Placement Agreement
Heshiiska Meelaynta
Placement Agreement
CUNUGA(CARRUURTA) / DHALLAANKA LA MEELAAYAY | TAARIIKHDA DHALASHADA | CUNUGA(CARRUURTA) / DHALLAANKA LA MEELAAYAY | TAARIIKHDA DHALASHADA |
Waxaa lagu meeleeyay: |
Heshiiskan Meelaynta waxaa uu bixiyaa macluumaad muhiim ah oo lagama maarmaan ah si loo hubiyo bedqabka iyo wanaagga cunuga gurigaaga lagu meelaayay. Macluumaadka ku saabsan cunuga ama qofka dhallinyarta ah ama qoysaskooda waa qarsoodi oo waa in kaliya lala wadaago dadka sida tooska ah ugu lug leh qorshaha kiiska. Xxxx xxxxx shaqaalaha kiiska laguu qoondeeyay caawimaadda ku saabsan macluumaad la wadaagista dadka kale.
Macluumaadka Xiriirka:
Xiriirrada Xxxxxxxx xx xxx Xxxxxxxxx Maalinlaha ah
Shaqaalaha kiiska cunuga daryeelkaaga lagu meelaynayo waa . Waxaad kala xiriiri kartaa telefoonka ama email-ka.
Waxay ka shaqeeyaan dibedda xafiiska. Lambarka telefoonka xafiiska waa . Xafiisku wuu furan yahay inta lagu xxxx xxxx saacadaha caadiga ah ee shaqada Isniin – Jimco, 8:00 subaxnimo - 5:00 galabnimo.
Xxxxxxxxxx Xxxxxxxx Xxxxxxxx ah
Xaaladaha degdegga ah ee meelaynta waqtiga maalintii, fadlan la xiriir shaqaalaha kiiska ama xafiiskiisa. Hubso in ka hadasho in aad ku sugan tahay xaalad meelayn oo degdeg ah iyo in aad si degdeg ah qof ula hadasho.
Xaaladaha degdegga ah ee meelaynta ka-dib saacadaha shaqada ka-dib ama soo sheeg xad-gudubka ama dayaca carruurta 5:00 galabnimo – 8:00 subaxnimo, Isniin ilaa Jimco, iyo dhamman saacadaha maalmaha fasaxa ee toddobaadka iyo fasaxyada, kala xiriir Qaadasahda Dhexe 0-000-000-0000.
Haddii adiga ama qof gurigaaga jooga uu khatar ku jiro ama xaalad caafimaad degdeg ah uu ku sugan yahay, wac 911 ka-dibna codso caawimaadda booliska.
Xxxxxxxxxx Xxxxxxxxx iyo Dhallinyarada 30ka Maalmood ee ugu Horreeya Meelayntooda
Waxaa jira shuruudo xxxx xx 30 maalmood ee ugu horreeya ee cunuga ama qofka dhallinyarada ah ee dhowaan qoyskiisa laga xxx xxxxx.
Waxaan oggolahay in aan:
• Qabso oo imow ballamaha loo baahan yahay xx xxxx lagu calaamadeeyay oo raac dhammaan soo-jeedimada laga wada hadley intii ballamaha lagu guda jiray.
Ku wargeli shaqaalaha kiiska xx xxx qoondeeyay walaacyo, soo-jeedimo, iyo la-socosho kasta ee lagu sheegay ballamaha.
Loo baahan yahay | ||
Haa | Maya | Baaritaanka Caafimaadka Hore sida ugu dhakhsiyaha badan ee suuragalka ah; kama dambeys 5 maalmood ka-dib gelitaanka hore ee daryeelka. Loo baahan yahay marka cunuga uu qabo jiro aan degdeg ahayn, arrin caafimaad oo daba-dheeraata, dhaawac, ama walaac caafimaad. Arrimaha degdegga ah waa in lagu daaweeyaa Waaxda Xaaladaha Degdegga ah ama Daryeelka Deg-degga ah. (Haddii EPSDT lagu dhammeeyo xxxxxx maalmood ee ugu horreeyo, Baaritaanka Caafimaadka Hore looma baahna). |
Haa | Maya | Baaritaanka Ubadka-Fayow xx xxx yaqaanno Daaweynta iyo Baaritaanka Muddo-Ka-dib Mar La Sameeyo ee Hore (EPSDT) ayaa loo baahan yahay 30 maalmood ee ugu horreeyo ee daryeelka guriga ka baxsan. |
Haa | Maya | Ku samee baaritaanka ilkaha 60 maalmood gudahooda. |
Haa | Maya | Baaritaanka hawlwadeenka barnaamijka Raadraaca Caafimaadka Carruurta iyo Waxbarashada (XXXX). Ogow: Baaraha XXXX ayaa xxxx xxx xiriiri doonna si uu ballan kuula sameysto. |
Shuruudaha Joogtada ah ee Carruurta iyo Dhallinyarada
Waxaan oggolahay in aan:
• Jadwaleyso oo ka soo qaybgal adeegyada Caafimaadka Dhimirka, ilkaha, caafimaadka guud ee joogtada ah, oo uu ku jiro baaritaanka EPSDT iyadoo la raacayo jadwalka baaritaannada ee lagu taliyay:
o 6 baaritaanno sannadka koowaad ee nolosha (markuu dhasho; marka uu jiro 1, 2, 4, 6, iyo 9 bilood);
o 5 baaritaanno inta u dhaxeysa da'da 1 iyo 3 sano (marka uu jiro 12, 15, 18, 24, iyo 30 bilood);
o Baaritaannada sannadlaha ah ee u dhaxeeya da'da 3 iyo 20 sano.
