Contract
Xxxxxxxx Xxxxxxx | Xxxxxxxx Xxxxx (Farqada |
Xxxxxxxxxx Xxxxxxxx Xxxxxxxxxx ee Gobalka Maine ayaa difaac siinaaya dadka ka shaqeeya Maine. Waaxda Shaqaalaha ee Maine ayaa maamusha sharciyada, taasoo dhammaan loo shaqeeyaasha ay qasab tahay inay raacaan. Wakiillada waaxda ayaa kormeer ku samaynaaya goobaha shaqada si loo xaqiijiyo ku dhaqanka. Ganaaxyo iyo ciqaabo ayaa xx xxxxx karaa loo shaqeeyaasha aan u hogaansamin sharciga. | 26 M.R.S.A. § 42-B) ayaa qasab ka dhigaaya in loo shaqeeye kasta uu boorkaan ku dhajiyo |
Bureau of Labor Standards Boorkaan wuxuu qeexayaa qaar kamid ah qaybaha muhiimka ah ee sharciyada. Nuqulka sharciyada saxda ah ama turjumaada rasmiga ah ayaa laga qaadan karaa Waaxda Shaqaalaha, Laanta Sharciyada Shaqaalaha, adoo wacaaya 000-000-0000. (Sharciyada xxxx xxxxx kale ku jira webseedka Laanta.) | goobta shaqada gaar ahaan meel ay shaqaaluhu si fiican u arki karaan. |
Waqtiga Lacag Bixinta Fasaxa Dhibaneyaasha Rabshada, Xxxxxxxx, Duulaanka Galmada ama Shaqaalaha waa in mushaarka buuxa la siiyaa ugu yaraan 16 kii maalmood Raadgalka kasta. Shaqaalaha waa in loo sheegaa hoos u dhigid kasta oo lagu sameeyo Waa in loo ogolaadaa markuu codsado haddii shaqaalaha (ama ilmo, waalid ama mushaaraadka ama gunnada ugu yaraan xxx xxxxxx kahor intaan isbadalka la xaaska shaqaaluhu) uu yahay dhibanaha rabshad, weerar, duulaan galmo ama samayn. raadgal ama fal kale oo mutaysan kara amarka difaaca sida ku cad Farqada 19-A Bixinta Mushaaraadka M.R.S.A., c. 101 shaqaaluhuna uu u baahan yahay waqti uu: Shaqaalaha xx xxxx shaqada waa in la siiyaa mushaarkooda oo buuxa maalinta ⬥ Ugu diyaar garoobo uuna uga qaybaglo dacwadaha maxkamada; ama xigta ee mushaarka ama labo asbuuc gudahood, hadba kii soo horeeya. Tan ⬥ Uu ku qaato daawayn caafimaad; ama waxaa sidoo kale ku jira lacagta mushaarka fasaxa aruuray iyo/ama Mushaarka Fasaxa Lacagta lagu qaato haddii ay ku jirto sharciga ama xeerka shirkada. ⬥ Uu ku helo adeegyada uu u baahan yahay si loo daaweeyo dhibaatada. Heshiis aan Cadaalad ahayn Fasaxa Daryeelka Qoyska Loo shaqeeyaashu qasab ugama dhigi karaan shaqaale inuu bixiyo Haddii xeerka loo shaqeeyuhu uu bixinaayo waqtiga fasaxa mushaarka leh, khasaarooyinka soo gaaray sida agabka badeecada ee jabay, jeegaga lacagta ee shaqaalaha waa in la siiyaa inuu adeegsado illaa 40 saacadood 12 billood halaabay, ama lacag ay bixin waayeen macaamiishu, walaa lacagta yunifoomka gudahood si uu u daryeelo qofka qoyskiisa kamid ah oo xanuunsan. gaarka ah ama agabka qaarkood ee ganacsiga. Fasaxa Mushaarka Lagu Qaato (Wuxuu ka biloowdaa 01.01.2021) Fasaxyada Nasiinada Loo shaqeeye ay u shaqeeyaan in ka badan 10 shaqaale laguna shaqeeyo Inta badan shaqaalaha waa in la siyaa 30 daqiiqo oo xariir ah oo ay mushaar ku jadwalka caadiga ah ee shaqada in ka badan 120 maalmood oo ka mid ah qaataan ama bilaash ah oo ay ku nastaan kadib 6 saacadood oo shaqo ah. samadka waa inuu siiyaa shaqaale kasta inuu helo fasax mushaar leh ayadoo la raacaayo mushaarka aasaasiga ah ee shaqaalaha. Shaqaale ayaa xaq u leh Hooyooyinka ilmaha nuujinaaya waa in la siiyaa waqtiga