KABITAANKA DHAQAALE EE DARYEELKA CARRUURTAChild Care Subsidy Programs • November 8th, 2024
Contract Type FiledNovember 8th, 2024Hagahan waxa uu bixinayaa macluumaadka kusaabsan lacag bixinta sheegashada kabitaanka dhaqaale ee daryeelka carruurta iyo lacagta bixiyayaasha Family, Friend, and Neighbor (Qoyska, Saaxiibka, iyo Deriska, FFN)/Guriga-Dhexdiisa/ Qaraabada. Hagahan waxaa soo saaray oona dhawray Department of Children, Youth & Families (Waaxda Carruurta Dhalinyarada & Qoysaska, DCYF) ee Gobolka Washington. Ka Wac Bixiyaha Leenka 1-800-394-4571 haddii aad