Contract
Xxxxxxxx Xxxxxxx | Xxxxxxxx Xxxxx (Farqada |
Xxxxxxxxxx Xxxxxxxx Xxxxxxxxxx ee Gobalka Maine ayaa difaac siinaaya dadka ka shaqeeya Maine. Waaxda Shaqaalaha ee Maine ayaa maamusha sharciyada, taasoo dhammaan loo shaqeeyaasha ay qasab tahay inay raacaan. Wakiillada waaxda ayaa kormeer ku samaynaaya goobaha shaqada si loo xaqiijiyo ku dhaqanka. Ganaaxyo iyo ciqaabo ayaa xx xxxxx karaa loo shaqeeyaasha aan u hogaansamin sharciga. | 26 M.R.S.A. § 42-B) ayaa qasab ka dhigaaya in loo shaqeeye kasta uu boorkaan ku dhajiyo |
Boorkaan wuxuu qeexayaa qaar kamid ah qaybaha muhiimka ah ee sharciyada. Nuqulka sharciyada saxda ah ama turjumaada rasmiga ah ayaa laga qaadan karaa Waaxda Shaqaalaha, Laanta Sharciyada Shaqaalaha, adoo wacaaya 000-000-0000. (Sharciyada ayaa sidoo kale ku jira webseedka Laanta.) | goobta shaqada gaar ahaan meel ay shaqaaluhu si fiican u arki karaan. |
Waqtiga Lacag Bixinta Fasaxa Dhibaneyaasha Rabshada, Xxxxxxxx, Duulaanka Galmada ama Raadgalka Shaqaalaha waa in mushaarka buuxa la siiyaa ugu yaraan 16 kii maalmood kasta. Waa in loo ogolaadaa markuu codsado haddii shaqaalaha (ama ilmo, waalid ama Shaqaalaha waa in loo sheegaa hoos u dhigid kasta oo lagu sameeyo mushaaraadka xaaska shaqaaluhu) uu yahay dhibanaha rabshad, weerar, duulaan galmo ama ama gunnada ugu yaraan xxx xxxxxx kahor intaan isbadalka la samayn. raadgal ama fal kale oo mutaysan kara amarka difaaca sida ku cad Farqada 19-A Bixinta Mushaharka M.R.S.A., c. 101 shaqaaluhuna uu u baahan yahay waqti uu: Shaqaalaha shaqada xx xxxx waa in si buuxda mushaharka loo siiyaa maalinta ⬥ Ugu diyaar garoobo uuna uga qaybaglo dacwadaha maxkamada; ama mushahar bixinta ee xigta ama laba toddobaad gudahood, hadba kii soo horeeya. ⬥ Uu ku qaato daawayn caafimaad; ama Tan waxa ku jiri kara bixinta dhammaan fasaxyada mushaharka leh ee aan la ⬥ Uu ku helo adeegyada uu u baahan yahay si loo daaweeyo dhibaatada. isticmaalin ee ururay wixii ka dambeeya Janaayo 1, 2023. Tan waxa ku jiri doona dhammaan Fasaxa Mushaharka Leh ee ururay ee la Kasbaday haddii lagu aasaasay Xxxxxx Xxxxxxxxx Qoyska siyaasadda shirkadda ama dhaqan ahaan. Haddii xeerka loo shaqeeyuhu uu bixinaayo waqtiga fasaxa mushaarka leh, shaqaalaha waa in la siiyaa inuu adeegsado illaa 40 saacadood 12 billood gudahood Heshiis aan Cadaalad ahayn si uu u daryeelo qofka qoyskiisa kamid ah oo xanuunsan. Loo shaqeeyaashu qasab ugama dhigi karaan shaqaale inuu bixiyo khasaarooyinka soo gaaray sida agabka badeecada ee jabay, jeegaga lacagta ee halaabay, ama lacag Fasaxa Mushaarka Lagu Qaato (Wuxuu ka biloowdaa 01.01.2021) ay bixin waayeen macaamiishu, walaa lacagta yunifoomka gaarka ah ama agabka Loo shaqeeye ay u shaqeeyaan in ka badan 10 shaqaale laguna shaqeeyo jadwalka qaarkood ee ganacsiga. caadiga ah ee shaqada in ka badan 120 maalmood oo ka mid ah samadka waa inuu siiyaa shaqaale kasta inuu helo fasax mushaar leh ayadoo la raacaayo Fasaxyada Nasiinada mushaarka aasaasiga ah ee shaqaalaha. Shaqaale ayaa xaq u leh inuu helo hal Inta badan shaqaalaha waa in la siyaa 30 daqiiqo oo xariir ah oo ay mushaar ku saac oo uu mushaar ku helaayo uuna bixinaayo xxx xxx shaqeeye 