Waxaad macluumaad dheeraad ah ka heli kartaa xxxxx://xxx.xxxx.xx.xxx/xxxxxxxx/xxxxxx-xxx-xxxxx/xxxxx.
Isticmaal Fawjarka Farmashiyaha Ku-meelgaarka ah iyo Adeegyada Caafimaadka ee Carruurta la Korsado si aad ballamo u sameysato ama u soo qaadato daawooyin uu dhakhtar ku uqoray, ilaa aad ka helayso kaarka Provider One ee cunuga. Haddii aadan fawjar helin, booqo Mareegtada Daryeelka La Isku Duwariday oo fawjar daabac, xxxxx://xxx.xx/0XXXxXx
• Cunuga ama qofka dhallinyarada ah haku sii qornaado iskuulka ay hadda dhigtaan haddii si kale uu shaqaalaha kiisku sheego mooyaane. La hadal shaqaalaha kiiska, haddii aad aaminsan tahay in iskuul cusub loo baahan yahay in laga wada hadlo.
• Taageer xiriirka uu cunuga ama qofka dhallinyarada ah uu la leeyahay waalidiintiisa iyo walaalahiisa adiga oo taageeraya Waqtiga Qoyska (booqashooyinka).
• Taageer baahiyada gaarka ah ee cunuga ama dhallinyarada ee ku saabsan isirka, diinta dhaqanka, dookha galmo, iyo aqoonsiga jinsiga. Kuwan waxaa ka mid ah dhaqanka, waxbarashada, iyo hawlaha ruuxiga ah ee gurigaaga iyo bulshadaada, oo ay ku jiraan hawlaha qabiilka ee gudaha bulshada qabiilka cunuga ama qofka dhallinyarada ah ama qoyska qabiilka ballaaran.
• Weyddii shaqaalaha kiiska caawimaad haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo maareynta hab-dhaqannada cunuga ama qofka dhallinyarada ah. Waxaa laga yaabaa in aadan isticmaalin wax ciqaab jireed ah.
• Ka-qaybgal kulamada qorsheynta ee la wadaago. Kulanka qorsheynta la wadaago waa fursad aad ku bixin karto talo iyo fikrad ku saabsan bedqabka cunuga ama qofka dhallinyarada ah, joogtaynta, iyo wanaagga cunuga.
• U sheeg shaqaalaha kiiska:
o Walaacyada khuseeya cunuga ama qofka dhallinyarada ah, sida xadgududka, dayacaadda, caafimaadka, hab-dhaqanka, horumarka, ama arrimaha waxbarasho.
o Marka aad u baahan tahay in lagaa taageero daryeelka cunuga ama qofka dhallinyarada ah. Weyddiinta taageero iyo caawimaad waa qayb caadi ah oo ka mid ah hawlaha waalidka oo macnaheeda ma ahan in aadan awoodin in aad daryeesho cunuga ama qofka dhallinyarada ah.
o Haddii cunuga ama qofka dhallinyarada ah uu u baahan yahay in uu gurigaaga ka guuro, waxaad siisaa ogeysiis ugu yaraan 14-maalmood ah shaqaalaha kiiska xx xxx xilsaaray cunuga, haddii ay jiro xaalad degdeg ah mooyaane, si loo hubiyo in ay dhici karto qorsheyn habboon.
Shuruudaha Carruurta yaryar min Eber ilaa Xxx Xxxx
Xxxxxx oggolahay in aan:
• Raac tilmaamaha hurdada ammaanka ah
Halkan ku qor xarfaha hore ee magacaaga si aad u xaqiijiso in aad fahamsan tahay Hurdo Ammaan ah iyo in aad oggoshahay in aad raacdo hab-dhaqannada ku qoran Tilmaamaha Hurdo Ammaan ah. Waxaad kuwan ka heli kartaa xxxxx://xxx.xxxxx.xxx.xxx/xxxxx/xxxxxxx/xxxxx/0000-00/Xxxx_Xxxxx_Xxxxxxx_xxxxxx.xxx.
