Sharciga Iibka Iyo Qandaraasyada Qaranka Sample Contracts

SHARCIGA IIBKA IYO QANDARAASYADA QARANKA
Sharciga Iibka Iyo Qandaraasyada Qaranka • August 14th, 2022

Sharcigani wuxuu beddelayaa dhammaan shuruucdii hore ee Qandaraaska iyo Iibka ee la xiriira Habraaca Maaliyadda iyo Xisaabaadka ee ku soo baxay sharci dawladeedka tirsigiisu yahay 02 soona baxay Desember 29, 1961 iyo xeerarka tirsigoodu kala yahay 317, iyo 318 soona baxay 17kii iyo 18kii December 1962 sidey isugu xigaan.