Xasuusin iyo sheegasho dayn qasab ah
Xasuusin iyo sheegasho dayn qasab ah
Markii ay kuu timaado qaansheegasho( Faktura) ka timid degmada Karlskrona waxaad haysataa 30 maalmood inaad ku bixisid. Hadii aad seegtid bixitaanka lacagta waxaad ka helaysaa degmada warqad xasuusin xx xxxxx maalmood xx xxx marka ay qaansheegashada waqtigu ka dhaco.
Hadii ay markaa xataa aad seegtid bixida lacagta waxaa markaa helaysaa sheegasho dayn qasab ah (Inkassokrav). Sheegashadaa deynta qasabka ah waxaa soo diraya shirkadda Visma Financial Solutions, oo ay degmada Karlskrona heshiis la leedahay.
Hadii aad su`aalo ka qabtid qaansheegashada asalka ah ama xasuusinta waxaa kala xiriiraysaa marka koowaad maclumaadka xiriirka ee ku qoran qaansheegashada, marka labaadna:
E-post: Xxxxxxxxxx.xxxxxx@xxxxxxxxxx.xx
Telefon: 0000-00 00 00
Hadii aad su`aalo ka qabtid sheegashada daynta ee qasabka ahwaxaad la xiriireysaa Visma Financial Solutions
E-post: xxxxxxx.xxx.xx@xxxxx.xxx
Telefon: 0000 00 00 00
Halkaan ka aqri macluumaad dheeraad iyo kana gal bogga sida aad lacagta u bixisid
Halkaan ka aqri macluumaad dheerad ah ee Visma Financial Solutions