FOOMKA XISAAB CELINTA CASHUURTA DAKHLIGA SHAQADAFoomka Xisaab Celinta Cashuurta Dakhliga Shaqada • November 15th, 2018
Contract Type FiledNovember 15th, 2018Xogta guud ee la bixinayo 1. Muddada Cashuurta (Bisha) 2. Muddada Warbixinta 1-da ilaa 15-ka bil kasta Tilmaamaha: Loo shaqeeyauhu waa inuu buuxxiyo isla markaana u gudbiyo Xafiiska Cashuuraha Berriga xisaab celinta billaha ah ee dakhliga shaqada ee la reebay 15 cisho gudahood oo bilaabmaysa kolka muddadu dhamaato. Fadlan si fiican uu akhri meelaha la buuxinayo ka hor iyo inta aad buuxbuuxinaysid foomkan isla markaana ku lifaaq dukumentiyada loo baahan yahay si xisaab celinta si dhakhso ah looga shaqeeyo. Waxa la mutaysanaya ganaaxyo haddii aan la soo gudbin xisaabcelinta cashuurta, haddii lala habsaamo, ama xisaab celin been ah ila soo gudbiyo (faqradaha 16, 17 iyo 19 ee Xeerka Dakhliga 72/2016). Qaybta A: Faahfaahinta Cashuur bixiyaha A1. Magaca buuxa ee Cashuur bixiyaha A2. Magaca Ganacsiga (haddii uu ka duwanyahay Magaca Cashuur bixiyaha) A3.TIN A4. Cinwaanka Ganacsiga (Degmada) A5. Tuuladda A6. Lamberka Mobile-ka A7. Cinwaanka emaylka A8. Nidaamka Cashuurta Cas