Kordhinta isla xisaabtanka iyo wax joogteynta ee gobolka oo dhan Qodobbada Tusaalaha

Kordhinta isla xisaabtanka iyo wax joogteynta ee gobolka oo dhan. Istiraatijiyada Gobolka:• In looga baahdo CME oo dhan in ay heshiisyo/qandaraasyo toos ah la galaan gobolka; joojinta kala doorashada heshiisyada hoose ee loogu talagalay degaannada.