Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha MaraykankaLabor Standards and Employment Regulations • June 10th, 2011
Contract Type FiledJune 10th, 2011Waaxda Mushqaayadda iyo Saacadda (WHD) ee Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Maraykanka ayaa mas’uul ka ah dhaqan- galinta iyo hirgelinta xeerarka dejinaya shuruudaha ugu yaraanta loo aqbali karo mushqaayadaha iyo xaaladaha shaqaynta ee gudaha dalkan, iyada oo aan loo eegin xalaadda imgreeshinka qofka.