Waa Maxay Isku Xirka Qoyska-Dugsiga
Waa Xxxxx Xxxx Xxxxx Xxxxxx-Xxxxxxx
(Family-School Compact)?
Heshiiska Qoyska-Dugsiga Title I ee Kasbashadu waa heshiis ay waalidiinta, ardayda iyo macalimiintu xxx xxxx saaraan. Wuxuu sharxaa sida waalidiinta iyo macalimiintu ay uga wada shaqayn doonaan hubinta ardayda oo dhan inay helaan taageerada shakhsiyeed ee ay u baahan yihiin si ay u gaadhaan ugana saramaraan heerka waxbarashada fasalka.
Xxxxxxx waa Iskuul Title 1 Iskuulka oo Dhan ah. Hadafka barnaamij Title 1 Iskuulka oo Dhan ah waa hubinta in ardayda oo dhan, gaar ahaan ardayda guushoodu hoosayso, in muujiyaan aqoon iyo heerar sare oo kasbasho waxbarasho ah.
Himilada Degmada 742
Oraahda Howlgalkayagu waa abuurista jawi badbaado iyo daryeel iyo dhaqan kaasi oo aanu ugu diyaarino, ku hawlgalino, wax ku xxxxx, ku xoojino, oo ku dhiirigalino dhammaan ardayda iyada oo la kaashanayo bulshada ku hareeraysan si aan ugu guulaysano bulshada maanta iyo tan berriba.
Xxxxxxxx Xxxxxxxx
Akhriska: Dayrta 2023, boqolkiiba ardayda fasalka 3, 4, & 5aad ee gaarta ama saramarta halbeegyada heerarka wax akhriska Minnesota ayaa waxay ka kordhayaan 53.1% oo ay gaarayaan 57.9% sida uu cabiro Reading MCA III.
Xisaabta: Dayrta 2023, boqolkiiba ardayda fasalka 3, 4, & 5aad ee gaarta ama saramarta halbeegyada heerarka wax akhriska Minnesota ayaa waxay ka kordhayaan 43.7% oo ay gaarayaan 56.8% sida uu
Taageeridda Iskaashiga
Howlaha lagu Taageerayo Iskaashiga
Xxxxxxxx Xxx Xxxxxxxxx
Agoosto 30 & Sebtember 6
Shirarka Waalidka Macallinka ee Ardaydu Hogaaminayso Fasalada K-5
Oktoobar 25 & Nofeembar 3, 3-7:30 p.m.
Maarso 16 & 21, 3-7:30 p.m.
Shirarka Waalidka Macallinka ee Ardaydu Hogaaminayso Fasalada 6-8
Oktoobar 17, 4-7 p.m. & Oktoobar 25, 3-7:30 p.m.
Janaayo 19, 3-7 p.m.
Habeenka STAR/Habeenka STEM
Oktoobar 7, 6-9 p.m.
Xisaabta Xxxxxx & Saacada Habeenka Koodhinka
Diisambar 1, 5-6:30 p.m.
Xxxxxxxx Xxxxxxxx/Akhriska Qoyska
Febraayo 6, 5-6:30 p.m.
Bandhiga Qoyska Gu’ga
May 15, 5-6:30 p.m.
Booqasho Soo Dhawaynta
Agoosto 23
Communicating About Learning
Xxxxxxx waxa ka go’an inuu la sameeyo xiriir joogto ah qoysaska loo gaarsiiyo wixii kusaabsan barashada ilmahooda. Qaar kamid ah qaababka waalidiintu filan karaan inay ku helaan war isgaadhsiinta waxaa kamid ah:
• GalalkaXiriirka Maalinlaha ah ee Iskuulka/Guriga
• Warsidaha Iskuulka xx Xxxxxxx ah
• Ajandayaasha/Qorsheeyeyaasha fasallada 2-5
Su’aalo? Waalidiintu waxay la xiriiri karaan macallinka ilmahooda si ay u eegaan horumarka.
Iskuulka Bulshada xx Xxxxxxx
Title I
Isku Xirka Qoyska- Dugsiga ee Guul Gaaridda ee
Xxxxxx Xxxxxxxx Xxxxxx Xxxxxxx
2022-23
cabiro Math MCA III.
