Dhammaan agabka-biyoodka lagu dhisey hanti guud waa hanti qarameed wakiil loogu hayo muwaadiniinta dalka Qodobbada Tusaalaha

Dhammaan agabka-biyoodka lagu dhisey hanti guud waa hanti qarameed wakiil loogu hayo muwaadiniinta dalka. Qodobka 33aad: Xuquuqda Isticmaalka Agabka Biyaha iyo Maguurtadaba Waxa leh Hay'adda Biyaha loo Igmadey(1) Hay'adda loo igmadey waa ku wareejin kartaa xuquuqda isticmaalka hantida maguurtada ah ee biyood gobollada ama degmooyinka, taas oo ku imaaneysa heshiis ay galaan hay'adda loo igmadey iyo tan maxilliga ah ee biyood.(2) Heshiisku waa in uu si buuxda ugu wareejiyo xuquuqda adeeg-bixinta biyaha hay'adda Heer Degmo ee ay khuseyso