40 saacadood qaataan ama bilaash ah oo ay ku nastaan kadib 6 saacadood oo shaqo ah. kasta oo uu shaqeeyaba, ilaa 40 saacadood kadib markuu shaqaynaayay xxx xxxx. Hooyooyinka ilmaha nuujinaaya waa in la siiyaa waqtiga bareega aysan mushaarka Kaydinta waqtiga fasaxa ayaa ka bilaabanaysa marka shaqadu bilaabato, laakiin ku helayn ama loo fasaxayaa inay xili hore adeegsadaan bareegooda mushaarka loo shaqeeyaha qasab kuma ahan inuu ogolaado adeegsiga fasaxa kahor intaan leh ama cuntada si ay caanaha iskaga lisaan. Loo shaqeeyuhu waa inuu sameeyaa shaqaaluhu u shaqayn loo shaqeeyaha 120 maalmood inta lagu jiro muddo xxx xxxx dedaalka macquulka ah si uu u siiyo qol nadiif ah ama goob, aan xxxxx xxxxxxxx, oo ah. caanaha ay iskaga lisi karto hooyadu. Canshuur dhaafka Dakhliga Kusoo gala Fasaxa Caafimaadka ee Qoyska Shaqaalaha ayaa u qalmi kara caawimaada canshuurta dakhliga soo gala ee Shaqaale ka soo shaqeeyay 12-kii bilood ee la soo dhaafay goob shaqo oo uu ka mid federaalka iyo gobalka. Shaqaalaha ayaa codsan kara caawimaada canshuurta ee ahaa 15 shaqaale ama ka badan waxa uu xaq u yeelan karaa ilaa 10 toddobaad oo lagu bixiyo celinta canshuurta dakhliga ee shaqaalaha. fasax ah oo mushahar ama mushahar la’aan ah ee dhacdo u qalanto. Fiiro xxxx xx: Shaqaalaha reer Maine ayaa sidoo kale difaac ka helaaya Sharciga ⬥ Dhalashada ama korinta ilmo ama xxxxxx xxxxxxx caadi ah; Heerarka Caddaalada Shaqaalaha ee Federaalka. Si aad u hesho xog dheeraad ah, la ⬥ Xaalad caafimaad oo daran oo haysata shaqaalaha ama xubin qoyskiisa xariir Xafiiska Mushaarka iyo Saacada ee Waaxda Shaqaalaha Maraykanka ood ka dhow kamid ah, uuna ku jiro lamaane jacayl; xxxxxx xxxxxxxxx, ilmaha uu wacayso 000-000-0000. awoowaha u yahay, ilmaha uu awoowaha u yahay lamaanuhu. ⬥ Ku deeqista Xubinta jirka; Si aad u xxxxx xxxxxxxxxx dheeri ah, la xariir: ⬥ Geerida ama xaalada caafimaad ee daran ee xaaska shaqaalaha, lamaanaha, Maine Department of Labor waalidka ama ilmaha haddii ay dhacdo inta xaaska, lamaanaha, waalidka ama Bureau of Labor Standards ilmuhu uu shaqada ku jiray; 45 State House Station ⬥ Xaalad caafimaad oo daran ama geerida walaalkiis ay wadaagaan qorshe Augusta, Maine 04333-0045 nolol ama dhaqaale oo wadajir ah shaqaalaha. oo ku yaala: 00 Xxxxxxxx Xxxxx (Fasaxa caafimaadka ee Qoyska ee Federaalku waa gaar, wac 000-000-0000 si aad Taleefanka: 000-000-0000 macluumaad dheeri ah uhesho.) Isticmaalayaasha TTY ha wacaan Maine Relay 711. Website: xxx.xxxxx.xxx/xxxxx/xxx | Email: xxx.xxxx@xxxxx.xxx Shaqada Ikhtiyaarka Qofka ah —Sida uu qabo sharciga Maine, shaqaalaha ikhtiyaariga ah ayaa shaqada looga xxxxx karaa sabab kasta oo uusan si xxxx xx u mamnuucin sharcigu. Inta badan, waxaa tahay shaqaale ikhtiyaari ah illaa inuu ku difaacaayo maahee heshiis wadareed ama heshiis nooc kale ah oo xadidaadaya shaqo ka cayrintaada. Haddii aad su’aalo ka qabto shaqada ikhtiyaariga ah, la xariir waaxda shaqaalaha ama Laanta Heerarka Shaqaalaha. |
Waaxda Shaqaalaha ee Maine ayaa ku bixisa fursad loo siman yahay shaqada iyo barnaamijyada. Kaabeyaasha iyo qalabka kaalmaatiga ah ayay heli karaan dadka naafada xx xxxxxx codsadaan. rev. 10/22