Gacaliye waalid
Gacaliye waalid
Ilahaagu waxaa xaqiiqdii dhameystirey tartankii baskeelka isaga iyo ardeyda fasalkiisa. Waxay ku bartan halkan sharciyada baaskeelka, iyo iyadoo laga qaaday imtixaan kooban. Waxay ku wadeen baaskeelka jidadka, iyagoo dusha iskala socda si ay u arkaan, in ay nabad qab ku wadaan wadooyinka.
Dhalinyarada ayaa u nugul wadaayinka
Tartanka baaskeelku waa mid hada socda, sababta oo ah ilmahaagu wuxuu khatar ugu jiraa inuu ku dhawaacmo, inta uudhaliinyrada (kureyga) yahay, in ka badan 10 jeer ayaa dhalinyaradu , dhawaac ka soo gaaraa wadooyinka , xxxxx xx xxxxxx dhigo ilmaha lix jirka ah. Sidaa daraadeed waxaan diirada saareynaa nabadgelyada dhalinyarada, Waalidku waxay ka ciyaari karaan door weyn.
Xxxxx sameyso ku saabsan wadooyinka caruurtu maraan
Inkastoo fasalku uu dhameys tirey tartarnkii baaskeelka, ma aha macnaheedu, in ilmahagu uu yahay mid baaskeelistu is huba, wax kasta yaqaan. Weli wuu baahan yahay qof waalidka oo kale ah.
Waa feker wanaagsan in ay kuu muuqaato, sida ilmahaagu ugu socon lahaa wadaayinka. Tusaale ahaan waxaad la geliysaa heshiis, inuu isticmaalo koofiyada madaxa la gashado, in aanu jeebka kala soo bixin mobilka marka uu baaskeelka wado.
Halkan waxaad ka heleysaa dhiirigelin dhereed ah, sidee ayaa uga doodi kartaa wadooyinka ilamahaaga
xxxxxxxxxxxx.xx/xxxxxxxx
Baaskeel wadid wanaagsan!
Salaan qaali ah
TrygFonden og Rådet for Sikker Xxxxxx