bareega aysan inuu helo hal saac oo uu mushaar ku helaayo uuna bixinaayo xxx xxx shaqeeye mushaarka ku helayn ama loo fasaxayaa inay xili hore adeegsadaan bareegooda 40 saacadood kasta oo uu shaqeeyaba, ilaa 40 saacadood kadib markuu mushaarka leh ama cuntada si ay caanaha iskaga lisaan. Loo shaqeeyuhu waa shaqaynaayay xxx xxxx. Kaydinta waqtiga fasaxa ayaa ka bilaabanaysa marka inuu sameeyaa dedaalka macquulka ah si uu u siiyo qol nadiif ah ama goob, aan shaqadu bilaabato, laakiin loo shaqeeyaha qasab kuma ahan inuu ogolaado ahayn musqusha, oo caanaha ay iskaga lisi karto hooyadu. adeegsiga fasaxa kahor intaan shaqaaluhu u shaqayn loo shaqeeyaha 120 Fasaxa Caafimaadka ee Qoyska maalmood inta lagu jiro muddo xxx xxxx ah. Shaqaale shaqaynaayay 12 billood ee lasoo dhaafay joogayna goobta shaqada Canshuur dhaafka Dakhliga Kusoo gala oo leh 15 shaqaale ama ka badan ayaa la fasixi karaa 10 asbuuc o uu mushaar ku Shaqaalaha ayaa u qalmi kara caawimaada canshuurta dakhliga soo gala ee helaayo ama uusan ku helayn 2 dii sanaba mar sababaha soo socda awgood: federaalka iyo gobalka. Shaqaalaha ayaa codsan kara caawimaada canshuurta ee ⬥ Dhalashada ama korinta ilmo ama ilmaha lamaane caadi ah; lagu bixiyo celinta canshuurta dakhliga ee shaqaalaha. ⬥ Xaalad caafimaad oo daran oo haysata shaqaalaha ama xubin qoyskiisa Fiiro xxxx xx: Shaqaalaha reer Maine ayaa sidoo kale difaac ka helaaya Sharciga dhow kamid ah, uuna ku jiro lamaane jacayl; xxxxxx xxxxxxxxx, ilmaha uu Heerarka Caddaalada Shaqaalaha ee Federaalka. Si aad u hesho xog dheeraad ah, la awoowaha u yahay, ilmaha uu awoowaha u yahay lamaanuhu. xariir Xafiiska Mushaarka iyo Saacada ee Waaxda Shaqaalaha Maraykanka ood ka wacayso 000-000-0000. ⬥ Ku deeqista Xubinta jirka; ⬥ Geerida ama xaalada caafimaad ee daran ee xaaska shaqaalaha, Si aad u hesho macluumaad dheeri ah, la xariir: lamaanaha, waalidka ama ilmaha haddii ay dhacdo inta xaaska, lamaanaha, Maine Department of Labor waalidka ama ilmuhu uu shaqada ku jiray; Bureau of Labor Standards 45 State House Station ⬥ Xaalad caafimaad oo daran ama geerida walaalkiis ay wadaagaan qorshe Augusta, Maine 04333-0045 nolol ama dhaqaale oo wadajir ah shaqaalaha. oo ku yaala: 45 Commerce Drive (Fasaxa caafimaadka ee Qoyska ee Federaalku waa gaar, wac 000-000-0000 si Taleefanka: 000-000-0000 aad macluumaad dheeri ah uhesho.) Isticmaalayaasha TTY ha wacaan Maine Relay 711. Website: xxx.xxxxx.xxx/xxxxx/xxx | Email: xxx.xxxx@xxxxx.xxx Shaqada Ikhtiyaarka Qofka ah —Sida uu qabo sharciga Maine, shaqaalaha ikhtiyaariga ah ayaa shaqada looga xxxxx karaa sabab kasta oo uusan si xxxx xx u mamnuucin sharcigu. Inta badan, waxaa tahay shaqaale ikhtiyaari ah illaa inuu ku difaacaayo maahee heshiis wadareed ama heshiis nooc kale ah oo xadidaadaya shaqo ka cayrintaada. Haddii aad su’aalo ka qabto shaqada ikhtiyaariga ah, la xariir waaxda shaqaalaha ama Laanta Heerarka Shaqaalaha. |
Waaxda Shaqaalaha ee Maine ayaa ku bixisa fursad loo siman yahay shaqada iyo barnaamijyada. Kaabeyaasha iyo qalabka kaalmaatiga ah ayay heli karaan dadka naafada xx xxxxxx codsadaan. rev. 12/21