Xeerka iyo uruurinta DayntaDebt Collection Policy • March 10th, 2022
Contract Type FiledMarch 10th, 2022Xeerkan iyo Uruurinta Daynta wuxuu qeexayaa biil bixinta, qaababka daynta iyo aruurinta daynta ee qabanaaya bukaannada Shirkada Isbitaalka Children’s d/b/a Boston Children’s Hospital (“Isbitaalka”). Liiska farsamooyinka Isbitaalka, goobaha iyo xarumaha kale ee baxsha Adeegyada Xaaladda deg dega ah iyo Adeegyada Caafimaad ahaan Muhiimka ah kuwaasoo Xeerkan iyo Uruurinta Dayntu qabanaayo ayaa la heli karaa sida lagu qeexay Xeerkan Daynta iyo Aruurinta Daynta. Waxaa intaas dheer, adeegyada qaar ee Xeerkan Daynta iyo Aruurinta Daynta, sida qaabka gaarka ah loogu xusayba Xeerkan Daynta iyo Aruurinta Daynta, ayaa qabanaaya adeegyada lagu bixiyo Xarumaha Isbitaalka, ama urur Dhakhaatiireed oo Isbitaalka Xariir la leh ("Uurka") halkaasoo nidamayada taageerada maamulka iyo shaqaalaha uu bixinaayo Isbitaalku, ayna bixiyan dhakhaatiirta ururka. Siyaasaddani ma dabakhayso Boston Children’s Health Solutions, Rx, LLC d/b/a Boston Children’s Pharmacy ama dawooyin kasta oo uu qaybiyey Boston Children’