Wanaajinta tababarka iyo isdhexgalka waxqabadka qofka ku saleysan Qodobbada Tusaalaha

Wanaajinta tababarka iyo isdhexgalka waxqabadka qofka ku saleysan. Istiraatijiyada Gobolka:• Maamulayaashu kiiska waa in ay yeeshaan jadwalo dabacsan iyo nidaamyada kooxda oo oggolaanaya in la is heli karo saacadaha aan ahayn shaqada iyo jawaab bixinta la xiriirta adeega macmiilka oo dheeraad ah (iyada oo aanan maamule kasta laga filayn inuu shaqeeyo saacada xad dhaaf ah.)Istiraatijiyadaha Hay’adaha Maamulka Kiiska:• Muhiimadsiinta tababarka dhanka fikirka iyo qorsheynta qofka ku saleysan oo loogu talagalay shaqaalaha hay’ada maamulka kiiska, iyo hirgelinta in fikirka qofka ku saleysani uu noqdo mid mudnaanta la siinayo guud ahaan CME.