Gacaliye waalidN/A • August 15th, 2018
Contract Type FiledAugust 15th, 2018Ilahaagu waxaa xaqiiqdii dhameystirey tartankii baskeelka isaga iyo ardeyda fasalkiisa. Waxay ku bartan halkan sharciyada baaskeelka, iyo iyadoo laga qaaday imtixaan kooban. Waxay ku wadeen baaskeelka jidadka, iyagoo dusha iskala socda si ay u arkaan, in ay nabad qab ku wadaan wadooyinka.
Giriiggii horeN/A • December 27th, 2019
Contract Type FiledDecember 27th, 2019Giriiggu waxay ka dhisi jireen qalcad weyn buur korkeeda, hoosteedana magaalada ayay ka dhisi jireen. Guryaha hareerahooda, masnacyada iyo goobaha ganacsiga waxay ku samayn jireen deyrar dhaadheer oo dhagaxaan ah, si ay isaga ilaaliyaan cadawgooda haddii dagaal dhaco. Magaalo kastaa waxay lahayd suuq ama seylad, oo lagu magcaabi jiray agora, halkaas oo dadku ku kulmi jireen si ay isu waraystaan oo ay u wada ganacsadaan. Xarunta degmadu halkaas bay iyana ku taalley, sida caadadu tahayna halkaas baa lagaga doodi jiraya arrimaha muhiimka ah. Magaalooyinku waxay sida badan lahaayeen goob isboorti iyo masrax dul furan oo kuyaal daafaha magaalada. Reer Giriigga waxay la ahayd in jidh caafimaad qabaa uu u muhiim yahay sida in la shaqeeyo ama dugsi la aado ay muhiim u yihiin.