ContractLabor Law • April 18th, 2014
Contract Type FiledApril 18th, 2014Sharciga Shaqada Sharciga Maine (Farqada Sharciyada Sharciga Shaqaalaha ee Gobalka Maine ayaa difaac siinaaya dadka ka shaqeeya Maine. Waaxda Shaqaalaha ee Maine ayaa maamusha sharciyada, taasoo dhammaan loo shaqeeyaasha ay qasab tahay inay raacaan. Wakiillada waaxda ayaa kormeer ku samaynaaya goobaha shaqada si loo xaqiijiyo ku dhaqanka. Ganaaxyo iyo ciqaabo ayaa la saari karaa loo shaqeeyaasha aan u hogaansamin sharciga. 26 M.R.S.A. § 42-B) ayaaqasab ka dhigaaya in loo shaqeeye kasta uu boorkaan ku dhajiyo Bureau of Labor Standards Boorkaan wuxuu qeexayaa qaar kamid ah qaybaha muhiimka ah ee sharciyada.Nuqulka sharciyada saxda ah ama turjumaada rasmiga ah ayaa laga qaadankaraa Waaxda Shaqaalaha, Laanta Sharciyada Shaqaalaha, adoo wacaaya 207-623-7900. (Sharciyada ayaa sidoo kale ku jira webseedka Laanta.) goobta shaqada gaar ahaan meel ay shaqaaluhu sifiican u arki karaan. Boorkaan ayaa looga heli karaa barta oonleenka ah si bilaash ah waxaana laga samaysan karaa nuqul: https://www.m