febraayo 16 & 21
PAKRAT/PAKCAT Hawlaha Akhriska & Xisaabta Oktoobar 18 & 27
Xxxxxxxx Xxxxxxx (Hour of Code): Munaasabada
Qoyska ee Iskuulka & Xiriirka Kombiyuutarka (Virtual)
• Diisambar 8
Akhriska Maraykanka oo dhan (Read Across America)
• Maarso 2
Habeenka STEM & Baska Buugaagta ee PAKRAT
• Maajo 2
Kulamada PAW (Ururka Waalidka ee Westwood) Isniinta, Media Center, 6 p.m.
• Sebtember 12
• Oktoobar 3
• Nofeembar 7
• Diisambar 5
• Janaayo 9
• Febraayo 6
• Maarso 13
• Abriil 3
• Maajo 1
Isku Xirka Qoyska- Dugsiga ee Guul Gaaridda
Xxxxxx Xxxxxxxx Xxxxxx Xxxxxxx
2022-23
dhammaan ardayda iyada oo la kaashanayo bulshada ku hareeraysan si aan ugu guulaysano bulshada maanta iyo tan berriba.
Yoolasha/Ahdaafta Dugsiga
Akhriska: Dayrta 2023, boqolkiiba ardayda fasalka 3, 4, & 5aad ee gaarta ama saramarta halbeegyada heerarka wax akhriska Minnesota ayaa waxay ka kordhayaan 50% oo ay gaarayaan 57% sida uu cabiro Reading MCA III.
Xisaabta: Dayrta 2023, boqolkiiba ardayda fasalka 3, 4, & 5aad ee gaarta ama saramarta halbeegyada heerarka wax akhriska Minnesota ayaa waxay ka kordhayaan 53% oo ay gaarayaan 59% sida uu cabiro Math MCA III.
War Isgaadhsiinta Kusaabsan Barashada
Westwood Elementary waxa ka go’an gaadhsiinta si joogto ah qoysaska loo gaarsiiyo wixii kusaabsan barashada ilmahooga. Qaar kamid ah qaababka waalidiintu filan karaan inay ku helaan war isgaadhsiinta waxaa kamid ah:
• Seesaw (isgaarsiinta koowaad)
• Faylasha la qaato guriga toddobaad kasta Jimcaha
• Wargeysyada iskuulka ee toddobaadlaha ah
• Ajendayaasha/qorshaha fasalka saddexaad, afraad iyo shanaad
Su’aalaha? Waalidiintu waxay la xidhiidhi karaan macalinka ilmahooga si ay u hubiyaan horumarka ardayga.
000-000-0000
0000 Xxxxxxxxx Xxxx, Xx. Cloud
Xxxxx Xxxxxxx, Maamule xxxxx.xxxxxxx@xxx000.xxx 000-000-0000
Dugsiyada Degmada 742 waxay kala shaqeeyaan ardayda iyo qoysaska taageerista guusha ardayda ee xagga akhriska iyo xisaabta. Qaar kamid ah isku-xidhayaasha muhiimka ah ee
Akhriska iyo Xisaabtu waxay u baahanyihiin ku celcelin. Waa kuwan xoogaa fikrado kaa caawinaya taas. Qoysasku waxaa laga yaa- baa in ay hayaan fikrado kale oo ay ku dari karaan liistadan:
Ardaydu waxa dhici karta inay doonaan isku-dayga fikradaha so socda si ay xidhiidh ugu sameeyaan ku barashada guriga iyo dugsiga:
qoysaska waxa kamid ah: Imoow habeenada madadaalada oo ka qayb qaado how-
Qoyska kala hadal ereyada cusub iyo waxa ay
Macluumaadka website-ka degmada iyo iskuulku waxay taageeraan oo ay dardargeliyaan waxbarashada ardayda waxayna diyaar ku yihiin xxx.xxx000.xxx.
Minnesota Reading Corps waxay bixiyaan taageero xxxx- xxxx ah (fool ka fool) xxxxxxx Xxxxxxxxxxx ilaa fasalka saddexaad.
Minnesota Math Corps waxay bixiyaan taageero kooxo yar ah ardayda fasalada afraad iyo shanaad.
ADSIS (Hab Xxxx xx Gudbinta Adeega Waxbarashada Gaarka ah) waxay bixiyaan taageero dheeraad ah oo kooxo yar ah dhanka akhriska iyo xisaabta.
AVID (Advancement Via Individual
Determination) waa barnaamij koolejka u diyaariya oo ka caawiya ardayda in ay dhistaan xirfadaha ay u baahanyhihiin si ay guul uga gaadhaan koolejka.
ALEKS (Goobaha Qiimaynta iyo Barashada Aqoonta) waa barnaamij aad la qabsankarto dhanka barashada oo ardayda loogu talagalay.
xxxx iyo qorsheyaasha lagu horumarinayo waxbarashada ardayda.
Ilmahaaga la akhri maalin kasta. PAKRAT (Parents and Kids Reading A-Lot Together) oo ah barnaamijka waalidka iyo ilmaha oo isla akhriya wax badan waxay ay bixisaa buug cusub maalinkasta oo iskuul jiro si ay ardaydu guriga ugu qa- ataan oo ay 20 daqiiqo u akhriyaan.
Ku madadaasha xisaabta, u isticmaal waxyaabaha guriga laga leho si aad u daahfurtaan xisaabta.
Ku ciyaara ciyaaraha ereyada cusub oo raadsha hab cusub oo loogu isticmaalo ereyada sheekaysiga.
Wax ogoow adiga oo soo raadsanaya wargeyska iskuulka oona soo booqanaya website-ka iskuulka si joogto ah.
Ku xirmo wixii macluumaad ah ee jira ee ku saabsan wax- barashada dhanka kombiitarka sida Symbaloo. Guji meesha ay ku qorantahay Student Connect ee bogga iskuulkaaga.
Ku dhiiri geli oo ku taageer in teknoolojiyada loo isticmaalo dhanka waxbarashada. U isticmaal teknoolojiyada in aad kor ugu qaadaan waxbarashada iyo aqoonta ilmahaaga. Daawo baritaan xxxxxx internetka ah si aad u barato See- saw iyo Google Classroom.
baranayaan dhanka xisaabta.
Guriga keenaan warsidayaasha iyo ogaysiisyada kusaabsan habeenada madadaalada iyo xafladaha qoyska.
Hayso qoraalka ciyaaraha ay ku ciyaaraan guriga si ay ugu tababartaan ereyada cusub iyo xisaabta.
Isticmaal qaar ka mid ah xiriirada waxbarasho ee badan oo laga heli karo website-ka dugsiga marka ay qabaan waqtiga shaashadda.