Jawaab waan kuu heleynaa su´aalaha aad qabto oo ku saabsan caymisyadda.
Jawaab waan kuu heleynaa su´aalaha aad qabto oo ku saabsan caymisyadda.
Qofka ka shaqeeya goobaha shaqadda oo gaarka loo leeyahay waxaa ka jira oo ku khuseya heshiis shaqo oo u dhexeya ururadda shaqaalaha iyo loo shaqeeyaha (arbetsgivare), tusaale ahaan mishaaradda iyo saacadaha shaqo kuwaaso
ku dhex jira heshiiska caymisyadda ururadda shaqaalaha, adigoo u caynsan xaaladdo fara badan.
– Markii aad jirato wax ka badan 14 maalmood oo xiriir ah.
– Markii aad tahay fasaxa waalidka (föräldraledig) ama uur aad leedahay oo aad qaadato lacagta gunnada ah (havandeskapspening).
– Markii ay wax yeello ama dhaawac kaa soo gaarto adigoo shaqeyneysaa.
– Markii lagaa eryo shaqadda oo aad noqoto afartan jir.
– Markii qof ehel gaada aad kuugu dhow uu geeriyoodo inta uu san nolosha shaqadda ama hawl gab uu noqon.
Haddii aad xubin ka tahay ururadda shaqaalaha waxaa si toos ah kuu khuseya caymiska xubin ka mid noqoshadda caymisyadda shaqaalaha. Taasoo ay xx xxxx xaajoodeen ururadda shaqaalaha. Caymisyadda qaarkood waxaad ku heli kartaa si otomaatig ah, qeybaha kalana waa in adiga aad doorataa ama dalbataa si laguugu caymiyo.
Xubin ka noqoshadda caymisyadda waxaa ka heli kartaa shuruudo fudud iyo qiimo ka jaban laakinse haddii aad adiga aad qof kali ahaan u dhalbato waa ka qiima badan yahay.
Guud ahaan haddii aad u dul marto caymisyadaada gabaadka kuu ah waxaa halkaa ka argi kartaa in lacag fara badan ay ku keyd sameyso.
Na soo wac anagoo ah Folksam adeeg macaamisha af-somaaliga si aan kuu caawino.