SHARCIGA IIBKA IYO QANDARAASYADA QARANKAAugust 14th, 2022
FiledAugust 14th, 2022Sharcigani wuxuu beddelayaa dhammaan shuruucdii hore ee Qandaraaska iyo Iibka ee la xiriira Habraaca Maaliyadda iyo Xisaabaadka ee ku soo baxay sharci dawladeedka tirsigiisu yahay 02 soona baxay Desember 29, 1961 iyo xeerarka tirsigoodu kala yahay 317, iyo 318 soona baxay 17kii iyo 18kii December 1962 sidey isugu xigaan.
SHARCIGA IIBKA IYO QANDARAASYADA QARANKASeptember 7th, 2016
FiledSeptember 7th, 2016Sharcigani wuxuu beddelayaa dhammaan shuruucdii hore ee Qandaraaska iyo Iibka ee la xiriira Habraaca Maaliyadda iyo Xisaabaadka ee ku soo baxay sharci dawladeedka tirsigiisu yahay 02 soona baxay Desember 29, 1961 iyo xeerarka tirsigoodu kala yahay 317, iyo 318 soona baxay 17kii iyo 18kii December 1962 sidey isugu xigaan.