Hawsha ay Xaqa u leeyihiin Xubnaha Dabakhyada. Xubnaha dabakhyadu waxay xaq u leeyihiin in ay diidaan qaraarada kusaabsan adeegahooda. Haddii aay diidaan, waxay helayaan dhagaysi maxkamadeed. Meesha dhagaysigu qof cadaalad ah ayaa go'aanka qaadan doona. Middaan waxaa lagu magacaabaa hawsha xaqa ah.Eedaysanayaashu waxay u baahnaan doonaan Qorshooyinka Caafimaadka Bukaan socodka Hore loo bixiyay (PIHPs) (sidoo kale loo yaqaano sida Caawimaada Gobolka Isku xiran) u sheegaya xubnaha dabakhyada waxyaabaha kusaabsan xuquuqdooda ay xaqa u leeyihiin hawsha.Qorshooyinka Caafimaadka Bukaan socodka Hore loo bixiyay wuxuu samayn doonaa midaan asaga oo bixinaya Ogaysiis Ficil. Ogaysiiskaan wuxuu tallo siin doonaa xubnaha dabakhyadaxaqooda ay u leeyihiin hawsha wakhti kasta oo ay Qorshooyinka Caafimaadka Bukaan socodka Hore loo bixiyay diido, dhamaynaya ama yaraynaya adeegaha, ama xubinka dabakhyada uusan ogolaanin ay lajirto tallooyin daawayn xadidan. Eedaysanayaasha ayaa sharxi doona ogaysiiskaan iyo xaqa hawsha ilaalinta xeerarka gobolka.