• Daawo fiidiyowga Muddada ay Carruurta Aadka u Oyso oo raac istiraatiijiyadaha Oohinta Aadka ah ee carruurta. Waxaad kani ka heli kartaa xxxx://xxx.xxxxxxxxxxxx.xxxx/xxxx-xx-xxx-xxxxxx-xx-xxxxxx-xxxxxx.xxx.
Halkan ku qor xarfaha hore ee magacaaga si aad ugu xaqiijiso in aad daawatey fiidiyowga Muddada ay Carruurta Aadka u Oyso, in aad fahamtay fikradaha iyo in aad ogoshahay in aad raacdo istiraatiijiyadaha looga hadlay fiidiyowga.
• Raac Qorshaha Daryeel Ammaan ah (marka ay habboon tahay)
Halkan ku qor xarfaha hore ee magacaaga si aad u xaqiijiso in lagugu darey diyaarinta Qorshaha Daryeelka Ammaanka ah.
Halkan ku qor xarfaha hore ee magacaaga si aad u xaqiijiso in aad heshay nuqulka Qorshaha Daryeelka Ammaanka ah.
Shuruudaha Qaraabada ama Daryeelayaasha Aan Shatiga Haysan Xxxx xx Habboon
Waxaan oggolahay in aan:
• Samee hubinta raadraaca taariikhda dembiyada iyo hubinta xadgudubka iyo dayacaadda ilmaha ee dhammaan shakhsiyaadka da'doodu tahay 16 sano jirka ah iyo kuwa xx xxxx ee laga yaabo in ay cunuga ama qofka dhallinyarada ah ay gaari karaan iyaga oo aan lala joogin. Eeg Hagaha Hawlaha Waalidka ee Garashada Ku Dheehan.
• Hubso in dhammaan xubnaha reerka ee looga baahan yahay in ay sameeyaan sawirka xxxxxx in ay yimaadaan ballantooda xxxxxx iyo in ay xxxxxx soo gudbiyaan kama dambeys 10 maalmood ka-dib ansaxinta meelaynta.
• Ku wargeliyo Shaqaalaha Kiiska loo xilsaaray isbeddelo kasta ee ku yimaada shakhsiyaadka deggan guriga si loo sameeyo hubinta raadraaca taariikhda dembiyada iyo hubinta xadgudubka iyo dayacaadda ilmaha.
• Si firfircoon uga qaybqaado Daraasadda Guriga Qoyska xx xxx marayo Qaybta Shati-bixinta.
• In aan u oggolaado DCYF in ay gurigeyga xxx xxxxx iyo in ay aragto cunuga ama qofka dhallinyarada ah ee jooga gurigeyga.
Waxaan daneynayaa in aad noqdo qof shati u haysta daryeelka cunuga ama qofkan dhallinyarada ee gaarka ah. Haa Maya
Waxaan helay nuqulka foomka Macluumaadka Cunuga / Gudbinta Meelaynta DCYF 15-300. Haa Maya
Shuruudaha DCYF
DCYF waxay oggoshahay:
• In ay ku siiso macluumaadka la ogyahay ee la heli karo ee ku saabsan baahiyada caafimaadka, waxbarashada, nafsaani-bulsho iyo midda hab-dhaqanka ee cunuga ama qofka dhallinyarada ah.
• In ay diyaariso Qorshaha Taageerada Daryeelaha DCYF 10-428 haddii aad daryeelayso cunug caafimaad ahaan nugul.
• In ay ku siiso ogeysiiska dhageysiyada maxkamadda, kulannada qorsheynta la wadaago, iyo waqtiga qoyska waqti habboon.
• In ay ku siiso macluumaadka ku saabsan:
o Shatiga daryeelka korsashada xxxxx://xxx.xxxx.xx.xxx/xxxxxxxx/xxxxxx-xxxxxxxxx
o Tababarka xxx xxxx Alliance xxxxx://xxx.xxxxxxxxxx.xx.xxx/xxxxxxxx-xxxxxxx
o Taageerada daryeelka xx xxx marayo Alliance CaRES xxxxx://xxxxxxxxxxxxx.xxx/
o Dheefaha Xxxxxxxxxxx ee TANF
o Caymiska Caafimaadka / Medicaid
o Adeegyada xxxx xx la heli karo
• Xxxxx Xxxxxxxxx Xxxxxx Xxxxxx.
