Xeerka Biilka Iyo Ururinta Sample Contracts

ADEEGYADA DHAQAALAHA BUKAANKA XEERARKA WAAXEED IYO HANNAANYADA HAWLGALEED
Xeerka Biilka Iyo Ururinta • December 4th, 2019

Iskaashiga shaqada UW Medical Center iyo Harborview Medical Center waa inay horumariyaan caafimaadka dadwaynaha iyaga oo faafinaya aqoonta caafimaadka, iyaga oo siinaya daryeelka koowaad iyo ka takhasuska oo heersare ah dadkan gobolka, sidoo kalena soo saaraya dhakhaatiirta, saynisyahanada iyo xirfadlayaasha kale ee caafimaadka ee mustaqbalka. Si shaqadaasi u suurtogasho isbitaalku waxa uu u baahan yahay in uu dhaqangaliyo xeer ururinta daynta kaasi oo: