noole kasta oo biyo ku nool ah, oo ku nool dhulka puntland wuxuu xaq u leeyahay inuu helo biyo uu ku noolaado Qodobbada Tusaalaha

noole kasta oo biyo ku nool ah, oo ku nool dhulka puntland wuxuu xaq u leeyahay inuu helo biyo uu ku noolaado. Qodobka 5-aad Ujeeddo iyo Iftiimin1. Ujeeddada xeerkani waa kordhinta helitaanka biyaha si hab loo siman yahay oo joogteysan loogu isticmaalo qaababka kala duwan ee ka faa'iideysi, iyada oo weliba la raacayo hanaanka ugu habboon ee dhowrista degaanka2. Nuxur ahaan, Xeerkani waxa uu-