Cunuga ama qofka dhallinyarada ay hayso DCYF waanna laga xxxxx karaa haddii maxkamaddu ay go'aamiso:
• Caafimaadka, bedqabka ama wanaagga ayaa la burburin doonnaa,
• Meelaynta ayaa carqaladeynaysa dedaallada dib u midoobidda,
Ama haddii cunuga lagu meeleeyo Heshiiska Meelaynta Iskaaga ah (VPA):
• Go'aan ayaa laga gaarin in meelaynta aysan ku jirin danaha ugu wanaagsan ee cunuga/dhallaanka,
• Qayb kastoo ka mid ah heshiiskan la jebiyo.
Saxiixyada
DARYEELAHA TAARIIKHDA | DARYEELAHA TAARIIKHDA | SHAQAALAHA KIISKA LOO XILSAARAY TAARIIKHDA |
Macluumaad Taageero oo Dheeraad Ah
• La soco kharashaadka gaadiidka ee ku qoran foomka Lacag-celinta Gaadiidka Bilaha ah ee Daryeelaha ee laga heli karo xxxxx://xxx.xxxx.xx.xxx/xxxxx?xxxxx_xxxxxx_xxxxxx00-000&xxxxxx.
• Codso fawjarka dharka ee carruurta ama dhallintarada ku jirta meelayntooda ugu horreysa.
o Daryeelayaasha waxay codsan karaan fawjarrada dharka haddii cunuga ama qofka dhallinyarada uu leeyahay baahi dhar oo xxxx xx oo aanan haqabtiri xxxxx xxxxxxxxxxxx bulshada ee degaanka ama gunnada dharka ee caadiga ah ee ku jirta lacag-bixinta bilaha ah ee daryeelka korsashada (haddii cunuga lagu meeleeyo guri carruurta lagu koriyo oo shati-haysta).
o Si aad u hesho caawimaadda helidda adeeg-bixiye ama isuduwidda baahiyada caafimaadka hab-dhaqanka ama caafimaadka kale, la xiriir Apple Health Core Connections (AHCC): Wac 0-000-000-0000, ka-dibna riix 1 ka-dibna xxxx xxxxxx dheeraadka ah ee 6102194
o Email-ka XXXXXxxx@xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx.xxx.
• Kaarka caynsanaanta caymiska caafimaadka cunuga ama qofka dhallinyarada ah ayaa boostada laguugu soo diri doonno.
o Daryeelayaasha ayaa boostada loogu soo dirayaa kaarka caymiska caafimaadka. Inta aad kaarka sugeyso, waxaad weyddiin kartaa shaqaalaha kiiska in aad ka eegto lambarka aqoonsiga Provider One or Apple Health Core Connections ee cunuga ama qofka dhallinyarada ah FamLink.
• Isticmaal Diiwaanka Caafimaadka (xxxxx://xxx.xxxx.xx.xxx/xxxxx?xxxxx_xxxxxx_xxxxxx00-000&xxxxxx) si aad u diiwaangeliso ballamaha daryeelka ilkaha/caafimaadka, xiriirrada, iyo soo-jeedimada laga helo ballamaha.
• La xiriir barnaamijka Taageerada, Waxbarashada, iyo Ku-negaanshaha Daryeelaha ee Alliance (CaRES) si aad u hesho taageero xxxxx ilaa dhammaadka safarkaaga korinta ama Xigtonimada. Waxay daryeelayaasha ku xiraan la- taliyeyaal asaagooda ah kuwaas oo dhageysan kar,a xallin kara dhibaatadooda, oo ka caawin kara aqoonsashada kheyraadyada maxalliga ah. Booqo mareegtada CaRES si aad u hesho macluumaad ku saabsan kooxaha taageerada, dhacdooyinka, iyo kuwo kaloo badan!
o Booqo mareegtada CaRES xxxxx://xxxxxxxxxxxxx.xxx/
o Email-ka xxxxxxxxxxxxx@xx.xxx
o Wac 000-000-0000
• Macluumaad iyo kheyraad dheeraad ah ayaa laga heli karaa bogagga Daryeelka Xigtada iyo Hawlaha Waalidka Korsashada ee DCYF xxxxx://xxx.xxxx.xx.xxx/xxxxxxxx/xxxxxx-xxxxxxxxx.
This certifies that / Xxxx xxxxx caddeynaysaa in
__________________________________________________
_________________________________________________
Is a Caregive with the State of Washington Department of Children, Youth, and Families
In uu yahay Daryeele la shaqeeya Gobolka Washington Waaxda Carruurta, Dhallinyarada, iyo Qoysaska
_______________________________ ___________________ Authorizing Signature LIC_0014A (08-2020) Expiration Date (One Year) Saxiixa oggolaanshaha LIC_0014A (08-2020) Taariikhaha Dhicitaanka (Xxx Xxxx)