000-000-0000
0000 Xxxx Xx, Xx. Xxxxxx, MN 56374
Xxxx Xxxxxxxx, Maamulaha Xxxx.Xxxxxxxx@xxx000.xxx 000-000-0000
Fasalka Dhexdiisa
Guriga
Soojeedimaha Loogu Talogalay Guusha!
Dugsiyada Degmada 742 ayaa waxay la shaqeeyaan ardayda iyo qoysaska si ay u taageeraan guusha ardayda ee akhriska iyo xisaabta. Qaar ka mid ah xiriirada muhiimka ah ee qoysaska lala yeesho waxaa
Akhriska iyo xisaabta ayaa waxay u baahanyihiin ku celcelin. Waa kuwan dhowr fikradood oo idinka caawin kara arrintaas. Qoysasku waxay ku xxxxxx xxxxxx fikrado kale liiskan.
Ardayda ayaa laga yaabaa inay rabaan inay isku dayaan fikradaha soo socda si ay isugu xiriiriyaan waxbarashada guriga iyo iskuulka:
ka mid ah: Ka soo qaybgala habeenada madadaalada
Ilmahaaga kala hadal waxay ku baranayaan
Khayraadka websaydyada degmada iyo iskuulada ayaa waxay taageeraan oo ka dardargeliyaan waxbarashada ardayga waxaana laga heli karaa xxx.xxx000.xxx.
Minnesota Reading Corps waxay bixiyaan taageero xxxx xxxx ah (fool ka fool) xxxxxxx xxxxxxx koowaad.
ADSIS (Hab Xxxx xx Gudbinta Adeega Waxbarashada Gaarka ah) waxay bixiyaan taageero dheeraad ah oo kooxo yar ah dhanka akhriska.
AVID (Advancement Via Individual Determination) waa barnaamij koolejka u diyaariya oo ka caawiya ardayda in ay dhistaan xirfadaha ay u baahanyhihiin si ay guul uga gaadhaan koolejka.
ALEKS (Goobaha Qiimaynta iyo Barashada Aqoonta) waa barnaamij waxbarasho oo la qabsi ah oo loogu talagalay ardayda.
qoyska oo ka qaybqaata hawlaha iyo xeeladaha si kor loogu qaado waxbarashada ardayda.
La akhri ilmahaaga maalin kasta. PAKRAT (Parents and Kids Reading A-Lot Together) waxay bixiyaan buug kii hore ka xxxxx xxxxxx kasta oo loogu talagalay ardaydu si ay guriga ugu soo qaataan oo wax u akhriyaan 20 daqiiqo.
Ku raaxaysta xisaabta. Adeegada agabyada laga helo guriga si aad u daahfurtaan xisaabta, iyo websaydka iskuulka.
Ku ciyaara ciyaaraha ereyada cusub oo raadiya hab cusub oo loogu isticmaalo ereyada sheekaysiga qoyska.
Wax ogaada idinka oo soo raadsanaya wargeyska iskuulka oona soo booqanaya website-ka iskuulka si joogto ah.
Ku xirnaada wixii goobaha waxbarasho ee internetka laga heli karo sida Symbaloo. Guji meesha ay ku qorantahay Student Connect ee bogga iskuulkaaga.
Ku dhiiri geli oo ku taageer in teknoolojiyada loo isticmaalo dhanka waxbarashada. U isticmaal teknoolojiyada in aad kor ugu qaadaan waxbarashada iyo aqoonta ilmahaaga. Daawo baritaan xxxxxx internetka ah si aad u barato Seesaw iyo Google Classroom.
xisaabta, akhriska iyo maadooyinka kale.
Soo qaado wargeysyada fasalka guriga iyo ogeysiisyo ku saabsan habeennada madadaalada qoyska iyo dhacdooyinka.
Hayso diiwaanka ciyaaraha ay ku ciyaaraan guriga si ay ugu tababartaan ereyada cusub iyo xisaabta.
Isticmaala qaar ka mid ah link-yada waxbarasho ee badan oo laga heli karo website-ka iskuulka marka ay qabaan waqtiga shaashadda.